Marna muxaadaro ku qabato ayay tidhi walaahi Waa geesiyad Maashaa Allaah alle haku xafido
@ahashi7828
3 жыл бұрын
Legend prof Ali Khaliif Galayr Illaahay ha u naxariisto oo jano Fardausa ha geeyo Aamiin Aamiin sidoo kale Magaaladayda Burco oo ku magac dheer Magaalka raga iyadana Illaahay Ha ka dhigo Magaalo nabdoon oo barwaaqo ah Aamiin Aamiin
@gaaleef
Жыл бұрын
Dhulbahante alleylehe wuu tashadey, Somaliland laadbuu ku dhuftay, marka dee reer sheekh isxaaq Waxa yar ee u haray ha iimaansadaan.
@zubeirmohamed8551
4 жыл бұрын
Legend, prof Ali. I’m from Burco and I have mad respect for him. Viva Somaliland🙏✍️💫❤️
@mohammedhusseincade1940
4 жыл бұрын
1 month later he will dei
@mohamedsuleiman8602
5 жыл бұрын
SU'AASHA WAXAA KAXIISO BADAN JAWAABTA....VIVA CALI
@ruwaydaabdirizakh8362
4 жыл бұрын
Alahe kuu naxaristay ader😭😭😭😭
@samaaleabdul3178
4 жыл бұрын
Amen abayo mcn😭🥺
@abdihafiidahmed8950
3 ай бұрын
Rabbi ha uraxmado Prof. Ali khalif
@fiindarajiin8058
5 жыл бұрын
Illaahay Somaliland nagaama dhigo period ! Tanxigtaa 'Waxaad Soomaali ku diideen ayaanu idinku diidnay'
@ubaxabdirashiid2747
5 жыл бұрын
Aaamiin alleba ingama dhigin birishki somalida konfur iyo waqooyi isku xidhayay bynu degenahy somalida koonfureed iyo mida rer waqooyi inka midnimadoda isku hyna wana muqadis inan ilalino midnimada umada somaliyed wxi gosanya e somalia rabin xabashi hala midobo iyo oromo
@HDirie
5 жыл бұрын
Waa gar!!!
@naomimohamed7407
5 жыл бұрын
Ilaahy no ma kiin keeno somali iyo putlanad iyo khatuuuma dad munaafiiqnaa tihiin nabadaya noo quudhi kaa dihiine calshood ka bugtaane dad saasa maba rabno anigu waar ku dayda proka
@HDirie
5 жыл бұрын
@@naomimohamed7407 anaguba hadaanu somaliland nahay idinkuma soo socono imaka , lkn waxaan ka hadlayaa : in lays cafiyo oo la midoobo oo somalida inta maqana la baadi doono oo hal dal oo soomaali oo dhan ku midayasan tahay la doonaa inay fiicantahay , kala qoqobnaantan iyp kunkan dawlad ku sheegay samaysteena ka roontahay!!.
Subxaanallah Alow somali midee midniman rabnaaye from sool
@mohammedhusseincade1940
4 жыл бұрын
Aamiin from abtiyasha reer burco
@zakihussein9147
5 жыл бұрын
Waa sax waa war nin rag ah wax baanu wadayeelanaynaa ama waxba isuguma kaaya jiraan
@shadiyaali9076
5 жыл бұрын
waa hadal yaqaan cali kahliif waa nin aan gaban fariid
@jamaaden042
Жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARISTO SIYAASI ARAGTI FOG WIXII XUKUMADDA MANTA JOGTAA HORE UGA DHAGAYSAN WAYDAY BAA MANTA ISAGII O MARXUM AH XUKUMADI KUSO LAABATAY DADKU WA QAAR ARAGTI DHAW IYO QAAR ARAGTI FOG ANI DADKA ARAGTIDA FOG AAD BAA U JECLAHAY WALAHI WAANA TABAA MARKASTA
@khadraabdullahi9929
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ janatul culyaa alle ha kugu risaqo God kaaga beer beer aha janada ka mida alle ha kaaga dhigo
@husseinabdi4989
5 жыл бұрын
Wlhi waa Geesi reer Somaliland ah Alle cimriga ha u dheereeyo. Waar ha laga faaiidaysto ayaan leenahay
@ubaxabdirashiid2747
5 жыл бұрын
Iska hadle cali khalif mishinku idinku qolyo badn ogyn wx somalilnd la dhahana ma aaminsana wle warla wr mog maxa hysta cali galada ayaa dabada ka riixyso mishinka u wado wa lagama shekeyan kkkkkkkkk
@raxmariyaan900
5 жыл бұрын
Warutis
@mohammedhusseincade1940
4 жыл бұрын
Waa reer somaliland dhaba
@MohamedB614
5 жыл бұрын
Cali Khaliif Galaydh 👏👏👏 Waan taagerna!! Lkn Khasab iyo Maqunin iyo Sami Qaybsi laan naalagu ma Khasbaayo!
