canshuurta dadka hawiye laga qaado baa calooshu intaa ku le ekaatey waana xabashi
@warsamaosman-Sool
2 ай бұрын
Alle ha halaago dawlada fadaraynta zoomalia iyo dhamaan qadaadweyn iyo qadaadweyn ladaaqba.
@abdirashidalidof8016
2 ай бұрын
kan soomaali uma eka wuxuu u egyahey ciidanka amison
@abdirashidalidof8016
2 ай бұрын
soomaali diid hadba qolo bey sheegtaan ilaa xabashi ey sheegteen
@farhanshuuriye5060
2 ай бұрын
Mr. Dabodhilifoow, iska leefleex waxa quudhsiga ah ee Qadaadwayn ku siiso.
@fadumogedi7423
2 ай бұрын
Calooshii u shaqaste
@abdirashidalidof8016
2 ай бұрын
dir waxaa la dhahaa ciise iyo samaroon iyo biya maal wax sure ladhaho ma jiraan midgihii iyo jareertii koonfur joogey baa labaxey surre ogaada isaaqna waa dad hadba qolo sheegta ilaa aakhirkii xabashi ay ku danbeeyeen
@abdirashidalidof8016
2 ай бұрын
Waa calooshood u shaqeys tayaal kuwaan reer hargaysa kayimid midnimo beena waa xabashi inoo fadhida muqdisho hala ceydhiyo
@nuradinaahmed5292
2 ай бұрын
Kan abaartii daba dheer ayaa koonfur la geeyey sidii ayay abaartu uga muuqataa
@farhanshuuriye5060
2 ай бұрын
😂😂😂😂
@said1498ify
2 ай бұрын
Meeshan dawladi kama jirtee ee meesha iskaga tag.
@MaaslaxMaxamed31
2 ай бұрын
Sakaaro saladeeda o la arkabay astaa😂
@abdirashidjibril8331
2 ай бұрын
Ninkaan sidaas u hadlaayo waa inuu soomaalida isku diro si gooni goosadku qiil u helaan. Been cad ayuu sheegaayaa
@MaryamaSaleebaan
2 ай бұрын
Tuug calooshiisa ushaqayste Ah runta waxba haka gaban ee waxaad sheegtaa inuu hubku ka yimi jabuuti oo somaliland lagula dagaalamo
@seeraarbmchannel5623
2 ай бұрын
ma qajilo adeerkay bal beentan uu sheegaayo eega war hubka dowladaa soo iibsataye rabtay na inay beelo isku dirto ee adigu inamadii reerkiina ee xamar 5 bilood lagu jidh dilaayay ee xiniinya laga saaray ka hadal xuquuqdooda Alle somali iskuma soo celiyo mana dhacayso isku soo noqosh ee iska shaqayso xaangeeyooy
@user-horo
2 ай бұрын
Hubku wuxuu ahaa hub dawladu uwaday argagaxisada ka hawlgala gobolka sool ee somaliland oo ladamacsanaa in xaalada gobolka sanaag lagu rido xaalad dagaal iyo qalalaase balse ilaahay ayaa kashifay oo qabtay
Пікірлер: 19