A/C. Wadaage Halkan ka daawo Jawaabihii. Mahadsanidiin. Please la wadaag saaxiibadaa. share . Like.
@qaassimahmed3871
4 жыл бұрын
Asc mahad waa kusalaamay Marka hore. Waxaad noo sheeg tay waxaa shaa in la dilay 1993 watigaas muqdisho aan joogay dagaal qabiil la isu dilo kama jirin waxaa joogay usa oo waxaa istaagay dagaalkii caydiid iyo cali mahdi . Marka walaashaa ma qabiil aa loo dilay caza polpolaare waxaa soo dagay Mooryaan Hg ceeyr ah waqtigaas Marka bal noo sheeg qaabka loo dilay ma guriga ay dhacayeen Waa xaafadaydii hodan 1977 aan soo dagnay isteeshinka hodan dhexdiisa aan daganay 1993 oktoobar 3 deedii aan muqdisho ka soo tagay Ilaah ha u naxariisto laakiin isaaqa qabiil ahaan ma loo raadsanaynine Markaas walaashaa ladilay aad sheegaydo muqdisho mooryaan ku gurriga kuu soo gasha maahane dagaal qabiil ma jirin Waligeey adi kahor nin run ka sheegaaya shaqadiisa ma arkin xamaalina waa Shaqo iyo dadiisa Maashaa alaah 🙏👋
@MahadAbduleTurbashaash
4 жыл бұрын
@@qaassimahmed3871 Reer ahaan laguma dilin ee laba reerood oo is dhaneeyay way jireen waagaas hadaad xasuusato. Dib u raac . Laakii iyada reer ahaan laguma dilin
@qaassimahmed3871
4 жыл бұрын
Turbashaash Family Wagaas laba dagaal aa soomaaliya Ka dhacay Oo sixun la isu laayay Waxayna ahaayeen 1991 hawiye iyo daarood oo guryha la iskala baxaayay waxaan xusuustaa dad daarooda oon ka celinay mooryaan Abgaal ah oo guryihii daaroodka galaayay iyo gaalgale Laakiin caydiid iyo cali mahdi oo kala matala habar gidir iyo abgaal Waa la is dilay laakiin sidii hawiye iyo daarood isu laayeen iskuma dilin Marka ma ogi waxa sababay
@Xayaatiqurux9
4 жыл бұрын
Mahad cabdulle su'aal muhiim aan u arko ayaan ku weydiinayaa Fadlan cuntooyin aad cunto iisheeg lkn maxaadse qabataa jimicsi noocee ah ayaad samaysaa ??????
@NasraSheekh
4 жыл бұрын
suaalo in la is weydiinayaba ma anaa ogaa, sxb tani i dhaaftaye bal tu kale soo sheeg kkkk
Alle ha u naxariiso walaalo. Waan mahadsantay Mr.Mahad Talada iyo daacadnimada aad ugu jawaabtay Su'aalaha.
@AshaAli-rn5eq
4 жыл бұрын
Thank you for your advise it means alot to the young people!
@faisalhusseinibrahim495
4 жыл бұрын
Maasha Allah Turbashaash family runtii waan ka helay barnaamijyadaada insha Allah million subscribers ayad gaari doontaa Muqdisho ayaan kaala socdaa guul ayan kuu rajeenayaa.
@ashaoali8020
4 жыл бұрын
I LIKE MAHAD AND SOLA AAD IYO AAD BAAN UGAHELAA BARNAAMIJKA THIS GUYS THIS AMAZING MASHAA,ALLAH
@AbdikaNi2
4 жыл бұрын
Maasha'allaah waxaan jeclahay shakhsiyadaada waxaa kale oo aan jeclahay barnaamijyada aad noosoo gudbiso inkastoo aan waqtiga eryado hadana markii aan jaanis helo waan dhamaystaa muuqaladaada ilaahay hakuxifdiyo qaatumo wanaagsan, khayr aduunyo iyo mid aakhirana hakusiiyo.
@annaahmed2564
4 жыл бұрын
AGE IS NUMBER YOU ARE RIGHT AND YOU LOOK AMAZING KEEO IT UP mahad Cabdule..
