Sixid erayada aan khalday markàan heesta qorayay 1 kii hunguri u leexshee hoogaansha luquntiyo 2 habisadu maxaytahay Hadii aad wax kaloo khlad ah ku hayso comments nagula wadaag mahadsanid
@mohamedabdullahi3738
2 жыл бұрын
Allow janadii kaa waraabi maxamed mooge libaan haldoor kaliye meeheen ee waxoo ahaa nin nin dhafay see bulshada kuu jeceshahay illahow ujeclaaw 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdikaremsaid9336
2 жыл бұрын
Ciid carafo sabti 2:35 10-7-2022 burco soomaaliya, Alle ha u naxariisto Macallin Maxamed Mooge liibaan.
@cabdiraxman6731
Жыл бұрын
9:31 30/ 11/ 2022 kassel Germany 🇩🇪 lkn maxamed ma aha wa axmed mooge
@mahamedaxmed6817
11 ай бұрын
Lkn zxp burco somaaliya ma.aha
@SakariyeCabdirashiid-rk3wb
10 ай бұрын
Waar waa maxamad benalayahow
@shabmohamed8204
3 жыл бұрын
Nice song alle ha naxariistii jano haka waraabiyo marxuum mujaahid m. Mooge wuxuu ahaa geesi aan ka gaban hadalkiisa xaaladkasta uu ku jiray
@HamzeMohamed-ft7hs
Жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto mahamed mooge liiban xaqudirir Mujaahid waaxid Alle Jane hakugu Deeqo yaa rabi😢❤❤
@hargelleafdheer518
Жыл бұрын
Allow unaxariso mohamed mooge libaan
@mohafarcaano7442
2 жыл бұрын
Allahayoow godka ku jannee Mujaahid Maxamed Mooge🥰😰🙏🏿
Heesaha Maxamed Moige Heesaha Kalle way Iga Wada duwan yihiin Ilahay Ku janne ameen
@mahamedcudhi7497
10 ай бұрын
ninkii sameeyay muqdisho ayuu jooga wana reer putland waxuuna heesta uu kula hadlayay isaaqa oo markaas aan jabhadnoqon maxamed mooge mooye oo ssdf ahaa markaas 1979 weyaan
@mohamedabdinour5077
Жыл бұрын
Kolayba Maxamed mooge ayaamihii darnaa ee halganka ayaan ku xusuustaa hadana heestani waa ka kacaay iyo dhiirigelin iyo wadci berigaa jiray Alle haw naxariisto mujaahidka
@haawodagan5472
Жыл бұрын
Axad taariqdane tahay 1/7/2023 goor sheegtaduna aytahay 23:14pm geeska africa ❤ ayeey iibaxeysaa heestan Miisaanka culus ee AUN m mooge liibaan😢 Mogdishuna ma haradii Loosoo wada hiloobaa❤ Inshllh biri ayaa rabaa inaa safar u aado Mogdisha haduu alle idmo🎉❤
Caawa waa habeen salaasa soo galayso 24/june 2024 waxaanu fadhinaa hargaysa gaar ahaan 150ka meheradii mirqaan wayne waa aniga oo cali riyo ah guray city dirir gomo harimo bastos
@cabdifataaxhaaruun7865
2 жыл бұрын
Ya salaam
@colonelzacharia8936
3 жыл бұрын
Hesta mxn radiyy😘
@axlaammohamed8877
2 жыл бұрын
Allah yarxam adeer Aamin
@maxamuudibraahin5814
Жыл бұрын
Allaha unaxariisto mujaahid maxamed moge
@abdirahmanaydarus
10 ай бұрын
“Nugaalina halkeedi ma u hee lantahay, Togdheer oon hagranayn, ma is hareera joogaan? Horrorkiyo waraabihii ma ka soo horjeedaan” wakhtigaa tolkay MJ iyo Reer Shiikh Isxaaq is ku hadaf bay ahaayeen, waana iska garab dirrirayeen oo isu hiilinayeen. Nasiib darro, ayagaa maanta dunida isu neceb. M. Mooge hadduu maanta soo xaalka arki lahaa, waa muraala dilaaci lahaa. FG. Wakhtigaan M.Mooge SSDF buula joogay!
Somalida ma huruda hidaha iyo dinta ma harer is tagen iyado har ay tahay ma haben madow ba hilimadi jidkena ma halaq maren ba hubashi adunka ma harka labadisa gelin ba hawo iyo is qabad iyo ma rag is heysta wadan keygi hoyana ma kan u halgamayay hogaydu talo muqdisho ma haradi loso wada hilowa ha yeshe hayay iyo hagar damadi holcinti ma socota hargeisa xornimaded cidna kuma haley so heryadi ma diden dagal mow hub qaten wa habkan fila ye Hal adeg ma yeshen hana dadi sanag iyo bari kuma habone dhaga hadal sarbeb leh maxa helay maxay hatan dhowranayan nugal halkedi ma u helan tahay together hagraneyn meys harero jogan horor kiyo warabaha maka so hor jesten mudugna halka rabay kama so hagagine ma iney habsan to howl gabta u jeda hiran iyo bakol bay lama huran ah shabele la hodayo hindisahaba mog kismayo hareynin iyaga o hub iyo qori dhalinyaro u hilan tahay u hashodi irman tahay miya lagu hor mala hada iyo danti gud howrartu labo ma leh ki iga hari Laha iyo ki halgami alahayow ki hunguri u lexdo la hagayo noqdo iyo halyey gi jihadow tariqda wey hari weyna kala hufmeysa xisbiga hegan ka ahna gusha waw haraya umada somaliyed dhan kiciyen kacanka lala riday ka dib inaga nagu so jesten qayano idor iminka idin ka leydin midoba
@qaasimmowliid9658
4 ай бұрын
Allow naxariistii jano ka warabi qabrigana u qaboji
Пікірлер: 176