masha allah shiikh maxamed cumar dirir ilaahy hakugu an foco cilmigaaga
@samiyaomar3483
6 жыл бұрын
mansha allah ilahay khayr ha ku siiyo janada fardawsa ayaan ilahay kaga baryayaa
@barkhadcas337
4 жыл бұрын
Alla hakaa abaal mariyo sheekh umadana alle haku anfaco
@naftaadakahadalnaftaadakah5576
3 жыл бұрын
Masha Allah jasakumulahu khayr sheekh wallbal oo khayr shegaya
@yahyeomer6595
6 жыл бұрын
sheekh dirir ALLAAH haku xafido aad iyo aad baan ilaahay dartiis kuugu jecelahay aragti dheerida aad ku caanka tahay iga yaabisay yaa sheekh tafsiirkaaga 2011 ayaan bilaabay dhameeyeyna waa hore cilmi iyo caqli iyo aragti cusub oo ku saabsan aduunyadan iyo gaalada aan la noolahay dhinac kale ayaan wax ka arkay arin aad tafsiirka ku faahfaahisay hada ma xasuustee suuradda iyo aayada ay ahayd 2 week ka hor ayey france ka dhacday oo ahayd in madaxweynihii hore uu ku dhawaaqay waa in quraanka laga jaraa aayaadka jihaadka iyo iyo waxyaabo kale oo badan
@mohamedxusen9664
4 жыл бұрын
Axg
@mohamedxusen9664
4 жыл бұрын
617219i0
@nuunuukidscaruurta2547
2 жыл бұрын
Allah ku barakeeyo sh. Mohamed sh. Cumar dirir indhahaad noo furtaa illaahay idamkii
@engshaficiahmedqurbaawi9447
4 жыл бұрын
Mansha allah wlhi howsha islamka iyo umada somaliyeed aad u haysaan rabi unba idinka abaalmarin karo allaha nawada xafido
@anisafarah5262
4 жыл бұрын
Mnsha allh tabaarika laaha
@calixuseen6722
4 жыл бұрын
@@anisafarah5262 A
@munaofficial2721
6 жыл бұрын
Mansha Allah ilahay ha xafido shiiq diriir iyo dhamaantin
@kaysehassan6854
Жыл бұрын
Dembigeena ilaahay ha noo dhaafo sheekh mahamed cumar cimrigaaga la ha kuu barakeeyo
@ruulasalah9422
4 жыл бұрын
Mnsha alla ilhy ha idin barakeeyo sheekh Dirir
@hoodoabdilahi1697
4 жыл бұрын
Sh diirir alle janadii ha ku geeyo insha allah ilaahay cilmiga ha ku siyaadiyo
@IstahilBarre
4 күн бұрын
Mashalh.alle.haku.barakeeyo.sheekh.maxamed
@MohamedAli-rd4xy
6 жыл бұрын
Allah SWT ha xafido sheekheenna, innaga dhagateyaashana ha innagu anfaco, AAMIIN.
Пікірлер: 297