@AG-iv8ld
5 жыл бұрын
Bartaa kasii wad adeer wado sax ah baad haysaaye,
@mohammedhusseincade1940
4 жыл бұрын
Wado khaldan bad haysa hadi la idinsiyo xilalka o dhan ma noqonaysan somalilander
@MohamedB614
4 жыл бұрын
Mohammet Hussein Dooni mayno ee haysta SL
@darajosweden692
5 жыл бұрын
dadkaygaa ree Somlilnd jiiro joogaa Abdii 🇮🇹🇮🇹💚🗯❤
@darajosweden692
5 жыл бұрын
inaaa Somalilnd Jecel like Saraaa wllll 🇮🇹🇮🇹
@cabdiqanimaxamuud3904
5 жыл бұрын
Wa. Tv...xumanta jeclaaaa...waxba yelimaysid somaliland qaran...wakhtiga ha iska lumin...inttii wng sanayd wad rebtay inta xuna wad so qadatay..hore usoco
Ali has never been a teacher, I wonder why do Somalis like a title, that they never had .mr. Ali has failed his people.
@mohammedhusseincade1940
4 жыл бұрын
@@crisaaqismaciilyuusuf2286 maye siilki hoyadaa
@khadraabdullahi9929
Жыл бұрын
Waxa isku deyi jirey in uu wax ka dhaadhiciyo dad aan lahayn dux iyo iman
@AbdifitahQoorgaab
2 ай бұрын
@@adansantur4677been sheegtay sxb aqoon yahan wayn buu ahaa, xildhibaano badan oo hadda ka tirsan aqalka congress ka USA buu bare u ahaa, dadka cilmigan public administration, aadka ugu takhasusay buu ka mid yahay, Allah unaxariisto PROFESSOR Cali Khaliif Galaydh. Muddo kadib baan daawanayaa waraysigaan iyo kuwo kale badan uu bixiyey, soomalidu xaqiiqda ma jecla qabyaalad uunbay ku taagerayaan, war qofka garaadkiisa caqliga iyo aqoontiisa la qiimeeyaa.
Su'aal cajiibay waydiisay. Laakiin jawaabtaa ka sii cajiibsanayd.
