2daba dan nomahan inaa inagu isku filnano dan noo ah dowlad xoogan aan lagu soodhici karin noqonaa inoo dana masar Qasa dariskeda yahuuda haka saarto falastin hadee wax jiro yhn midkle ethopia waa cadowgena wax loogashan buresto ma istahiso waa bisad libax ismoday libaxuna wa inaga waana iskaga adnaa meedka la ethopia lagu shegayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯
@ahmedaden9366
3 күн бұрын
Waa Soomaali laakiin kuma jiraan Villa Somalia, sidaa darteedna waxba iska beddeli maayaan si kastaba ha ahaatee Soomaalinimadu way ina midaysaa oo cid kastaa waa garanaysaa meesha ay ka timid.
@najibasad7675
5 күн бұрын
Somalia iyo Ethiopia midna diinta kuma soo aroorin adeer Somalia ayaa laiiga dhacay waxkasta oon lahaa somali ayaana cuntay dhibse maleh Somali dhan ayaa is cuntay, lkn iyaga ayaaba itoobiyaankan raba oo siyaasiyiin iyo shacaba aan dhiig lahayn oo dhahaya war guwaas laguumaysto ayaan ku biiraynaa wayna iman taas inta maamulgoboleed jiro
Haday dishay soomaali waxay uqabanaysaa qoomiyadaha iptobiya oodhan ayaa dagaalo ragaadiyeen ee qiiro jabaan looma baahna iptobiya nacayb idinma hayso ee isdejiya 🤗
@mahameddubow2993
3 күн бұрын
Masar 100 100
@MahaCabdi-ft6cc
5 күн бұрын
Soomaaliya waxaa Dan u ah masar
@Maxi-n4e
5 күн бұрын
Abwaanow waxaan shaqadaad ahayn ban kukacday Dib uga fiirso
@abdirahmansheikhhassasn649
5 күн бұрын
Yaa kuyiri shaqadiisa maaha wa shaqadiisa waliba wan ku taageersanahy bal adigu wax kabedel do qon baatahay
@MuxyadinMacalin
5 күн бұрын
Yaa wax nawaydiiyay hadaan nahay ree jigjiga
@halimamumin3643
2 күн бұрын
Waa Somali, waana runtii. No body wants Somalia. Somaliland Somalia kama tirsan Kan mid ma'aha. War Somalinimadu Dowlad nimo ma'aha, Kala baro siyaasada.
@AxmedAfrika
4 күн бұрын
Waa odayaal soomaali ah oromana maaha kkkkk Runtu ma fantaa run bay sheegeen Intaa iyo inka badan ayaa laga dilay itoobiya lafteeda Adeer xaqiiqadu yayna idin dhibin
@YacqubAli-j9d
5 күн бұрын
😂😂Good You Have A good presentation Lkñ Sxp Hadalaa Haysaana Iyo Meelahas Oo Kusoo Qorqoraysan 1977 Ficil Yarna Maqaadeysan Dagaalka Daawadayaal Wada Qoslaya Baanu Ka Ahaaneyna Anagu Hadaanu Nahay JMH Barkeysannnn IQ diblomasiyaded Waaye dheeshu
@YusufMcabduli
4 күн бұрын
Kuwan lacag balasiyay wana dhiigoda iyo dhashadoda waygaten khanis kofiyad wan
@AhmedIsmail-y5o
4 күн бұрын
Reer somalia qofkii idinka baydha oo yur idin dhahaba oromo miyaad ku sheegaysaan😂😂😂
@BisharoAbdirahman-s9z
3 күн бұрын
Kuwan shacabka musuul kama ah waa koox dhiiga shacabka Ku nool warkooda wax ka soo qaad maleh.
Waxa lala tashada dhalinyarada warkoga laqadan mayo
@AbuZakariya-zp7mq
4 күн бұрын
Midna mid nooma dhaamo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
4 күн бұрын
Adeer waa daroodkad sheegnyso maxa oromo ma daroodki aad ka dhalaty oromo ku sheegysa 😂😂😂
@AK-lk6hc
4 күн бұрын
Masar inooga dhaw diin iyo dadba, kuwani wa laheystayaal yaana loo qaban ee hala xoreeyo.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
4 күн бұрын
Ninbad gurikisa sheegnysa leedhy ana leh wan qaadnya markasad leedhy ma oromo kuwani indho adaga kani gur gurti ma adiga leh deeganka somalida iyo somaliland dhulka ninki ilahy ku aburay ba leh ama dhul somlyeed ku sheeg ama oromo ku sheeg garowe xamar hady ku deeqi waydy talaba laga qaadi
@mohatallman
2 күн бұрын
Abwaan aniga fakarksyga midna dan uma hayo Somalia wayo itoobiyo waban ugnahy oo cidna uma sababaynayo masarna haday qadiyad difaci karto dadka wlalheeda falastiiniyiinta un wax u qaban lahay bali marmar dad kuwee la wax yeelaynayo anaga dan nuugu jirto ma jidho balse ayada danteeda ka dhex aragta.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
4 күн бұрын
Mid walba fikirkina dida oromo ku sheegtan kooxda gur gurti iyo farmajo tehin la idin la yaabo maayo kuwa baydhabo u mudahrday kuwasna ma oroma 😂😂😂
@CabdixakiimMaxamed-ww1ds
4 күн бұрын
Waxaa dan u ah in ay Masar soo dhaweysato maxaa yeelay Masar waxaanu wadaag diin oo aan wax loo dhigo lahayn inkastoo iyada lafteeda aan dhaliilayo laakiin haday noqoto itoobiya iyo Masar markaas waa kala laba jiho oo in aan cadowgeyga soo dhaweysto waxay ka dhigan tahay in aan saxaradayda soo dhaweysto ama aan libaax soo xeraysto oo uu icuno waa itoobiyaanka oo maanta cadawga dhabta ah yihiin maan gaab iyo garaadba wey ogyihiin inkastoy soomaalidu horda dheer ku jireen badankoodu marka ilaa indhaha faraha laga gesho ma toosayaan ee abwaan wax lays barbar dhigo ma ahan ninka Soomaaliga ah ee aaminsan itoobiyaan baa wax itari wa nin waalan ama waa shisheeye- kalkaal oo cadawgaaga in aad saaxiibka ka dhigataa waa adigu isdil waaba tan maamta taagan
@user-ir6kp8ro2j
5 күн бұрын
Anagana marabno😂😂
@sainabyussuf8252
3 күн бұрын
Itobiya ayaa dan u ah waayo daris baan nahay masar haday macno leedahay falastiin haw hiiliso camarow Itobiya baan nahay meesha muqdishaha waa lagu necebyahay daarood farmajo waa mareexaan dadka madaxdoodu saas u hadlayo yaa la noolaanaya Itobiya cududayadaan ku joognaaye
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😅 war odagaasi mu walaa xasuuqyadi iyo kufsigi iyo siqiir gawrici kufaatiyo dabaqoodhidu ay gaysteen mun ogayn cajiiiiiib 😅😅😅😅😅
Пікірлер: 98