🤔QAABKA O UGUBAY: Gacanta bidix ayoo ku qabtay woona iska dheereyay kadib gaaski ayoo ku shubay sidaas aye gacantisa bidix gaski ugaaray kadibna o ka gubtay marko dabka qabad siyay xaskisa. Hadii uu badbaadinaayay labada gacmo maxo uga gubanwayey. SIDE IDINLA TAHAY IDINKANA🤔
@Hussary1
7 ай бұрын
Great observation, saas u badan tahay lkn waxaa larabaa xaqiiq. Fire marshal si fudut ku ogaan karo dabka meeshuu ka bilaawaday. Dabka hadii uu ka bilaawaday marxuumaday Allah ha u naxariisto ama sariirta siduu asaga sheegaayo.
@BashakBaksd
27 күн бұрын
Aniwayabanahay
@HananGuesthouse
7 ай бұрын
Don't waste time luul Allhawnaxaristo and her beautiful kids must get justice 😢
@nataashacali
7 ай бұрын
Maxy tahy sbbta ku kaliftay in guri dad ku jiraan uu ugubo?? Waa been Si cad ayuu ugubay gabadhaas Dilaagan arxan lawaha ah 😢
@SaabiriinMahamud-tt7bi
7 ай бұрын
Adi maa og taas danbi hagalin
@IbraahimAbdirisaq-pc1ep
7 ай бұрын
Taasi shaqadaada maahan adba waxba hadifaacin eedaysanaha wuxuu mutaysanayaaa dil😢hadii ladilina Dhanka alle ayaa sugaysa😢😢@@SaabiriinMahamud-tt7bi
@@nasteexo-cj3otsubxnalah meyd maa Ka baxsan la’ nacalad kugu dhacday
@maskiintiialleinaahmed733
7 ай бұрын
Caqli xumadiisa waxaas uu dad la soo hor istaagayaa yaa waaye qofka naftiisa iyo ciyaalkiisa alaab gubaneysa Ka dooranayo Ilaahay nagu ma keeno dabaq baan daganhay mareykan 🔥 fire markuu dhaco oo dabaqa bahalka digniinta qeelyo wlaahi xataa kabo xataa ma xasuusto iyo garbasaar anoo qaawan aan ciyaalka la cararaa si aan banaanka u aaado
@SudaysiAhmed-j6s
7 ай бұрын
Waar ninka wa benale ha la dil0 mize al zhabab ayad zugeysan deeee😢
@nihaalbiintuilyaas2442
7 ай бұрын
Alshabaab oo dhan inta u doodeysa baa ka mida luul hadey cadalad weydo ilah baa mlinka la is xaqireyn cadalad ka heli
"Wan gubay hadana anigaa soo badbaadiyay kadib wanka cararay halka aan cisbitalka gayn lahaa" waa isku key qaban la'adahay aniga
@shukridaud5736
7 ай бұрын
Been cad oo laso dhoodhobay wye ma aragtidoo meqo af ayuu kuhadlaa teda qof ilmo agooon hesto sidoo qol gubanayo ugalaa oo isku dilaa ma aminty adi walhi wax macquul aya lobahanyahy kow dheh lkn Alle ayaa weyn oo xaqiqda og😢
@mayo3034
7 ай бұрын
@@shukridaud5736 aad iyo aad. Alle xaqeeda haka soo saaro maskiinta
Waan gubay muusan oran. Xaqiiqda Allaah baa og balse waa macquul in si kama ah ay ugubatay gabadha. Si kastaba ha ahaatee, hadii lagu cadeyn waayo in si ulakac ah uu ugubay gabadha, weli waa dambiile oo guri lagu dhaqan yahay ayuu dab halis ah ka kiciyay.
@CR71987
7 ай бұрын
Waxaan gob maba ahabo nin xaaskiisa alaab uu u dhigay gubayo maxaa waaye ceeb waayabe hay war kan tiirka hala geeyo dabaalka
@aminaali8887
7 ай бұрын
Subhanaallah tan Allhahu ahlam
@mohamedshardi6198
7 ай бұрын
Looyarku wa runtiis asaa yiri wana duuban tahay 4:26
@ssimanumumustaq7148
7 ай бұрын
Somaliyeey Ninkaan hala dilo Indho adkaa 😭😭😭 Subxanallaah alaabteyda ku ye 😡
@jiimihindi
7 ай бұрын
Wall adigu mad jogin gota e wall ha baqin diil onad Shahid ka ahyn wa lagu wedina akhiro ogo tas dheh alahu aclam anigu waxan ah dumar o jogta hargeysa qabil na ma wadagno waxan ah d5 ok
@muscabciise5730
7 ай бұрын
sidaa u gubtay ayaa lagu guba hde cadalad jirto
@zuhaybxasan387
4 ай бұрын
Xanuun umada ku cusub allaha ku rido adigana xeer ilaaliye yaxye allaha ku barakeeyo aakhiro iyo aduunba❤
@mohamedshardi6198
7 ай бұрын
Dabka eey ku gubatay yaa shiday ? Asa shiday sa awged asaa dilay .
