Masha Allah Dulqaad baad muujisay. Ninkaana waad u nasteexaysay.
@alikaahiye4168
3 ай бұрын
Thank you sh jazaaka laah
@awm221
3 ай бұрын
Jazakallaah khayr shiekh mustafa
@mmh8047
3 ай бұрын
Sheekh jazaaka Allaah khayr.Bal intiina Ahlul Cilmiga ah arrimahaan oo kale si xikmad leh u islaaxiya
@huseinabdidahir4039
3 ай бұрын
Asw mashallah... illhay ha soo hadeeyo wiilka ... Walahay waa runta Sheikh... illhay bisha Ramadan ha soo hadeeyo amiin . Sheikh dacwada halka ka sii wada mashallah. Rag iyo dumarbad oo musluma oo waliba soomaaliya aya u haysta in gabadha carmalka ama la soo furay aay galigad ama bila wali aay is maharin karto .... dhaman umada muslimska ee soomaliuyad sheikh arinka si waay uga hadla inshallah dadkana inaga saxa inshallah illhay wanaga iyo xaqa illhay ha ku duwo dadkasi amiin sheikh adiguna fadlan muxaadaro balaadhan ka diyaari aringa inshallah ....
@user-bz9sf3mt8w
3 ай бұрын
Sheekhoow kan culimo ma ahan waayo gabdhaha kuwa ugu afka dheer iyo kuwa uga akhlaaq xun ayuu mar kasta la joogaa Kan komantiyada waa ku xakameenweynay. Waa mufsid waayee iskaga aamus kan iyo akhyaarnimo xitaa uma dhowa
@Wadakirbilquran
3 ай бұрын
Juziiita khyran ah Mustafe dulqaadkaada Illaahay ha kuusiyaadiyo
@mashallahsharzad8458
3 ай бұрын
Masha Allah Thank you 🎉
@aminaabshir1495
3 ай бұрын
Subxaana Allah. Jizaaka Allah kheyr yaa sheekhunaa
@mukhtarhaji1911
3 ай бұрын
Mahaa alaah sh mustaf sida aad ugu naseexaysay wiilkaas wareersan ee sharciga uciyaaraaya
@user-fg8sm7ts3t
3 ай бұрын
Mhdsnd sh.mustafa daaciga sidan aya laga rabaa deganaan cilmi kudhisan m.a alaha kuxifdiyo
@charlescuba4780
3 ай бұрын
Sheik mustaphe Allah haa ku barakheyo
@user-bt8yd1hc1f
3 ай бұрын
Alaa yubaarik Shekh Nin kaniy Alaha sohadeeyo sancadaalaha baas
@lulafarah6885
3 ай бұрын
Masha Allah jawaab fiican ayaad siisay sheekh Mustafa jazakalah kheyran Allah darti ayaan kuu jecel nahay❤❤ Allaha nahoo kaa daayo
@samatarhassanabdillah2400
3 ай бұрын
Masha'Allah tabarakalAllah si dagan oo edeb iyo diin ku jirto ayu ugu jawabey
@burhanhassan524
3 ай бұрын
mansha ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️
@rahmhussein4883
3 ай бұрын
Subxanalah sheekh mustafa Allaha ku barakeeyoo
@Deeqa-jm8yl
3 ай бұрын
Yeah rabi maharani shekh
@anabmohamed4036
3 ай бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah Allahuma barik fiika walaal sh. Mustafa! Allah haku sugo aduun iyo akhiro ninkaasna Allah hasoo hanuuniyo xaqana waa in ladifaacaa markastaba qofna looga amusi maayo. Barakalaahu fiika noo wad shaqada fiican marwalba.
@user-tu5nm1id6v
3 ай бұрын
Shukran sheekh mustafe
@maahirmooraal8728
3 ай бұрын
Sheikh Mustafe waad gudatay waajibkii aad ugunasteexaysay brother kan qaldamay,iska dulqaado Ilaahay wuu ugargaaraa kuwa samirka iyo dulqaadka muujiya khaasatan Bisha barakaysan ee ramadaan.Ninkan Ilaahay hautoobadkeeno haduu diidana isgaa kudhibqaba.
