aan badino saliga xabiibkeena mohamed scw waqti kasto insha allah
@deqadalka9953
Жыл бұрын
Quruxeey waa mahadsantahay saa codsigeena nooga aqbashay👍🙏❤ part 2 si dagan uga sheekee xbbti
@nimcohussain8147
Жыл бұрын
Wlh aniga a kula mid aan ahay 2005 ilaa 2010 waa socday Kenya 2 times aan imaday jabuti Yama sacuudi Ethiopian waa leygu xeray week aan ku xernaa jabuuti aa doonta leygala dagay wlh waan suuxi gaaray finally American aan imaday lkn hurdo la,aantii aan ka soo qaaday ilaa hada hurdo fiican mahelo ilahey ugargaar inta tahriib kusoo jirto
@ayaanmuse9295
Жыл бұрын
Nimco abaayo waxaan loo dhibtoon lama helo
@zeinebmolid4810
Жыл бұрын
Mashaa alah ilaah baa ku nabadyeley xbbt part 2 waa sugeynaa
@xafsamaxamed9441
Жыл бұрын
Walhi rafaad aa soomartay abayo qisadada waan kahelnay noo soobadi
@nawalalifomoha822
Жыл бұрын
Noo soo badi abaayo mida kale qisa walbo nooga sheekey please sheekada Wn jaclahay
@aminasendarelayonis2794
Жыл бұрын
Abayo naso badi qisada iyo reerkadii hore noga shekeee
Ani aad iyo aad aa wanka Cabsadaa tahriibka majcli wlh
@woderfullwoman1099
Жыл бұрын
alle mahadi hadad nabad ku dhamaysatay safarki madoobaa waxa ugu daranoo aan uga hakaday tahriib wa kufsi intaaso raga isu kaa dhiibayso la dhahay hadey lacagta wax yar so daahdo ama lagaa waayo mida kale naag walba wa iney nin jid mara samaysata laygu yiri meshas😄
@fatimadagan8541
Жыл бұрын
Abayo part usamee soona diyaari intadan so fariisan ha dheeraado hadu rabo
@@aragsanmohamedaragsan1106 alle haku sharfo ehlu sharafeey ❤
@najahmohamud4702
Жыл бұрын
Wn sugayna qaybta labaad insha allaah
@Umuam
Жыл бұрын
Part2
@dahaboosman1228
Жыл бұрын
Walh rafaad alah dilaa dhinto tahriib barti 2✌️
@sumayaahmed5264
Жыл бұрын
Ramya geesi tahay aniga awbaale iska jogi laha Mashallah hadii aad ka noshahay waxii kugo dhacay
@nastaxomaxamed646
Жыл бұрын
Alx allhi kuso fududeyay dhibatada dhefa aya kadanbeso
@suhaybkujecelay7187
Жыл бұрын
Nosoo Gali abaayo part two
@najmayuusuf7960
Жыл бұрын
Part 2 apaayo noso gali🙏
@Ifa-Aden34
Жыл бұрын
Wlhi dhibato wad so martey Xbbti Alhamdulillah mnta hdad Cafimad qabto o ad Nefsaneyso cos Tahribku wa Halag la dono nafta lkn durufta wx wlpa ka weyn Tan kle liibiyaanku wa garac xasidiin ah o siidh xun 😡
@puzhramahamutt1005
Жыл бұрын
Part22 inzha alh pyo
@maariyoqurux1685
Жыл бұрын
Part 2 nosogali apyo
@asmaaragsan6439
Жыл бұрын
Part two no so samey abayo
@fardowsaabdulqadirali4769
Жыл бұрын
Abyo so dhameystir qisadada ila yurub waxa kala kulantay
@khadijomohamedmahdi3795
Жыл бұрын
Abyo sifcn ugu soohadal barti two soona dherey
@ismahanali7551
Жыл бұрын
Asc abaayo wan ku Taageeraa waxa ku salaamay caabi dhudi iyo cali juba sowd suudan
@rakiyomahmud9312
Жыл бұрын
Nolaso dhaqso prt2
@najmamoha3882
Жыл бұрын
Inta kaso shaqysay ana wan ka shaqeyay ilhy waxan ka barya inu ilhy irumeyo
Пікірлер: 88