@mataanfarah7645
5 жыл бұрын
Walaahi waa gabadhan su aasheeda waa la gagabay odaygu kamana jawaabin
@xamsetalazame7762
2 жыл бұрын
Alla ilaahayow unaxariiso wuxu ahaa legend
@abdifatah6661
5 жыл бұрын
Waxad tahy aqoon yahankankaliua aan khudbadihiisa raadiyo hadiiba la tiryo inta clip ee ad ka hadlayso ee you tubeka ku jira waxaanan daawan maba jirto hady jirtana way iska yartahy taa waxa sababyna xiisaha iyo sida qotoda dher ee ad uga hadlayso siyasada alle haku barakeeyo pro cali khalif galydh
@tfarahan27
5 жыл бұрын
Reer Burco are harsh to words. Be nicee guys.😂
@mrmohammedgeedi8572
5 жыл бұрын
shaki iigama jiro in pro samatar iyo ali khaliif jawaabtooda eey tahay jawaababaha farmaajo soo diyaariyey
@kadrakarie2411
5 жыл бұрын
Ninkaani. Dad uma shaqeeyo run hadii aadrabtaan naftiisa ayuu u wareegaysanayaa
@ISSACAREEY
Жыл бұрын
February 2023 Muuse bal mar kale Cali Khaliif dib aad u dhagaysto Wuxuu ku hadlay ileen Waa Jaahil aan waxba baranine
@abdikhaaliqahmed9623
5 жыл бұрын
Sharfta Alle ka qaad maamul maamul hoostagaya rabigay ku ceebay wa naceebeyay
@seynababdile6147
5 жыл бұрын
Waa runtaa libax abtigay cali galadh
@abdikaniabdirahmanakhie638
5 жыл бұрын
DAROOD waa dad laandheere ah siiba ABTIYAASHAY HARTI
@bishamaxamed496
5 жыл бұрын
Mashallah heer abtigeey daarood ismaaciil viva harti
@hibojemis5178
5 жыл бұрын
Love u bro
@Hamsa4375
5 жыл бұрын
👏👏👏👏👏😂jawaab cad buu bixiyay abtigay
@odaydaad7539
5 жыл бұрын
Tabliiq walahay dhulka ayeey lagashay
@ubahguled96
4 жыл бұрын
Kaaraha Buuhoodle saraan waa xasuuqu lagu sameyeey Kalshaale Cali khaliif shacabka ma matelo
@shaaficidici8369
4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@ahashi7828
3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@himurakenshin6053
5 жыл бұрын
Cali Khaliif anigu waxaan u aqaana '' al sheikh waryooy majerteenow'' :)
@awilakhwaanbaba1443
5 жыл бұрын
Cali naaagtaaa guurso dhehe
@warbaansoosidaa9108
5 жыл бұрын
Waa hore ayuu banjaray meesha dhuuso uun buu ku hayaa sida islaantiisu sheegtay.
@khadarmoxmed.4906
4 жыл бұрын
@@warbaansoosidaa9108 ceeb naaya
@adaruzmohamed4748
5 жыл бұрын
REER❤ SOOL IYAGOO ISU DHAN XAQOODA KAMAY 🙏SO DONAN SOOMALILAND. SOMALILAND NA MAY GARAN INAY CADKODA MIISKA USAARTO OOY SOO DONTA TIDHAA ILAYN XATA HADAY SIJEDAN INAYNU SOO JIDANO OO XOD XODANA WADA JIRKA JAM.KUJIREE
@nahawil821
5 жыл бұрын
Adaruz Mohamed Kan Yari meel kasta wuu Ku jiraa! Waar siyaasada waad Ku Dhex wareertay Ee Ka Naso In Yar.
@ubaxabdirashiid2747
5 жыл бұрын
Kkkkkk max laga so donta war dhulbahante marna wxba kama so donanyo mamulka isaaq wxnu hydin ku kobnaado hadan dhulbahante nahy wxan ka rabno mababa jirto mamulkas isaaaq
@garashomedia7632
4 жыл бұрын
Anigoo ah nin isaaqa waliba habar awala wxa aan si sx u teegar sanay somalilaand la wada leeyahay
@munadeg-aware1022
5 жыл бұрын
Mansha Allah geesi hadal aqoon ah
@cirmarbadmar5522
5 жыл бұрын
Ma taageero. Ninka leh isagoo Dhulbahantaa Xamar baan ku dulmanaa. Wuxuu noqday Raiisal wazaare. Dawladii hore dhulbahante keligii 3 Waziir oo madaxweyne ku xigeen ku jiro bay lahaayeen. Waa nin dantiisa u socda. Dhulbahante Xamar kuma dulmana waana laga jecel yahay. Iska dhaaf baryada Muuse Biixi. Dhulbahante waa soomaaliweyn.
@somalilab8848
5 жыл бұрын
Hhhhh bagaaaa bagaaa wlhi waa runteed
@sabaxalnur
5 жыл бұрын
Prof Galaydh is telling the truth and NOT hesitate to tell it. but the question is: Will they be heard? will they listen to him? Shacabka ay la hadlayaan anigu ma sheegayo, waxan ujeeda cida ay wax ka doonayo ma maqli doonaan oo ma meel marindoonaan dalabkiisa?