@maryanmohamed4930
4 жыл бұрын
Like you and you are one of my favorite people in the social Media 🇨🇦 from Vancouver Canada
@nagwamohamed1288
4 жыл бұрын
Masha Allah Mahad Cabdulle qof waxbadan aanu ka faa'iidno. Thank you so much. ❤❤❤
@amalitofunnykittensvlogs647
4 жыл бұрын
Thanks for sharing..haa ganacsiga dulqaad ayuu u baahanyahy iyo farxad, soo dhawayn..amarka Ilaahay Aniga marka wax layga ibsanayo ayayba farxadu igu soo dagtaa..xataa hadaan waxba layga iibsan hadana waxaan isku dayaa inaad farxad galiyo customer kayga..qofki alaab badan iga iibsadana hadiyado yar yar ayaan uraaciya.. Alhamdulilah waan Ku faraxsanhay shaqadayda.. it's my own business
@AshaAli-rn5eq
4 жыл бұрын
Great wisdom
@ayanjama2252
3 жыл бұрын
Masha allah
@rahmaaalisalad594
4 жыл бұрын
Alla ya raxma raximiin walaal Mahad😢😢
@wadaayful
4 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful wisdom words wa jazaaka Allah kheeyr
@faizaabdulla3604
2 жыл бұрын
Illahey haunaxaristo wallaal
@faizaabdulla3604
2 жыл бұрын
Gacan kaxaqdaran aya dismay illahey haunaxaristo aamiin
@maryancabdi5667
2 жыл бұрын
Mahad waafarxaan
@dahiradan3763
4 жыл бұрын
Masha Allah, Bror
@yusramaxamad9056
4 жыл бұрын
Mashallah mashallah
@misseuro6108
3 жыл бұрын
Mahad wllo I like your mind
@hamdicabdi8535
4 жыл бұрын
Shukran mahadow soomaalida qaar badan qurbaha waxaa laga dhaxlaa qabyaalad iyo caruurta oo is fara bixisa,marka cidlada iyo tuulada danta ayaa ugu jirta caruurta iyo dhalinyadaba.Shukran Mahad.
Walaahay walaal diric meel sare laga soorogayo uskadaayee ninsoomaaliyeed ayaa diiday in uu dacas caruureed oo hortiisa yaala diiday inuu noi bedelo carabtu laakiin wadankooda wasidaa madaalaan siiba carabta yamaneed
@musemuse6648
4 жыл бұрын
Asc Mahad aniga sual ma qabo laakiin waxan ahay qof reermagal ah oo aad u labisan jiray hadana ah waana gaboobay welina labiskii waa jeclahay marka sideen oday duqaa iasaga dhigi karaa waloow aysan nafteda weli aqbaleen inaan gaboobay?
@guledmuna4464
4 жыл бұрын
Turbashaash wllo waan ku salaamey barmaamijkaaga aad baan u xiiseeyaa ,waxaan kuu rajeynayaa caafimaad cimri dheer waanan ku salaamayaa magacayguna waa Muna👊
@quicknessinc7654
4 жыл бұрын
Kkk
@saaam6896
4 жыл бұрын
Hays dhiibin waligaa xaradu waa lagu dhintaa
@musemuse6648
4 жыл бұрын
@@saaam6896 mahadsanid
@ggihmrmahb1542
4 жыл бұрын
Mahad waalaala waa ku salamaya waxad isoo xasuusiya wayo waayo
@sidrasirad9475
2 жыл бұрын
iminka la joogo ayay sidad yihin iyago qurbe jooga naagaha dukamada sidasay ku soo eegaysa iyado kursigeedi ka soo kicin ma waxad argtay dukan dhan qimaha lagu qorayn
@hudahashim3062
3 жыл бұрын
Walhi jawabtadi murugta laheed waa la oyay
@saaam6896
4 жыл бұрын
Mansha alah lkn waxabad mooda inuu adiga ku ogaa wllo Tropea bashaash magacasi waa kugu so baxaya shaqsiyadada
@FaadumoArdo
4 жыл бұрын
Dgaanka jabuuti duruucda iibin jiray talow ma cabdi baarid baa top duruucda ayey reer jabuutiga weliba dumarka lacagta leh
@farxiyoomar2068
4 жыл бұрын
Hal suaal baan ku weydiin lahaa. Nama adan barin xaaskaaga ama kama hadashid ilmaha hooyadood may nooshahay. Haday noo shaha maad wada joogtaan mise waad kala tagteen
@iglamisshow574
4 жыл бұрын
Hhhhh
@HmTradez
4 жыл бұрын
Turbashaa waa ku salamay bulaxaar imisay Hargeysa u jirtaa maxaa magaca loogu bixiyey
@SahraSsDama
3 жыл бұрын
Asc
@RamloRamlo-kw4wf
4 жыл бұрын
Sorry
@amraneahmed9036
4 жыл бұрын
😂😂😂😀wa runta daa du wa number ikasto somalidu daa da ii la weydiyo naceb yihiin
@nuraldin2656
4 жыл бұрын
*Sorry likn sababta loo dilay inad no fahfahisid ayn jeclaynlayn hadi anay dhib kugu ahyn*
@Rumaysa144
4 жыл бұрын
Wakhtigaas waxa ugu badan oo dadka lagu dili jiray waxay ahayd qabyaalad
Пікірлер: 92