Ifiye sxb salaan sare hormar wacan baan ku rajaynaya .
@RoyalZimpa
6 ай бұрын
X.zpx sheekooyinka dhaca no so badi❤
@adamabby2248
6 ай бұрын
Allah haka waraabiyo janada Fardowsa aclaa
@quruxsanyy
6 ай бұрын
haduu xaaskisa iska furi laha waxas o dhan may dhacen lkn qadar ku dhacday bay ahayd
@Cabdilaahicumar-y3b
5 ай бұрын
Adi mawaalantahey waayo ilmihiis hooyadiod marka haduu furo ilmihiis banaabkey kasoo dhacaayaan hooyo laan ama aaba la aan noqoyaan
@quruxsanyy
5 ай бұрын
@@Cabdilaahicumar-y3b kumanan aya abo la an iyo hoyo la aan nol ama labadaba allihi laha oof saday noloshuna cidna u istagi mayso waxa habonayd inu iska furo waa fikir kayga o qudha ee ma waalni qof walba dhinac bu wax ka eegayaaaa
@alisheikhey6628
6 ай бұрын
Walaalow illeys qisooyinkaaga wuu fiican yahay lkn aad iyo aad ayuu u dheeryahay ka 30 or 45 minutes plz
@SayidCali-o8e
6 ай бұрын
Horre u soco sxb ifiye ❤
@cabdiqanifanka529
6 ай бұрын
Wellcome back
@Ismacilxasan-f1k
6 ай бұрын
Wcs 🤝 Ifiye
@maxamedjaamac150
6 ай бұрын
asc ifiye sxb sare sxb ilahay kanaalka ILAYIS dhibatada ku timi ha inoga saaro dhamanten amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhaamabukar1088
6 ай бұрын
Waa in la iska ilaaliyo hanjabaadda aan saxda aheyn 😢😢
@DARKGAMING-yo2un
6 ай бұрын
wlh aa qiso xanuun badan allow dumarkena noo hagaaji 😭
@WizzyBakar-z5i
6 ай бұрын
Ifiye boy Sxb ayantan😂qisyinka xarfanta kama hayno
@QadiijaMustaf
5 ай бұрын
Ifiye show
@nasrayasin1378
6 ай бұрын
Liketa 1aad io commentiga 1aad mnta ayyy kbax ❤❤ wxas ani le smayn kroh😂
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
5 ай бұрын
Belo waxaay ku tiriihdaa guurso ama guur😀
@idmaah
6 ай бұрын
Intii aan sheekooyin kaaga aan dhageeysanaayey tan baa ugu sad san 😢
@hodanabdi1328
6 ай бұрын
Wcs no 1❤
@SadiaAhmed-cs5ez
6 ай бұрын
Asc wll ifiye mahadsanid
@nimaabdulqadir7093
6 ай бұрын
Hayaay manta 50 qof ugu horeeya lee kamid noqday 😂😂😂jah
@zackmediaproduction7245
6 ай бұрын
amiin
@fowsiyoyusuf5090
5 ай бұрын
masiibo nagata ka wayni ma jirin
@mssYaaraisthebets2
6 ай бұрын
❤❤❤
@looxmooyo9253
5 ай бұрын
Qisooyinkan xanuunka badan aad kasheekenesid adigana waxba kuuma tareeso anagana sidoo kale markaa dib iskuugu noqo oo wax waxtar leh inooga sheekee ama iskaba xidh channelka gabigiisaba
@IjaaboJaamac
5 ай бұрын
Taasi waa adi fakerkaaga ee tiisa maahan anagana teena maahan😅
@luzasalax2294
6 ай бұрын
Ifiye plz codkaada wx kudar
@HanadZakariaHamid
6 ай бұрын
Ifiyoow ka waran haddii aad qiso adiga kugu dhacdey aad nooga sheekeeso waxaana qofkii ugu horeeyey ee muuqaalkaan like gareeyey daawaday commentina ka bixiyey kulli aniga ayaa ugu horeeya.