@fatimasahl3308
5 жыл бұрын
sabaxalnur cid ma matalu wa galiges
@asholiinartan7302
5 жыл бұрын
Nin matala dhulbahante ma aha
@laylasuruur5769
5 жыл бұрын
Prof waa runtii wax beynu wada yeelaneynaa laa kiin yaa ka dhaa dhicinaya dhulbante (fikirkaa) in lawada leeyahey somaaliland marka ey dha maato mudada muuse biixi waain ladoortaa ninkasoojeeda gobalada SOOL waain lasoodoor taa nin kartid leh oo daacad ah sidaasaa hornier lagu gaadhi karaa
@normad229
5 жыл бұрын
Ninkan I support him
@qalbidaryeele
Жыл бұрын
fikir iyo rayi xiligiisa yimid lama hor istaagi karo sanado kahor ayu marxuumku yiri cadeyteedi manka ayay idoorku ama isaaqu hayaan ee dadkan lama hor istaagi kare xuduud beleedka somalidu alle kala dhigay geeya inta wiilal somaliyeed iskusi dhamaanin
@salebanciise2654
5 жыл бұрын
Cali khaliif somaliland marti kama aha ee yagaaan ka maarmayn markaaa abtiyaal aan wax wada qabsano hadii kale waa Laka baxayaaa idina hargisa burco ayaad mamulaysan ana Goboladayda kale sool sanaag cayn adero aduunka maanta waa laysku tiirsanyahye nina nin ma xukumi karro maybe
@afendibrochannel9944
4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxaristo
@ayanlesaid1167
5 жыл бұрын
Waa odayweyn Oo la qaawiyey Yarta Ilaahow Ku xifti somalinimo Ayey rabtaa
@siciidjirfe8977
3 жыл бұрын
ilaahay haw naxariisto balse taa uu nagu khasbayey maalinta maalin walba ragayagii habeen walba somaliland way laysa
@shirwacaden5037
5 жыл бұрын
Waa jawaab waafi ah, runtiina waa ragganimo in sida ay wax u doonan, somaliland la wadda leeyahay in la helo weeye
@calicabdifarax9059
5 жыл бұрын
Dhulbahantoow intuu waxaasi ku matalo waa kuu gunimo wlhi
XAQIIQATAN🙏🙏 SU.AASHA AH INAY WAXAY AYXAQA ULEEDIN TABLIIQ KA NOQDAN AMA KA BARIDAAN SOOMALILAND .KUMAY BANANAYN GALAYDH LKN M.WAYNE MUUSEY KU WACNAYD WAYDIINTEEDU
@radhas2411
5 жыл бұрын
waa aqoonyahan aanay badi dadku wax la arkayn
@mubarigismael22
5 жыл бұрын
Su'aasha haddii marqudha madal lagu waydiin lahaa inta Xamar joogta ee tidhaahda S-LAND baanu metelaa way fashilmi lahaayen lkn Prof Galaydh siwacan buu uga baxay isagu.
@craxiin_key797
4 жыл бұрын
markad ka aqoon badan tahay bulshada jawabtu meel fog kama donaysid
@salmaanfaaris2996
3 жыл бұрын
Xaqiiq waye
@FaadumoArdo
5 жыл бұрын
walaahi waa fariid
@khadarmoxmed.4906
4 жыл бұрын
Geesiyad
@geesigunirifayso305
5 жыл бұрын
Labadii doqon ceebaa kudhacday
@asmachanel5744
5 жыл бұрын
Waar ha iiikala qaadqaadin somalilnd waa mid kaliya e Viva somalilnd
@hussenjama7797
5 жыл бұрын
Yees cali
@cunaye007
5 жыл бұрын
War odaygu aftahansana
@abdinurhassan3729
5 жыл бұрын
su'aasha inantu waa ku bahdisheey walhi waxani waa odey asaasaqey oo walan ee iska soo eryaa isaaqow.