@Aliza.Mahamed
7 ай бұрын
Waa kugu racsanhy😢❤
@abdiosman8025
7 ай бұрын
Laakiin wey kala duwan tahay haduu gabadha shidaal ku daadiyay kadib na gubay iyo haduu alaabta keliya gibay kadib na gabadha dabku gaaray.
@mohamedshardi6198
7 ай бұрын
@@abdiosman8025 qaadis iyo jiidis wa isla meel geyn . Dabka asaa shiday ogoow uma shidin inu cunto ku karsado markas shil ayeey naqan lahed balse guri ey dad jifaan haben 10:00 . In dab lagu shido si lo gubo wa fal ku kac argagixisanimo iyo dhaqan mafio . Sa awged Asiga ayaa ka masuul ah waxkaste dhacay . Gabartana gubay sido kle hantidina gubay . Sidey ila tahay wa wax qorshesnaay gabdhu wa hurdesay o Maba ogeen dabka . Cadeyna uma bahna madama is qof bini adan ah dab ma dhaxjogi karo , taasi waxa raacsan jirkeda sahalkaas kuma wada gareen dabku hdi aan lagu shubin shidalka . E wa ay ka ceyman lahed. Si kastey naqataba kor iyo hoos ninku wa danbile.
@MohamudDek-f8u
7 ай бұрын
Abuukaate duudiye uyeedha Mesha wan ku wareere X Twitter ninka xaskiisa gubaday ayaa ka dhacayaa Halkan xaaskayga waan jeclaat Mida kale alaabta laga gubayo Muu qaato xafadoodi gaysto
@ZahraKifaax
7 ай бұрын
Wllhi Ana hada dhaw dhahaye yacni hadalka in lagu bobsiiyo weye so shabaqa usogalo gosgos weye waresigan alle xaqa hasodilaciyo🤲
@ubaxsagal8144
7 ай бұрын
Horta dadka Somalia jooga may dhimanyihiin guriga maan gubayn ee waxaan gubaya alabta nin dhiman weeye
@colwaa
7 ай бұрын
adigaa dhiman
@abdirahmansiat6
7 ай бұрын
Edeb yeelo dadka somalia may dhimanyihiin mxy thy
@ubaxsagal8144
7 ай бұрын
@@abdirahmansiat6 haa waad dhimantihiin ee isdaweeya nin ay ku cadahay in uu nagtiisi gubay oo qiraal ayaa hadalkiisa la qadarinaya mida kale qareenadeeno ma bila aqoonba waxay nimankan si sharci ah aan uhadlayn
Anuka leh maxkamada ayaa meeshaan ka jira, dadkeeyga waa ka niyad jabay, war Daroodka aqoonta laheed keene
@farax6361
7 ай бұрын
Alle ayaa kaa xisaabin doona xataa hadii kuwani kuu qiilsameeyan alle waa ogyahay xaqiiqada
@SuheibCumar
7 ай бұрын
😂😂😂
@ssimanumumustaq7148
7 ай бұрын
Haa Wallahi 😢😢
@hatethatiloveyou7939
7 ай бұрын
@@SuheibCumar Cid u qiil sameen doonto malahane Afkaa qabso
@nasrayusuf6246
7 ай бұрын
@@hatethatiloveyou7939 car hala dilo waayahee Allaah kaliya ayaa cadaalad
@Pkolom-114
7 ай бұрын
Maxkamada waxa ee ku dhisantahay sharci gaal Waxana anan ka dhadhansan karnaa Qaraarkiisa Waxa anan ognahay sharciga diinteena suuban macanidiisa 😢
@diirshe884
7 ай бұрын
Dambiilaha wxad moda in sifican loso diyariyey gaar ahan marka firiso hadalada beer jileca ah iyo koofiyada sunada..waa xeelad waxkasta uu sameynayo yaanan la modin miskinimo iyo wanag
