Tan labad gabadhu bahalkeda iyada leh ushega kuwa masayra
@guuleedkhadar8232
Жыл бұрын
Calow sxp marki lagu yidhi cali yare ayaa lo yaqaan wad dhoola cadeysee ma Naga dambeeyay magacaasi
@guuleedkhadar8232
Жыл бұрын
Mase da da wadata😂
@user-ki6ip9rp3z
Жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@ahmedjama5524
Жыл бұрын
Waan waantii Cabdiweli Gaas iyo Cumar Cabdirashid ee Khilaafka doorashada Puntland. 1. MW hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo RW hore ee Federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashid Inkastoo aaney heshiis dhameystirin ka keenin khilaafkii doorashada ee PL haddana Waxay soo bandhigeen Talooyin Qayb ka Noqon kara Xalka Khilaafka doorashada!!!! 2. Ma soo bandhigin Stratejiyad dhammeystiran oo looga gudbi karo isgoyska ay PL mareyso ee Waxay ku gaabsadeen Wixii labada dhinac ee Garoowe isku fara saaray u sheegeen in ay isku haystaan!!! 3. Waxay hilmaameen iney sheegaan midda soo hormareysa Doorashada Puntland iyo dhismaha Maamul goboleedka SSC oo isku Xidhan. Waxayna u muuqataa iney ku gaabsadeen Kooxihii is haystay ee ay hilmaameen intii kabadnayd oo miyirka Qabtay iney la tashadaan!!! Doorashada MW waxaa ka muhimsan in la saxo Wax qaybsida baarlamaanka PL marka la dhiso SSC. Sidoo kale Waqtiga doorashada MW PL la dooranayo reer PL waxaa uga muhimsan difaaca Sool iyo dhismaha Maamul goboleedka SSC oo saamaynaysa Shacabka Puntland oo hadda Qayb ka ah difaaca Laascaanood ee ay horkacayaan Garaadada iyo guddigooda Maamulka iyo Siyaasadda!!!! 4. Waxaa kaloo la sheegay iney dadajiisay Xaflad MW Xasan Sheikh Muqdisho ku Qabsanayey labo maalmood oo uu ku casumay. Waxaana lagu Xamanayey inuu damac kaga Jiray Jogo aan Banaanayn oo federalka ah Xilli eedaynta dawladda Federalka iyo RW ay isa soo tareysay, baarlamaanka Federalkana Dooda adag ka taagnaayeen!!!! Safaraddii Garaadada SSC ee Muqdisho iyagoo difaac kaga jira Laascaanood iyo Safarka RW-yaal hore ee Federalka Xilli ay Waan Waan Puntland ka dhex Wadeen labadaba la iskuma Waafaqsanayn. Dad SSC iyo PL ka mid ahna Waxay sheegayeen inaanay ahayn mudnaanta markaas ay u baahnaayeen, Xilli garaadka ugu Sareeya Isimadda Dhaqanka reer Laascaano uu dhaliilay doorka Madaxda Dawladda Federalka Soomaaliya ee Khilaafka SSC iyo SL. Safarkaas sidoo kale ma farax gelinayo MW PL Said Denni oo ay isku dhacsanaayeen MW dawladda Federaalka Hassan Sheikh.!!! 5. Si kastaba ha ahaatee, Waxaa u suuragashay RW -yaal hore iney Talooyinka ay saxaafada la wadaageen u gudbiyaan labada dhinac ee PL ee Garoowe ku dagaalamay, iyagoo dhan Walba ugu daray Qodobadii ugu Muhimsanaa doodooda ee doorashada Puntland. 6. Madaxweyne Denni iyo Maamulkiisa Waxay u soo qaadeen in doorashadii golaha Deegaanka la dhammeystiro oo laga Qabto Saddexdii degmo ee dhimanayd ee ka tirsanayd Gobolka Nugaal., in Xildhibaanada PL ee Nugaal, Mudug , Bari iyo Sanaag lagu soo doorto Qof iyo Cod. Kuwa gobolada kale ee SSC ee difaaca ku jirana Garaadadu soo Xushaan!!! Waxay kaloo u soo Qaadeen in Ururaddii galay doorashada deegaanka Puntland ay isu badalaan Xisbiyo Siyaasadeed muddo 5 Sanno ah. Taas oo uu kaga maarmi karo furitaanka Dastuurka ee Qoriga lala hor taagnaa!!! 7. Dhanka Mucaaradka Waxay u soo Qaadeen in doorashadu Waqtigeeda aaney dhaafin, in Musharixii doonaya Madaxweyne ama Xubin baarlamaan ay u furan tahay innuu iski ugu tartamo iyo inaan Dastuurka la furin oo Wax kale laga badalin sida tirada Baarlamaanka!!! Waxaad Moodaa Qodobka Dastuurka iney Xal u raadiyeen dadkii Madaxweynaha doonayey iney u tartamaan. Laakiin Waxay Caburiyeen dadkii Baarlamaanka doonayey in Wax laga siiyo ama loo badiyo. Haddii la isku dayo in la raadiyo wax Natiijadeedu Ka muuqan karto heshiiska Waa ay adkaaneysaa iney labada kooxood is fahmaan laakiin haddii ay diyaar u yihiin Xeer jajab laga sii doodo oo xal lagu raadsho Waxaad moodaa in Talooyinka horudhaca ee Labada RW hore ay Noqon kareen Qoraal bilow laga sii doodi karo si xal lagu gaaro!!!! Waxaa kale oo Qoraal kooda ku Jirey Qodobo horudhac ah oo ay ku tilmaameen Mabaa'dii. Waxaana ugu Muhimsanaa in Nabadgelyada iyo Dawladnimada la wada ilaaliyo, in Democraadiyada la badbaadiyo iyo in difaaca SSC laga difaaco duulaanka Somaliland. Haseyeeshee Qodobadaa Waxay u muuqdeen kuwa ay Qoraalka ku Quruxso islahaayeen, Maadaama aaney Sheegin Cidda Mas'uuliyadaas kormeeraysa Fulinteeda. Ugu danbeyn, Qoraalkoodu uma hanbeyn Isimadda dhaqanka oo sheegayey iney Shir markooda Qabsanayaan. Waxaana loo maleynayaa in ay la Noqotey khilaafkaan Siyaasadeed in Siyaasad lagu dhameeyo odey dhaqameedyada lakaashado oo kaliya ama ay la Noqotey in Isimaddu aaney heshiinba karin. Maadaama ay Qayb ka mid ah la kulmeen!!!!
@sareedojaamac5161
Жыл бұрын
Carabtu waxay dhahan khadim ama xalaq islam kofhami wa takor midhan
Пікірлер: 27