@ardaynololeed148
5 жыл бұрын
xqiiq tan maya nin libin kaa xistiyey xumihiis waa yaabe proff cali maha nin gabay dood reer tolkii wn nin ku tagaan dood reer tolkii wato somaliland iyad sharaf ku qabta joogtanka cali, maha nin u yimi diiqad marti soore waa nin leh yuu la noolan kara tolkay 100sano soo socod oo dan la wadaagi Kara bila calayk xaal si eray qadaf ku kalaam inaa deere
@ubaxabdirashiid2747
5 жыл бұрын
@@ardaynololeed148 kkkkk shekow ku nacy ader dhulbahante hortibu kaligis Nola o adunka ku bod bodyay mel wlba markasna isaaq na lama Nolyne isga dhulkisa ku Nola hadna dad ay wx la yeeshan o la Noladan uma baahana dhulbahante wa aqaran maaha qabiil yaro qabiil kle la leeyahy hala Nolado iska hagaji hadalkagaga 100 kii sano e laso dhafy dhulbahante isgo aanu cidna la Nolyn bu nola 100 ka sano e sosoctna kaligis baa Nolanya
@ardaynololeed148
5 жыл бұрын
@@ubaxabdirashiid2747 waa run reer abtigay way soo noolayeen an ma odhan reer abtigay waa cali iyo baabah lkn reer abtigay way leeyhiin tariikh xusun oo ah inay cidna hoostagin wligood xta xilligii mustacmar ay diideen inay hoos tagaan mnt somaliland iyo mid kale toon marti uma ah lkn habo hdii si caqliya loo hadal mnta dunida dan ba la kala gata oo wuu dhmaday xilligii qorigu dhulbahantan inuu dan iyo siyaasad ciyaar wxa ku jirta horumar dhulkiisa baaxda leh nin maanta kali isma bixiyo Alle wuu idin badiye maalna idinku deeqay lkn wli arladad dagtaan horumar wey ku yaryhy
dhulbahnte ma foga inaanu slnd ka tegi karina wuu ogyahay marka ha lala hadlo xaqoodana ha loo ogolaado ayaan ku talinayaa weliba labada xisbi ee garxajis mid hadiyad ha loo siiyo shacabka dhulbahantena waxaan kula talinyaa gudaha slnd ha soo wada galaan taageero buuxdana haysla garabtaagaa siyaasiyiinta dhulbahantee u heelan inay slnd hugaamiyaan
@Ali-cu3sj
5 жыл бұрын
Hhhhh ader dhulbahante ma rabo hadyad iyo xisbi reer waxaanu rabnaa Somaliland ninkasta o xisbi furankaro la wada lee yahay isaaq dhulbahante gadabuursi, warsangeli ciise iyo beelaha kale u siman yihiin ninba codka Vote ka doorasho ku soo bixi karo
@ubaxabdirashiid2747
5 жыл бұрын
War la aan dhulbahante qolubtisa iyo hankisu waa somali wyn besha isaaq mamulkedna marna ma raacyaan wx hadyad lo siiyo iyo inan la siinba midna kagama baahana dhulbahante wxu ku qanacsan yahy inanu wxba ka noqon ama wxba ku yeelan besha isaaq mamulkeda inta qof dhulbahanta Nol yahyna lagama yaabo iny raacan mamulkas aanu dariska nahy
@yaasiinhassan2127
5 жыл бұрын
@@ubaxabdirashiid2747 aduu duamar ayaad ka tahay dhulbahante hhhh ninka ku qaawiya qolada uu yahay ayuunbaad noqonaysaaye raga u baneey ha u taliyaan tolkoode
All Somalilanders are Equal, Fairness, Equality , Inclusivity, Transparency, and accountability should be the cornerstone of Somaoiland policy, It is not in the interest of any one community to surpass the other communities. Somaliland has only one formula, Do not divide the original territory of Somaliland into tribal lands, that formula is a non starter or it is a failer.South somali have adopted that formula of dub dividing south Somali region into 7 tribal gathering of presidents based on triblism. Thus means that they are calling themselves the ,somalyeed federal government, but not even one if the 5 somali original regions us with the south union, what they have is the south Somalis tribal leadership. This formula kills the Somali weyn dream completely, Tge Somaliland vision of 3 Somali states recognized by the world, 3 somali states having 3 seats each one in the UNO, AOU, IIGAD are more stronger than the weak one .Somlilanders need to improve on all fronters, Eventually I Somaliland must win the hearts and minds of those all Somalilanders. Must be a fair inclusive Somaliland to all. Somaliland is on the right truck may Allah bless i it's people and nation.