@Nimcaanaxmtth805
7 ай бұрын
Caruur aad u dhiiran oo aad u mudakarsan dad waawayn oo badan bay caruurtaasi dhaanta Wllhy illaahayow u hiili caruurtaas rajoobay 😭😭😭😭😭😭😭😭
@nasro7666
7 ай бұрын
Wlhi miskin wan kanaxxay in lacafiyo mag lGa qato fican will yar halays dayo marxumada ilhay unaxaristo
@haniya_5600
7 ай бұрын
@@nasro7666wa bilaa wil yar maxa ka qaldan hadii la cafiyo sowma ogid inuu gabar kale beri dili karo??? Oo gabadhaada xita noqon karto? Naf muslim ah qofka hadu barto inu qaarajiyo wey u fududahay mar kale inu qof dilaa sababta diinteena u tiraah hala toogto wa sidaas nacas iska hadashay ba tahay ilaah hoostaada haka so saaro ameen
@halish751
7 ай бұрын
@@nasro7666 ayada quranka malabeneen wll😢An nafso bi nafsi wal udunu bil udun😢😢nafta naf disho haladilo tii gcn goyso gcnta lagajaro😢
@nihaalbiintuilyaas2442
7 ай бұрын
Muxuu wax la fahmi la'yhy musan loyerka afsomali ku Hadleyn teeda kale guriga isagaa ka xiran jirey waa abyuser nnkan calaa iyo xaal dilaa sheydanka dilaa denbi kama imaanayo dilaa please luul ilah janadisa haku casuumo aamiin 😢😢😢😢
@Marshal-n8n
7 ай бұрын
Alle ha naxariisto luul 😭😢😥
@SagalXidig
7 ай бұрын
Amin yarabi🥺🤲
@MASLAX4K
7 ай бұрын
Aamiin yarabi❤
@farahismail7574
7 ай бұрын
Way maqnayd ayuuba yidhe hadana qolka jiifkay joogtay aa 😢
Somaliyeey aniga kaligay maa yaaban mise aqligayga saliimka ah ayaa saaid ah bal hada meeshan waxa ka socdo any way waxwalbo ilaahay sw ayaa inaga og cadaaladu ilaahay sw ayeey aktiisa taala i.a
@fathiwarsame7628
7 ай бұрын
Allah caqli xuma waxan rabay kulah inaa guubo inta alaabta ku leyahay
@ZuberAdan-zx3yt
7 ай бұрын
Xasbunalaahu wancmal wakil😭🇰🇪
@mohamedshardi6198
7 ай бұрын
0:21 falka intuu ku dhacay iyo imatinkisi 40daqiqa u dhaxeysay . Lkn shekadu kaso shekeeyay waxa ku jirtay inu jiifay o ay cag ay kuso turtay hurdada uga kicisay ? Mis qaban kartaa ?
@hudachanel2495
7 ай бұрын
Dumarka waxan idin shegaya.guryaha ku xirta.Camerada qarson.wa cadeyn.camerada.please save tina ogada insha Allah
@GHOST-zc2ty
7 ай бұрын
Ayadoo la meed garacayo hadee duubtana kaamirada😂🤣
@halish751
7 ай бұрын
@@GHOST-zc2ty😂😂😂astaqfurullh
@SamatarAbdi-g4d
7 ай бұрын
Subxanallah 😢
@mtoiiwamama
7 ай бұрын
Wallahi sualaha laweydiiyey eedeysanaha. Qaab kuu ujawab bixinayo sualaha wey is qilaaf San yihiin. Aniga ahaan waxaa ii cad in uu ninkaan gabadha si ulakac ah in uu ugubay. Haday jirto xaq ninkan hala dilo
@abdiosman8025
7 ай бұрын
Ma cado in gabadha si ula kac ah uu ugubay. Waa suuro gal in si kama ah ay ugubatay gabadha. Allaahu aclam.