@Raaqiya124
6 ай бұрын
Ifiyow qisadii Dr Michelle aa page kale ka dhageystey wallhi sidaa ifaah faahinoosid Uma dhawa xitaa 😂😂😂
@Adoontirabi
5 ай бұрын
Ana yaanagu yidhaa guriga fadhiya xataa xafladaha matageen wllhi 😂😂❤
@HassanMohamed-pf6re
6 ай бұрын
Ifiye wllo wan ku baryaya qisoyinka xarfanta ino so da
@manoyarow
Ай бұрын
Allaha unahariisto maskiinka😢
@xafsamaxamadsalaad9881
6 ай бұрын
Wcs
@BarwaaqoYuusuf-gn5ko
6 ай бұрын
Hackers soo badi
@zahrosman297
3 ай бұрын
shukrn wllo
@Alone_boy_gamer1
5 ай бұрын
Sxb waxti badan kadibe hada solabtaye iwarane sxb whli ila 4 bilote aya dawan vidéo kaga😅😅
@captain__eagle
6 ай бұрын
@ileys sxb masha allah waad ka tala baxday muuqaaladii aad meelahas kasoo qaadan jirtay kadibna copy right ka kugu dhibi jireen hadda muqaall aad duubatay hadana wadanka aaan ku kala baranay baa video yada saarataa, xamar anoo mudo iigu dambaysy xusuuso kugalaa 😂😂😊😂
@Eva-f6c
5 ай бұрын
Halke jogta mxa😅
@captain__eagle
5 ай бұрын
@@Eva-f6c garowe joogaa hadda 😎😂
@Eva-f6c
5 ай бұрын
@@captain__eagle meel kale in jogte modaye🙌😭
@captain__eagle
5 ай бұрын
@@Eva-f6c hhh xageee moodaysy
@maxamedjaamac150
6 ай бұрын
asc asxabey hal mar aynu u wada ducayno kanaalkena ILAYIS dhibta in uu inooga saaro ilahowu noo xafid amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zackmediaproduction7245
6 ай бұрын
Amiin insha lah
@ADAN-XSN
5 ай бұрын
29:33 mxda guuta miyu dagaal kula jira
@khaalidfarxaan5326
6 ай бұрын
Ka so hadal hackers iyo tuugnimadi sheekada raga sxb
@istarcali7365
6 ай бұрын
ASC
@Awoqali-c1y
6 ай бұрын
Ma ogtahey inkar qabto 😂😂😂😂😂
@NasroNasro-c9j
6 ай бұрын
Abowe codkagu aad ayaa u hoseya ee xoga kor uqaad adoo raliya
@Era977
6 ай бұрын
Ana ugu horeyo 😂❤😅
@Yaarajh
6 ай бұрын
🤣😂🤭
@Ifraax-ml1zc
6 ай бұрын
Anaa uhoreeyo😅😅😊
@Yaarajh
6 ай бұрын
3 qof wexeedhahooyaan anaa u horeeyo mais aragtiinmiyaa
@fartuunabdukadir7012
5 ай бұрын
😢😢😢😢
@kdramagirl-kpopgirl
6 ай бұрын
Maalintii 3: Like isaar ifiyow 👀🙈
@Bakar_macalin_mohamed
6 ай бұрын
qisada qeebta gabdha intee ku danbeesay marka?
