We are pure Africans ... all humans left from Horn of Africa .. but Somalis the purest of africans and cradle of humainty
@JonathanCkay
2 ай бұрын
I'm not black I'm somali ❤❤❤❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
2 ай бұрын
Absolutely
@zakirboss143
2 ай бұрын
A'm Not Arab and black Africa But I"m SoMaLi ...
@baabuli8762
2 ай бұрын
Somalidu dooda nacasnimada ah ee ah carab baan ka nimi ha joojiso aduunka carabtu soday kuu necebtahay hadaad ogtahay iskumaad dhajiseen kaa kula midabka ah ee aad ka ordaysaa respect kuu haya
@JonathanCkay
2 ай бұрын
Kalaya naga Guuriya bal😂😂😂😂😂
@xarafmaal1242
2 ай бұрын
Qaarada ayaa africa la yidhahda lkn oday african la yidhaa dadka qaarada ku nool muu dhalin Anagu somali ayaanu nahy iyaguna dadkale 😂😂😂
@Qoordheere77
2 ай бұрын
Afrikaanta waxay iska dhaadhiciyeen wixii madow ah oo timo adag leh in ay qaaradda wax ka leeyihiin 😂😂😂
@farahsaid6913
2 ай бұрын
Waa sax aan iimaansano african nimada
@flawlessness7
2 ай бұрын
Aniga waxan huba ama aminsanahay in asal ahan faracenu yhy Africa+Arab oo is dhex galay xiligii boqoradii Bonta la jabiyey
@Qoordheere77
2 ай бұрын
Haddii la iska guurayo, kumanaan sano soomaalidu ma joogi lahayn dhulkooda 😂😂😂
@futuredoctor1966
2 ай бұрын
Waa run ma taasaa been ah Aniga oo 9 jir Oo ku dhax jira ku dhawaad 50 cunug oo Itoobiyaan ah ayuu nin ingiriis iga dhax aqoonsaday Markaasuu inta ii yimid igu yiri War yaa so somali ma tihid Hadaan ka du waneeyn Siduu ingiriis ii gartay
@hasansudi9404
2 ай бұрын
De African Waan Nahay oo africa Ku Naala Ninka Masar ku Nool de Maha Madow wana african
@rugtamaansadasoomaalida1521
2 ай бұрын
Duriyaddu guuri mayso.
@SaaroCali-xz4to
2 ай бұрын
Walhi.meel mahaysani hadey carabti nadhahayan waxatihin afrikan afrikantina kacarareyno waxanoqonena bila asal meelcidla ah ayan sofariisandona hadad shekadan iskadhafi weydan warcarabta afrikankaah onagacad Aya afrikanimadoda kufana maxainaga dubay dadkas kufanaya afrikan nimadoda sorry soomaaliye gabdha iyo wiilal iscadeyen halkan hanokenina soomaali inta ubadan wamadow inta iscadeyen Hadi lagarebo waka👍
@advyser
2 ай бұрын
Africa yaa yidhi madaw uunbaa leh? Namibia iyo South Africa ba cadaan baa ka buxa North Africa oo dhan waa carab
@salimabdi1145
2 ай бұрын
Am not black or white am Somali
@AxmedAadan-rb2jy
2 ай бұрын
Mazkaxda ka socO seedi😂
@samatarismail3215
2 ай бұрын
Somali waa bilaa asal ee dhulka halaga saaro Afrika ayay ka faanayaan hadana Afrika ayay joogaan cadaan ismoodka 😅
Пікірлер: 21