@mtoiiwamama
6 ай бұрын
@@abdiosman8025 Maxay aheed sababta uu u doontay banziin!!!! Banziinka qilaafka intausan dhicin kahor banziinka guriga ma yaaley!! Banziinka maxaa keeney qilafka markuu dhacay kadib!!! Ninkan caqligiisa waa kamil ma ahayn qof waalan. Midakale qofka waalan xaqiisa umadooda ee waloo dodaa. Lamana Soo Saaro maxkamad
@ZuzuSaid-ts7ol
7 ай бұрын
side guri ciyaaL joogaan lo guba o weliba ay hurdan iyagu😢
@fardowsacali
7 ай бұрын
Gabadha weyba shaqeysaneysayee maxey tahay 600 uu ku celcelinayo😢
@BariraMuhamed-nx8ww
7 ай бұрын
luul uma malenayi ine cadalad helli donto sida ii muqato 😭 lkn adunkan hade cadalad kuweyday alle agtisa aye cadalad kaweyn doniin
@Faizafican3035
7 ай бұрын
Xaqiiq taaas ah
@ubahhussein7382
7 ай бұрын
Marba hadaa sayid caliyoow shiidaal soo qadatay oo guri dad ku noolyihiin ku shubtay inaa cid ka bad badeyn waa ogeyd alle ka baq qiro danbigada si laga oofiyo xadka ama lagu cafiyo manta waa aduun birina waa akhiro runta sheeg walalo adoo alle ka rajeyneya naxariis plz
@AshaAbdi-h4e
7 ай бұрын
warkisa wais dhaafsanyahay mar wuxu dhahay qolka gubayay ma ahe midkale e isku gubtay sida u hadalka udhigay,hadana wuxu dhahay qolki agubay ayada o dami isdhaheso eku gubatay
@zaytuunmohamed9620
7 ай бұрын
Mxa loo hesta kan mala dilo plz luul cadalad ayey rbtaa ninkas yusan ifka sii sarnen🙏😭😭
@cabdiwahaabcabdisalaan5196
7 ай бұрын
Asaga ayaa Xataa cadaalad u baahan cid kasta ayaa u baahan lkn in Laga sal gaaro inuu isagu dilay iyo in cid la fulisay dagdag ma fiicna
@tazniimhupii8266
7 ай бұрын
@@cabdiwahaabcabdisalaan5196walaasha bal hala gubo iyado uur leh mrkas hdalkas madhihi laheyn
@colwaa
7 ай бұрын
luul kaligeed lama dilin 1000 somali aaa xaqdaro lagu dilay cadaladna mahelin mise qeebta dumar nimada ku xanuneysa
@abdiosman8025
7 ай бұрын
Cadaalad degdeg kuma shaqeeso. Waa in la xaqiijiyaa in si ulakac ah uu ugubay gabadha iyo in si kama ah ay u gubatay. Illaah baa xaqiiqada og.
Siid Ali cadaalada ha helo shaxa maraqiga kale hadla na la hubiyo xaqa alle ogsoon runti dulmiga ma wanaagsan ha lobaro insha
@dytffttg6491
7 ай бұрын
Wllo sacid miaa ladhaha mise siiid magac mia
@halish751
7 ай бұрын
@@dytffttg6491 sayid ali wye❤
@ikraanabdiwarsame7531
7 ай бұрын
Hada Laga hadalay qof nooli mx qalad wah😢😢
@dagan143
7 ай бұрын
Subhana Allah ilahey unn wax walbo og bentana wey Raad gabanthy
@Yasmine_BaQir
7 ай бұрын
وعند الله تجتمع الخصوم
@LiibaanLiilove
7 ай бұрын
Hadii aduun laguu qiil sameeyo Aaqiro Cidi kuu garaabeen baaa ku sugi
@Xaliimomaxamed114
7 ай бұрын
Su aashu waxaa weye qof uurleh laqabo siday udhihikadhaa nin baan keensanayaa bal beentan eg baa raad raacdo waxay shegayso
@jvt88hkyr5
7 ай бұрын
Haa, marka sidaas aad usheegtay looga fakaro waxaa gabi ahaanba suurtagal ah inuu xaaskiisa gubbay. Markan hada dhagaystay wxa aniga sidookale suurtagal ila ah inay xaaskiisu yadoo isleh isaga xooga KU adkee oo xiniinya qabo ay kutiri nin kalooo financially kudhaaama ayaan keensanayaaa, lkn aysan kutashan how far he was about to go.
@abdilatifali-rc8rz
7 ай бұрын
Wey dhihi kartaa
@UbahAbdi-r9z
7 ай бұрын
Allah hanaga bad naadiyo masiibooyinka dunida
@DhaakoMedia
15 күн бұрын
What I don’t get is why didn’t she run out?