@MohammedQashabir
3 ай бұрын
Shekhe mustafe wad mahad santahay sida wangsan ad ugu jawabtay isgana allaha so hanuniyo amin shekh baban u hayste
@user-gh3dr5ip1u
3 ай бұрын
Walaashiis iyo xaaskiisa iyo gabar uu dhalay haddii lagu Guursado sidaa uu yeelay oo kale kawaran muxuu dhihi lahaa.. Aqoon daraa ka muuqato.. ninkaas.. Waxaasi guur maahee naagtuu rabay inuu ka dul boodaan isleeyahay meeshu nikaax ma jiro..
@user-ii7oj5wn7j
3 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان ربي العظيم اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
Sheekh Mustafa mahadsanid runta usheek ninkan warersan
@munaamiin
3 ай бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد 💚💚💚💚💚💚💚💚💚🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹سبحان الله العظيم و بحمده سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم سبحان الله الحمدلله لا اله الا الله الله اكبر لا حول ولا قوة الا بالله لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير لا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه الحمدلله على نعمة الإسلام جزاك الله خير الجزاء يا شيخ حفظك الله طال عمرك يارب العالمين ماشاء الله لاقوة الا بالله
@user-iw3md4wn4f
3 ай бұрын
Allaha ku sharfo sheekhaw
@hooyosom8904
3 ай бұрын
Sherkh Mustafe Wa Skeekh Nalu Qaali Ah Allaha Xifdiyo Amiin Yaa Rabbi
@macowkhalif7724
3 ай бұрын
Jizakallah shk Mustafa. You have played your part. It is up to him to take it or leave it.
Aniga horta waxaa ka yabay dadka khaldaan Maxay cay uga soo horaysa Mashaallah sheikh sii fican ayuu igu jawabay barakallahu feek
@user-wv7cp5lf7b
3 ай бұрын
نسأل الله العفو والعافيه
@munaamiin
3 ай бұрын
ماشاء الله walaahi runta aya usheektay adigo dagan aya wax walbo fahamsiisay Allaah ha so hadiyeeyo Allaah ha ku xafdiyo adigana Aamiin Aamiin ya rabiy
Mansh allh sh mustafe allh haku barageeyo jawaab waafi ah baa siisay ninkan ku caayey waxaa lagu yaqaan qofka ciyaala suuqa ah in uu waxa caayo lkn adigu waajibkaagii waa gudatay
@ashaelmi3575
3 ай бұрын
Innalilah wa inna illeyhi rajacuun sheikh niman kan iyo niman sheikh yo iska dhigaya oo ey watan saney gabdha tii caqli gaban ama illahow hana fidneynin 😢 lafid neynayo ey ugalan Illahey ajar hakasiyo wayo dadka ama nimanka diinta sayrabaan ugu dheel dhelayo 😢 oo ku xadgudbayo waa soo bateen 😢 illhow dartood hanoo masibeynin 😢 Jizakallah alfa qeyr sheikh
@user-on6uq3wj8y
3 ай бұрын
shekh mustafe ❤🙏
@hooyosom8904
3 ай бұрын
War Sheekha Hanaga CAAYEN ADEKA Allaha Ku So Hanunniyo Gabadhana Dhibta Ka Dhaaf
@ibrahimgas6536
3 ай бұрын
Muqdisho waxa ku nool 5.1malyuun oo shacab somaliyed mana ku jiraan dadki u dhashay magalada Wana dad ama shacab ka so kala guuray tuuloyinka degmooyinka iyo gobolada dhaman Somalida. Dadkan waxay isugu jiran dad sixir ku shaqeysta dad dadka dila dad diinta ku qaraabta dad is qarxinta ku shaqeysta. Shekh mustafa ninkan ku gafaya luuqadisa wa somali kenya 🇰🇪
@Axmed-jf8fu
3 ай бұрын
Waa daawaday ninkaan waa qolooyinka quraafaadka ku qaraabto ha towbad keena shiikh mustafa ha u gafin ninkaan hala xiro garka sunnaha ayuu ka mid yahay
Пікірлер: 253