Qofwalba o aqrista in ay i so qoran telefonka telefonkisa fadlan.
@deqaali339
2 жыл бұрын
Waxan rabo foonke
@abdirashiidfawzi3953
2 жыл бұрын
Dadow u fiirsada wadadku sida u afka somaliya ugu cayarayo marka u fasirayo malka sida ey ugu wajibtey zakada Qosol ban la dhacay wana daqiiqada 29min
@cabdidheere9793
2 жыл бұрын
Wax uu ku cayaaray majiraan adeer eee hadalkiisa hakuu mashqullin
@abdirashiidfawzi3953
2 жыл бұрын
@@cabdidheere9793 maku cayarin war ma ahee maxaad ka fahantahay sida nin wadad nimo shegtay Oo dad soo hor istagey miyad leedahay khaladkisa ha sheegin mise ana doqono wax fahmin mise adiga wax ka qaldan yihin
@@cabdidheere9793 Afka somaliga naxeihiisa ayuu ku cayarey wadadka waqtina uma hayo in an kuu macneeyo waa cajib hadad leedahay waxba ma qaldana hadad waqti heyso Naxwe ahan ku cade in uu saxan yahay
@cabdidheere9793
2 жыл бұрын
@@abdirashiidfawzi3953 adeer afsomaliga waa udhalanay qofkii udhashayna looga ma aqooon badno marka hadii adiga aadan udhalan waa gooni oo afka lugu soo baray
Пікірлер: 40