@Watermelonxberry
7 ай бұрын
Subxaan Allah 💔💔😭
@tazniimhupii8266
7 ай бұрын
Ay ay dhaly adaa gubay ma cadeyn kle ba lo bahanyhy way ba cadahay
@Hodanomar592
7 ай бұрын
Waxa isku key qaban la,a guriga wan gubay ayadana kume jirin qolka ayada gashey oo is gubte anna wan so bad baadiye waana carare oo isbitaal ma anan geyn hadu falka asaga geysan oo ay daacad ka tahay intu bad badiye ayu isbitaal geyn laha ilhy aya og xaqiiqda rabiyow cadaalad keen 🤲🏾😭
@umkhaliil232
7 ай бұрын
لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم😢 انا لله وانا اليه راجعون
@AyaanmaxamedAyaanmaxamed-lh1nb
7 ай бұрын
Ax kan waa ladhibay ee maa la qisaaso
@umuabdallahifrah8501
7 ай бұрын
Miskiin walac heeed yaa rabi unaxariiso 😢
@wdwscommittee1915
7 ай бұрын
Xaqiiqda Allah baa og qofkii waalnaa iyo qof fiyoowbo 😢
@maryamoabdinur6497
7 ай бұрын
Rabiyow wax kama qarsono 😢 xaqa so sar😭🤲
@Mohameddeeq-uk4xr
7 ай бұрын
Haduu marba geestay dil toogashadu waa xalaal🐎🐎🐎🐅
@maxamedcyare8668
7 ай бұрын
Hla dilo ninkan waa beentiis 😒💔
@ilhaanaxmedsalax2690
7 ай бұрын
Hdalkiisaba ku cadeynayo wa u isdhaf dhafaya hadkiisa beh.
@ferhanahmednur7233
7 ай бұрын
In dha adaagaaaa. Subxaaanallah
@hamdamohamud14
7 ай бұрын
Asc salaan kadib illahay halagacabsado miskaxdana hala-istixmaalo xagee lagu arkay qofnool oo miyir qaba ama caqlileh oo aa daya meel dabkasocdo waayoo ninku wuxuu leeyahay marxuumada kumay jirin qolka uu gubay ee qol kale ayey joogte qolkaas oo uu asagu ugutegey markuu kan alaabtu taal oo gubanaya uu kategey wuxuu kudhahay kasoo bas qolkaan waxaan soo gubay qolkaas kalee marka gabadhu soo may baxdeen maadaama oo uudigay ee miyey aadi lahayd meesha dabku kasocdo oo dhex gelilahayd wax walba laisku sheegayaa warmaanta waa aduunyo barina waa aakhiro sidaan ognahay ee haladhowro dadka xaqiisa
@apdishakuurnuurcadde5351
7 ай бұрын
Markii waxaan is yidhi malaha run buu sheegaya😅😅.. Cabaar Markii Su aaalaha la weydiiyey ayan ogaadey bentiisa😅😅...
@Mohameddeeq-uk4xr
7 ай бұрын
Hadaan ka togo 🇺🇸 oo guursado gabar somalia 🇸🇴 💖 joogto gacan miig ah igu xira wayo shuute inaa hor imaado marabi dambi neh allah ka faxan inaa galo mise leygu qaato cadaalat darat
waxayba ila eegtay inuu kan gudomiyuhu difacayo ninkane maxa ka qaldan mesha imika.
@adendubow5617
7 ай бұрын
War waxaaan mxaaa loo eeganaayaaa maaa tiirka la geeyo agaaah!!
@Sahra881
7 ай бұрын
Qareenka Marxuumada Luul Magaciisa igu caawiya?
@qamuyoqaliquful1506
7 ай бұрын
“Sidaad maxkamada ka hor sheegtay” ereygaas isticmaalka qanuuniga ah waa la qaloocin karaa ee nadamka cadaalada halaga saaro
@Qalbixabxab12
7 ай бұрын
Xagga alle ayey caddaalad taala😢
@IfrahJama-d4n
7 ай бұрын
Illaahay ha ku soo qabto
@fadumoshiekh-bk2zw
7 ай бұрын
Alla maserka ninmanka xumaa ninka maserdartis buu xaaskisa u gubay
@lazerlightgaming5334
7 ай бұрын
Soomaalidu waxay tidhahda Allow ya habardila oo aan cararin, subxaanallah, ma garanayio qof qof kas u dula inu naadta galayo ku warayo, waxaa u khayr ron isaga in lodilo, sidu udilay wa in lodilo, waxaa hoogay ku wa difacaya.
