Mar marka qaar aniga waa igu adag tahay inaa aamino waxa xaga ka socdo maadaama aduunki wada munafiq yihiin, yahya qof run ma yahay mise waa film Hollywood oo la rabey In falastine la dhameeyo walahi ma ogi Allahu aclam
dhil giriir wuu kudhacaa lkn bi islaamka ayan kudhacayso taa aya kufilan tan ilahay wa mid weyn
@IsmailEgge
59 минут бұрын
Aamiin🤲
@ifraxmaxamud9617
51 минут бұрын
Aamiin yaa allaah
@faarahjama243
2 сағат бұрын
Yaxye zinwar tacsi Uma baahno ee wuxuu ubaahan yahay in hadaf kiisii Ahaa falastiin xor ah oo sharaf kunool In la helo in laga shaqeeyo loona duceeyo in uu alaah geeyo janatul aclaa in sha alaah
@jawahirelmi9
Сағат бұрын
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
@Axmed-jf8fu
Сағат бұрын
Wcs waraxmatullaah wabarakaat turkey ha is muujiyo awoodiisa intii shahiiday reer falastiin yaxye sinwaar geesi islaamka ka shahiiday alle Wayne ha ka aqbalo shahaadadiisa aamiin Aamiin
@yahyahassananshur3705
2 сағат бұрын
Allah unaxriisto Marxuum Yaxya Sinwaar, Qabrigiisa waasac Allah uga dhigo
اللهم انصرهم اخواننا المسلمين والمسلمات في كل مكان يارب ياكريم يارحيم يارحمن ياسميع يامجيب الدعوات ياحي ياقيوم ياكريم يا ارحم الراحمين اللهم امين يارب ❤❤❤
Dagaalka waa soconayaa yahuuda iyo America warkooda kuma jirno
@KaaamilCarabcalidaahir
Сағат бұрын
War xayisiiska yareeeee
@mohamednoor4008
2 сағат бұрын
Turkiga iyo dhaman carab wa qashan iyo munafiqiin
@Omarlibaax
2 сағат бұрын
Ma habrahaa
@noorholac6849
2 сағат бұрын
Aduunka asaaba sabab u ah
@jawahirelmi9
Сағат бұрын
Asc nadaara show subax wanaagsan
@abokorabdi174
3 сағат бұрын
Fiqulubinaa xamaz illahayba gargaraya 🤲🏿😰
@sucdisafi3692
21 минут бұрын
Asc somali weyn Ilaah ha u naxaristo halyeeyga geesi geesi dhafe o ahay dad cabsanayo o xaar ku fadhiyo tacsi uguma bahna ee ilaah musliminta cabsida haka saro wali sunni amiin o somalia ugu oreyso ❤
War maaa muufu noqonaa hee ,nasrikii Allaah wa owimaanaa galo ha iska faajo faajood.
@ahmedshanta2962
3 сағат бұрын
#Nadaara#show hal codsi ayaan wataa Wariye waan ku daawada salakiin #XAYAYSIIN TAADU aad ayay u dheertahay naga yaree Ma warka ayaanu daawanaa mise Xayaysiis
@Aliyare25
2 сағат бұрын
#XAYAYSIINTA is dhaafe hada rabin
@AxmedxasanCabdule-ml3wn
2 сағат бұрын
Dhiiga falastiin agtoobar la hor ayuu daadan jirey
@barashadahigaaddaiyotajwiidka
2 сағат бұрын
Ilaahaw reer qaza guulee oogarabkooda ahaw
@abdiomar489
3 сағат бұрын
QADAR - Adeeg Bulsho eh dheh . Sidaas ayaa Sax eh
@Faaizaisabando
2 сағат бұрын
Asc allahaka dulqado aduuyadu wamida iskubahesatay inlababasho cid aan ale ahen oo ugagaarreso malahan allow gargarkaga sodadaji aaaaaamin yarabi😂😂😂😂😂😂😂😂
Daanyeero isku yimid nacalaatulaah yuhuud iyo nasaari reer qoomuluud dhulka alle idinla rog
@Sahallohos1940
3 сағат бұрын
Ashahaado hadaan eebo ridi waynay Ismaaciil mire alaha u naxariiso
@ismailnoor1783
3 сағат бұрын
Yes nadara wan kusalamey
@MaryanFaarah-s2q
Сағат бұрын
وكذلك جعلنا في كل قريةاكابر مجرميها ليمكرو فيها وما يمكرون الا بانفسهم وما يشعرون
@ayaanleabdule4715
3 сағат бұрын