@mrhassanali3297
5 жыл бұрын
I agree with you brother. Somaliland should move away from qabil. Qabil is what made us refugees today. Somalis should think about development
@ubaxabdirashiid2747
5 жыл бұрын
Wx kasta hady dhacan wlahy baanu dhulbahante ama rer ssc u raacyn mamulka isaaq lnd beesha isaaq sy u diidy iny la midowdo somalida inteeda kle baanu anakuna u diidny inanu raacno beesha isaaq mamulkeda hada wxan waa laga baxya xaqiqady tagysa hargysa wxy diidy iny muqdisho la midowdo laascaanod wxy diidysa iny hargysa la midowdo taasi wa dhab jirta wxba yaan maa weelo tomjeri jilayo lagu wareegin xaqiqda lysla tagya somali wyna waa mid qofki somalia ka gosanya isga iyo yeelki su rapo ha yeelo lkn lama qadanyno beesha dhexe e hargysa fikirkeda u gaarka?
@barigaburcoilaabuuhodle2241
5 жыл бұрын
Ali khaliif waa faqash
@duriyadiisayidnuur9735
5 жыл бұрын
GEESI WEYE ODAYGU libaax daarood
@cabdilaahifaarax5335
5 жыл бұрын
Ali khaliif waa tuug tuug dhalay cid uu matalana ma jirto SSC waa dad qadiyad leh
@raxmariyaan900
5 жыл бұрын
Mata waku tagere sana kamarano nasaba
@liiboy0
5 жыл бұрын
Odaygaan nama matalo Daraawish dhulbahanyte Darbi Daarood hoos fariisan mayso isaaqland odaygaana warkisa cid qadaneyso ama dhageysaneyso malahan
Gooni istaag maxya dee war ha walanina dhulbahante xaaran bay ka tahy 100 horgal xata hadad so adeegsatan inanu fikirkina idin ku raacyne anako somali wyn arkyna maxa beel isaaq o nala siman o daris nala ah na raacinya caqli yara
@hassanosmanomar920
5 жыл бұрын
Caloshiisa ushaqeeysta ah
@cumarabukar6472
5 жыл бұрын
Gabadhan ma reer buuhoodlaa hhhhh mise reer taleex
@diiliofficial1183
5 жыл бұрын
Hmm maxa lasami qybsadaa dad somali Isu keen keda iyo midaynteda moye Ayku leyihin burco iyo hargesa wx ku darsada Dantisa Gaarka ahed markay uhir gali wayday Ayu wareray
Cali waa khasaaro cidna ma metelo cida uu leeyahay somalidiid baan rabna ee uu metelaa waayo
@oscarhazn4143
5 жыл бұрын
Laga soo billaabo, 1991 markii lagaga dhawaaqay BURCO in ay Soomaaliland gooni isutaagtay oo ay ka goday Koonfurta Soomaaliya, Waxaa isbedelay Shan Maamul: oo ay kalgogaaminayeen; CABDIRAXMAAN TUUR ayr (madasax waynihii ugu horeeyey), INA CIGAAL ayr, DAAHIR RIYAALE, SIILAANYO iyo MUUSE BIIXI. Dhibaatooyinka haysta manta Somaliland; (1) MIDNIMO La,aan ay keentay DOORASHADII madaxweynaha ee 2017. (2) KHAATUMO oo sugaysa in DISTUURKA la furo. (3) SAAMI-QAYBSIGA oo laga heshiiyo. SIDAA AWGEED; SOMALILAND waxay u baahantay inay marka hore iyadu HESHIISO, INTAANAY KOONFUR WADA HADAL LA FURIN. Hadiikale wada hadaladu ma midhodhalikaraan.
Пікірлер: 239