daba gooye kuma jiro ninka dhahayow waaa ku jiryaa waliba asagaa toosinoyo sfcn u hubi masha allah ragaan rag sidoda way adagthy si lagu helo macanaaa
@animefan4365
7 жыл бұрын
masha,allah codka cali sheikh ibrahim is the best ilahow kheyr kusii
@macalindayax9090
5 жыл бұрын
Mashaa alaah Waley subac aa kadhacey
@iidowmaxamedlays920
4 жыл бұрын
Dadkan qur aanka xitaa like uma quuran dislike inta siisay gacanta ruf alahayow
@sihaamcabdulahi7644
10 жыл бұрын
Mashaalla macaliminteyna msheylilaa m cali sh m yusuf cali m abuukar jezekalahu qeer ilaaheynobarakeyo. Wll muqalkisa masoogalikartaa ajirallaha kasiyee
@jbnbf7232
7 жыл бұрын
masha Allah
@xxxxxx-nh2hl
7 жыл бұрын
Maasha alhaa
@hassanmohamed2508
Жыл бұрын
maasha Allah
@subactv1
10 жыл бұрын
Maaasha alllaaah sxb subac aad soo galisay youtube Jazakalllaaah qeer noo soo badi sxb suaca
@ibraahimnuur9531
10 жыл бұрын
inshaa alaahu waan soo badinaayaa lkn waa maqal lee waa subac hore canjal aan ka sii duubay
@subactv1
10 жыл бұрын
sxb maqalka waa ok canjaladaha hore ayaaa rabaaa cali shiiq ibrahin ku jiro hadii aad hayso soo gali canjaladaha hore sxb waa mahadsanthy
@ibraahimnuur9531
10 жыл бұрын
in shaa alaah waan soo dhigayaa ee soo duceya
@cabdalayare8275
9 жыл бұрын
Mashaa allah allaha niixafido cali xaaji iyo Ibrahim nuur
@cabdalayare8275
9 жыл бұрын
Sxb ibraahim ajar allaha kaasiiyo subacii ad hore osoo kalisay oo ahaa maqalka kuli so wada dhig Mahadsanid
@maqanemedia3988
7 жыл бұрын
*cali cilan*
@mahigaanboqorka.guusha8061
8 жыл бұрын
masha alaah ragaan in yar lee ka aqaan lkn waxaan u baahnaa lahaaa hadaad heyso 3 kabiiir oo aan ka dambeeyo sxb maclin daba gooye iyo maclin Nuur awal iyo cali maclin sadax daas oo jalaad sabdi ah Amba jimco ah hadaad heyso please soo gali sxb mr Ibraahim
Пікірлер: 42