Markii aad Shirkad bilaabaysid 10kan shay waa muhiim: 1) Find business idea 2) Select a name 3) Find co-founder 4) Market research 5) Fund your business 6) Find business location 7) Register your business 8) Digital presence 9) Hire employees 10) Market your business(Online & Offline) Ustaad Mawduuca xiga noogasoo dhig qaabka loo sameeyo Market Research.
@mustafedheelaye7624
Жыл бұрын
Waxaa kaaga qurux badnaan lahayd adoo somaali noogu soo qora mahadsanid 🖇📎
mahadsanid macalinow, muqaaladdaan oo kale soo baddi mahadsanid in badan.
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Igudaa inshaallah
@xildhibaanismadhibe3731
2 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo Ustaad wax badan baan kaa faaiday, runtii muuqaaladan oo kale waa kuwo waxtar badan leh
@khalidahmed77165
2 жыл бұрын
Alle Haku jeclaado ustaad jazakallah kheyr
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Jazakallahu khairan walaal
@mahadfarah9455
2 жыл бұрын
Mahdi Miad 🙏🙏
@diinisaleebaan8185
2 жыл бұрын
Wllo alle haku sharfo
@cabdi-qeyrtube122
2 жыл бұрын
Asc, Walal Albaab walbo kaa xiran Allah haku furo, Murug walbo aad dareemaysana farxad aan dhamaan Allah hakugu bedelo, hadad subscribe isaarto, Gambaleelkana aad furatid Aamiin Yaa Allah, Waxa laga yaabaa adiga inay kula fududahay, balse anaga qiimey noo leedahay.. Pin 📌 walaal kheyr Allah haku siiye .
@canjeexyare4269
2 жыл бұрын
Fari fool ma dhaqdo wakaas mahmaahdu macalin
@MohamedSomaliya
2 жыл бұрын
Far kaligeed fool ma dhaqdo ayee aheyd ustaad maah-maahdu😂
@craxmanmaxamadxaaji
Жыл бұрын
Mash alah
@deeqo3703
Жыл бұрын
Marketing tips Ka sohadal
@smartmultimedia1790
2 жыл бұрын
Macalin waxaa rabaa in aan bilaabo new business oo ah merchandising shirka yar ila tali macalin
@mahdimiad
2 жыл бұрын
La soco casharadi so socda inshaallah
@filsankassimaden4771
2 жыл бұрын
Très intéressant
@engayaandugsiiye8075
2 жыл бұрын
Ustaaad ado raliya danban ku leyahay halken kaalaso xidhiidha
@smartman111
2 жыл бұрын
Waa lagu waayay ustaad xage aaday🥺😫
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Waan so noqday, Waa ino habeen kaste oo jumca ah
@smartman111
2 жыл бұрын
@@mahdimiad Inshaa Allah ustad
@sabrinajabril9879
2 жыл бұрын
Asc ustaad cawa arkay page kaga wax badan ka faiday shukran. Waxan ahy arday barta banking and finance talo iga sii
@CabdiqaadirCasaayo
Жыл бұрын
😮
@barwaqofarah2848
2 жыл бұрын
Walal please midwalba video kaso same
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Igudaa inshallah
@suldaamaofficial1618
2 жыл бұрын
Mahdi meecaad wll horta waan ku daawadaa waanan kugu xidhanahay waxan ahay ardayad dhigata jamacad khaasatan semester 6 waxaaba ii hadhay 3 semester oo min 3 bilood ah waxan ahay 18 jir gabadh ah rabta in ay bilawdo ganaczi faa.ido leh muhiimada ugu wayna waa in aan hooyaday mcn lacagta ugu horeysa ee gacantayda soo gashaa ay noqoto mid aan xajka ku geeyo waxan bartay programmingka khaasatan HTML CSS JavaScript waxan tijaabiyey inaan code qori karo waanan ku guuleystay waxan raadiyay websites lacag laga sameeyo wali waan laayahay mid aan caadi u fahmo !!!
@zamriyeofficial9599
2 жыл бұрын
Wllo upwork ma eegtay ama fiverr
@suldaamaofficial1618
2 жыл бұрын
@@zamriyeofficial9599 haa xaga isdiwaangalintaba ma dhaafayo labadaas
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Walaal ilahay ha ku dhibyareyo inta ku hadhsan, waxaan kugula talin lahaa inaad 3 ama 4 mashruuc aad samaysid, mashruuc dhamaystiran kadibna aad galisidd GitHub.com. Markaad inta samaysid shaqo waxaad ka radisa indeed.com iyo kuwa la mid ah sida LinkedIn
@motimacade1
2 жыл бұрын
Wll kula mid baan ahy caqabadaa jira ay ka mid yihiin Baasaboor waayo bank account Kama furan kartid hadaadan haysan International Bank Luuqadda inaad si fiican ugu hafli karto Inaad haysato starts fiverr Lkn #linkedin ka raadi
@mssbutterfly3890
2 жыл бұрын
@@shucaybchannel qaaab noocma ugu shaqeesa broo
@m32244
2 жыл бұрын
Asc ustaad waxn raba arin ku sabsan sida online ka loogu shaqaysto waliba GRAPHIC DESIGN in aan kla hadlo ustaad Instagram ka ayan kala soo xeriiray mar isoo jawab ado mahadsan. 🙏💯
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Waan ku Salam aya walaal. waxaan kugula talin lahaa inaad 3 ama 4 mashruuc aad samaysid, mashruuc dhamaystiran kadibna aad galisidd GitHub.com. Markaad inta samaysid shaqo waxaad ka radisa indeed.com iyo kuwa la mid ah sida LinkedIn
@m32244
2 жыл бұрын
@@mahdimiad Hye ustaad shukran 🙏 qeybta aan rabo Maka sameysan karaa sida logo ama Photoshop
Пікірлер: 44