@nasraismail1661
6 ай бұрын
Ifiyoow KA waran Ninanka SOOMALIYEED oo rabo Naagaha Caeabta waxey moodaan sida kuwa Masaakiinta oo Somalida😂😂
@NasroNasro-c9j
6 ай бұрын
Abowe xagee jogtaa
@sacidyare4028
6 ай бұрын
Ifiyooooow
@NimoDahiryasin
6 ай бұрын
😂😂 11:26
@haniibraahimdaahir8880
6 ай бұрын
Ilays pllz qisada hordhaca kadaaaa
@nimcocali868
6 ай бұрын
Wcsm Wllo
@cabdiwali82
Ай бұрын
46:17
@deeqoadan7439
6 ай бұрын
Maaminsani in khoof iguduri kaaro reerkaygaa dookhon duumarka khaar
@hodancali-y9z
6 ай бұрын
🎉
@AbdiKani-mc8ny
6 ай бұрын
Asc qofka aqrinayo qoralkan 😂
@Mohamutt-sunaari
6 ай бұрын
😊😅😅😅😅😅
@Sadrayy
6 ай бұрын
Yes 😂❤
@Salman-ex2uk
6 ай бұрын
1 like 10 push ups
@ummumahir7551
6 ай бұрын
Ifiyow anga sa nolosha ugu Samir ulaha aya madaxa Liga istage😢oo li abuse gareye😢marksa Liga tahribe wlh nolol xanun badan aya daremya Mel Ii Ron mlhn dhinac Walid keyga IGA cile dhana Walid kisa😢mel AA lug la gala la ahay😢in AA isdila kabaqa wlh😢😢cunu geyga Mel aan UGA tago malhn😢
@PrincessSafa-tb7up
6 ай бұрын
Sabar wallo qaali😊 waayo sabrku masahlana balse midhihisa ayaa macana ❤marka wallo allna tala saaro waayo rabbiga wuxu imtixana dadku jecel yahay❤ ilmàhagana korso oo udhabar adeeg cidii wax kutirana hau joojin oo noloshada Saad u iftiiimid lahed faalheeda gal ❤😊😊 allana hakula garab galo wallo😢😢
Nagtas wa shaydan ala kudhib o ku ciqab nag xuni wa musibo adunyo
@Abuu_Zubeyr
21 күн бұрын
Aaheey Waa Sidaasi 😅😊
@Muuse99
6 ай бұрын
Sxb walhi qisooyinkaan qiira qiirada aduunka waxaan ka nebcahi male hadane video ga waa ku dhufta 1 ka like aa uu saara ee qisooyinka dhaca iyo tuuganimada noogu dadaal taloye😂❤
@kafiyaabtidoon4043
6 ай бұрын
Wllhi qof kasta dooq buu leyhy😂 ana ku waana sayid ujeclhy tuugada maba daawado
@Muuse99
6 ай бұрын
@kafiyaabtidoon4043 haa qisooyinkaan badanaa gabdhaha jecel waa arkay comment dhan ayagaa u badan waa iska qiirooneesin idinka 😭😂
@@Muuse99 hhhh war ifiyow wad aragta mardambe hanoo kenin shekada tugnimo nin kano kalaa buug iyo qalin meel lafadhiye hhhh
@aankeyofficial3542
6 ай бұрын
Wxan qiso wxbo kma oga beenta nagala tak 😂
@RahmaHussein-j6j
6 ай бұрын
Oo side😂
@muna607
6 ай бұрын
Qiso wey dhaaftey tani thanks ifiye😅
@zuuzbaari7908
6 ай бұрын
Xaasku qalad malaha nin intuu doono maqnanaya haday tiri sabab uu isugu dhajiyo ma jirin
@Ruuzah-2019
5 ай бұрын
Niman qaar guurku waxey u meleyaan gabadha oo guri la dajiyo kadibna biil la siiyo. Sababta ey guriga walaidkeeda uga soo tagtay oo ey i soo raacday ayaa jirto , marka nolosha wax biil maaha ee , gabadha wada noolaansho ayey xaq u leedahay , ilmahane aabe wey u baahanyihiim. Waa sababta furiinka badiyey. Xaaska oo culeys guri, iyo owlaad la saaro , nolosha wy rabtane eysan helin. Marka eeda malahan gabdhaaan ahdii runta laga hadlo.
@MaryanDagan
5 ай бұрын
Khald way ledahay baye iydo nimco kujirtay nago warkod qadatay ninka maskinkahna uso hnbjbtay sbabteduna kudhintay musibo hku dhcde
@Ruuzah-2019
5 ай бұрын
Nimcada aad sheegeyid ma in guri lagu dajiyaa kadibna biil laguu qoraa ? Xaqqa iyo xuquuqda guurka sidaa maaha ee caadi iska dhig . Qofka in nolol Lala wadaayo ayaan loo guursadaa oo baahida rabaaniga ah leysla wadaago ee maaha in biil iyo caruur laguuhu soo aktuuro .