@sahraali8615
7 ай бұрын
Ninkaan waa lasoo dhisay saan u arko hadaladiisa
@hawodaganchannel2720
7 ай бұрын
Aad iyo aad
@smirailbir3931
7 ай бұрын
Ha waxa la yiri lamereso lkn dil wa un dil
@AbdikherHazan
7 ай бұрын
Hada Malayskadayay 😢
@SagalXidig
7 ай бұрын
Wlhi hadi lacafiyo somali cadalad kama jirto ALOW haigeynin markas🥺🙌😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdirisakalidirie7231
7 ай бұрын
Waali buu filmka ku metalayaa, lkn waa ku cadahay
@abbassheikhmahamoud544
7 ай бұрын
😂❤
@zamzammahad4986
7 ай бұрын
Caqliga ma ku siina aduu guri gube inee dadaka ku jiro inee badbaadayan waa mya wee cadahe inuu gabadha kas udile alaab kaliye ma .ahan
@ZeyHassan-h3d
7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zuhaybxasan387
4 ай бұрын
Dibjirkan hala dilo wlhi waan ku farxaynaaa
@hamdihanaan6946
7 ай бұрын
He is a monster has no remorse whatsoever. Justice will be served in the face of Allah. Inshaa allaah
@nimcoibrahim4910
7 ай бұрын
Waxan marka horaba nin ragga ma ahayn gun ayuu ahaa qolka jiifka wuu sii xidhan jiray marku baxayo hadana kulaha alaabtaydaan gubanayy war wuxu gunsana oo cawaansana ufff😢
@abdirahmansiat6
7 ай бұрын
Caqligiisa fiiri guri gubanaayo caruur dhexjoogto miyey iney damiso kuordi leheed mise iney ilmaha badbaadiso marka hore??
@umuimanchannel
7 ай бұрын
Hadaad gubin maxaa u baxsatay oo ku geeyay galgaduud. Maxaa cisbitaal u geyn waysay caruurta maxaa ugu geyn weysay reerkeda
@haniya_5600
7 ай бұрын
Danbiile Wuu qalqalsanyahay hadalada dhan wa isku dardarayaa Waa danbiile hala toogto
@umuabdallahifrah8501
7 ай бұрын
Dila ninka hadal kiisu waa is dhaafe
@XaliimoMohamedXazan
7 ай бұрын
War ninkaan u cadyay inu xaskisa gubay ilhy ka cabsada ninka hala tokto somaliyeey 😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedshardi6198
7 ай бұрын
7:31 hdi niyadisa eysan jogin siduu uga shekeyay wixi dhacay wayahaye ? Mxa loga gudbay suashaas ? Hdi ey runthy ma daroogesnaa ma cabsanaa maxa sababay inu yiraahdo maskaxdeda ma jogin ?
@dhulkaygahooyo3023
7 ай бұрын
Laa ilaaha illallaahu maxumaddan rasuulallaahu meesha waxaa iigu sii darnsyd 17:27 meeshaas avocatuhu wuxuu cadeeyey in ninkan shaydaanka ah ay jaahilnimo diin la’aan ama diin yari ugeestay falkan uu sameeyey markuu ku jawaabay “cilmigaas malaheen” in naag uur leh nin guursan karin aanan ninkeeda ahayn illaa dhasho, Subhannallah! Ninkan hadda wuu waashtay miirkiisa maba joogo, diin aqoon daro ugeestay falka.
@dhulkaygahooyo3023
7 ай бұрын
Subhannallah wuxuu ugu yeeray “falka” inuu dambi yahay ama galay wuu ogyahay. 2- 6:59 Su’aashaadu shidaalka inuu khatar yahay ma ogayd? Marna wuxuu leeyahay maya marna haa balse wuxuu raacsiiyey 7:22 haa waan ogaa laakiin markaas maskaxdayda ma joogin oo jawaabta saxan ah uu ku qarinayo jawaabta saxda ah inuu gubay uusan dhahayn marnaba waan gubay gabadha nin been ka sheegayo falka allahu akbar subhannallah shaydaan baa shaqaystay walleee. 15:20 Waaba nin xanaaq badan, yaabney indho adagaa ninku, asagaabo xanaaqayo dambi loo heysto meeshuu maskiin iska dhigi lahaa subhannallah, waa shaydaan 26:00 dab qof ku gubanayo, sidee biyo ugu damin waayey balse u leeyahay dharka ku jeex jeexay si ay usii gubato waaye micnaha, ama isaga kusii tuuray, riixay xanaaqa markaas iga baxay kulahaa, subhannallah waa shaydaan.
Пікірлер: 578