Asc Nadaara horey ayaa loo yiri Aqiyaar waa tee Aqiyaar waa anagoo isyeel yeelin Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa hadeey naan wax ka badali orodka Israel aay dunida ku Xasuuqa yaan Israel na aay meesha aay rabto in aay ku duusho hub na loogu daro Caalamka na dhibta aay ku hayaan indhaha laga daawanayaan Caalamka Shar cigiisii lagu baabiyay Dagaal lawada Baray Cid hub iyo Cuna qabateeyn kama shaqeeyn doonto hadaan dib leeysugun noqon Dagaal ku Muslin iyo Gaalo ayuu noqon doonaa Carabi na weey ku Burburi doon taa inta aay indhaha ka daawanayaan Xasuuqa Yahuuda ka wado Falastiin iyo Lubnaan intaas kuma joog san doonto
@daimondumuanas8622
3 сағат бұрын
Bariga dhexe maxaa ka yaal mida kale nin gurigiisa lagu heysto oo gardarada garab lagu siinayo ree galbeed wax run usheegta ayeey waayeen lkn maalin yaa dhici doonta in dhulka lala simi doono bilaa buuq eeyaha ay bariga Dhexe ku ilaaliyaan
@moxubomamamia373
3 сағат бұрын
Wcs wr wbr subax wanaagsan walaalkeen
@AadnaSoomali
2 сағат бұрын
صو مال❤ان لله لا وانها عه رجعة ❤يحي سعن وار قبرصواصع جعنتفر دهص الله حعكورب❤وعري سلام الله عليكم ورحمة الله ❤
@Maxamudyasin1234
2 сағат бұрын
Zxb nadarow ilaahey gargaarkiisa sogeyna yuhuudu waxy doonto ha smeyso
@haybecismaan6239
Сағат бұрын
Ilaahaw gaalo qabo.waxwalba anagaa ah ah ayay gaalo taagan tahay ilaahaw dadkaaga ku caabuda u gargaar
@maxmedaxmed7492
3 сағат бұрын
hadal layska yidhi ayey u egtahay hadal oo kaliya dalgaal kuma joog sanaayo. Waa inay maka hore joogiyaa hubkan ay furaqayaan.
@SuhurAhmed-bf5ly
3 сағат бұрын
Guul mujahidinta xamas❤
@marianhussein1545
3 сағат бұрын
Hadalka reerlkaan Waa iska hadlo ina igar
@halimaaliabdullahi1262
43 минут бұрын
Naclatulaah yahuud iyo reer galbeed iyo mareeykan ilaahow ciqaab
nadaara waan ku salaamayaa waxaan qabaa suaal maxaa ku dhacay siyaaradii aad soo dhigi jirtay linkiga ma la diiday siday wax u jiraan yaa nagta naga galiyey? Jawaab aad baan ku salaamayaa
@HalimaxasanKaahiye
2 сағат бұрын
Wadanka dhan waxa loxasuuqayo yaxyaa sinwaar bas malodilayay
@abdullahimaxamed5581
3 сағат бұрын
Subax wanaagsan yaa nadaara
@ardonoorwardhere8913
2 сағат бұрын
Kulankodu wax faad ido maleh mar hadanay damiilaha gacmaha ka qabanayn hadi fitantu halkay ka socot la abarayn
ilahayow ha no caronin reer gaza dartoda yarabi waxba uma qaban karno sanad iyo wax lajira la xasuqaya musliminta indhahey ka hestan. yahud iyo gaal waa isku garabsaden hadal lee ma ahen ficil waa la layahy ilahayow garab sii una gar gar reer gaza rabiyow yahuda iyo inta ku lug leh xasuqa shacabkasi masakinta ah rabiyew inta qiyamaha la garin adunka ku cinqa yarabi
@Hindocumar-p5h
12 минут бұрын
Rabi haw gar gaaro shacabka rer gaza carab ayaa dhiigooda u hibeysey gaalo cadow ah
@moxubomamamia373
3 сағат бұрын
Waxooda waa xasuuQ😢
@dhurwaalechannel6137
Сағат бұрын
Waa tuug tuugna warkooda looma baahna dagaalku ma bilaaban October 7 ee waxay bilaabatay 1948 markii dhulka reer falastiin xooga lagu degay
@afrahap4406
56 минут бұрын
Waxaa jooga geesiyaal wada 25 jiro taba baran duulaya insha allah
Пікірлер: 140