@MaryanDagan
5 ай бұрын
@@Ruuzah-2019 nin jecela naguhu na nimcdu ma in nin inta hosta kaga jira na hadu bilkaga kusiyo kuna so shqeyo kuna daryelo una shqdiisa kaso fasax qato adiga iyo ilmahna idin yimdo wx kamqan miya jira
@zuuzbaari7908
5 ай бұрын
@@MaryanDagan dumar aan nin la.aan joogi karin ba jira 4 bilood hadu maqan yahay diintu inay iska furto way ogoshahay
@muna607
6 ай бұрын
Dadka qaarbaa isku dayey iney noloshad burburiyaan adiga iyo ninkaag idin so dhax galaan Gabarey hak yeeli iney gbadha kale noloshad iyo gurigag so dhaxa gasho haba uga sheyken ileen wan is og nhaye Dumarka aya cadow isku e.ehe.?
@nadifaaden7619
6 ай бұрын
Somah habbti thanks wa talo wcn
@Awoqali-c1y
6 ай бұрын
Waa runta wll nagta naagkale talo ka qadata waa doqon
@MaryanDagan
5 ай бұрын
Ha dumrka iyga xasad isku ah nag lalma wadago xaldada mrwlba iny ku qarsonata fican arimaha gurigaga khilfkana wa laqriya o fmilka bes lalwadaga hadu dherado hadikle hos lo xaliya
@ummumahir7551
6 ай бұрын
Anigo like sarin comt bixin maba is arko😂😂
@looxmooyo9253
5 ай бұрын
Noolasha qeebta foosha xun lagama qaato lagamana sheekeeyo Qeebta wanaagsan ayaa laga hadlaa dhiiri galin iyo hor mar iyo fikrado wanaagsan baa laga faa iidaa
@Ruuzah-2019
5 ай бұрын
Qisada sida wy tahay waa jn looga sheekeya , ee maaha in qaarna la qariyo qaarna la sheegi . Markaas qiso sax ah ma noqoneyso cibro qaadasho iyo faaiidane midna la halaaneyso
@suuabdul1561
6 ай бұрын
Horta adi maxa gabdhaha u eedesa video kasta gabdhaha lee wax kaga shegta 🤔
@asmakhadar-uh2ct
6 ай бұрын
Waa runta wllo hada gabadhaasi eed malaha koly sida shekada ku maqlaynay wiilku in badan ayu gbdha ka maqnaan jiray xata markay ifur tiri waxu dhahay 3 bilod isug oo ah wakhti badan koly noloshuna lacag iyo biil kaliya maahe waa wada joog iyo wakhti wada wada sho wana qaladki kowad uu galo midka labaad wuxu aha qofku hadu ifur ku dhaho ood xal uwaydo ma aha ina cabudhiso oo ado fasixi wayeeey aad kusi digato ood ku dul guursato hadana koly iyadu waxba may yeeline Ilahay unba ku imtixamey sidu ugu imtixamay inu warqadeeda iska siiyo madax adaygu inta badan jar unbu kaa tuura Allah unxariiisto.
@suuabdul1561
6 ай бұрын
@@asmakhadar-uh2ct beenta ma ahan wlhi sis
@MaryanDagan
5 ай бұрын
@@asmakhadar-uh2cthadu xita in badan kamqnanjiray sokan hagajinjiray o uhagrbxyey dalimd bay ahyd ilhy suxun husilciyo iyda adunka kudhibtay maskinka
@HamseSaed-hr2sv
5 ай бұрын
😂😂😂😂niyaw muqdisho fool xuma acuudu bilah
@waayahawaalan7865
6 ай бұрын
FAKE HISTORY😂
@DriBoyt
6 ай бұрын
Nef ka tahy was
@NimcoHana-s3p
6 ай бұрын
Adaa ka dhigay face history doqon baa tahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@DriBoyt
6 ай бұрын
Hoyadha niyadha wayn ka w*s
@SalmaMahdi-tq7ih
6 ай бұрын
@@DriBoyt😂😂
@MaryanDagan
5 ай бұрын
@@DriBoytwll hoydiis wxba kama galbsan iny dhimta lagyaba ilhy kabq wa dnbabte
Пікірлер: 122