Walall I love you for the sake of Allah❤❤❤❤❤❤❤thank you very much
@LeilaMohamed-t6q
5 ай бұрын
Allah waxan kagabaryeye janatul firdowsa alacla Jzk love you for sake of Allah InshaAllah meet you in Janna Amin
@MumtaasAxmedAllownahanuuni
5 ай бұрын
Mansha allah walhi si garan daganaan u darema markan gabadhan codkeda maqli hadal kaliya Ayaan ku jecladay aqoon garana Uma lihi mansha allah xppti.hadalkaga ayaa iso jitay ilahy ha ku barakeyo macanto ilahy janada Rafiq ha igaaga ka dhigo❤
@hamdixsan
5 ай бұрын
Abayo mcney Musiga ka reeb illahay ha ku barakeeyee
@HayatHufane-w1n
5 ай бұрын
Amal wanag badaney hn alle haku barakeyo wax badan bad ifahnsisay shukrn😢😢❤
@SabaaxAli-kt2vv
5 ай бұрын
mahadsanid Amal jasaakallaah khayr akhii qli❤
@haboonabdi-lt5xw
5 ай бұрын
Masha allah maclimadeyda codkaga wlhi amzing naxariista ku jira lakin dhawaqa ka dambeya maka reebi karta ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@malikatushaada5636
5 ай бұрын
Cilmi badan baan ka faidne ilaahy haku barakeeyo adigo kalena habadiyo habibti ❤️❤️
@MumtaasAxmedAllownahanuuni
5 ай бұрын
Xppti musigan yar haka reebin aad ban daganan udarema markaad so raciso duni kalena waan gala oo qiro qiro ah😢
@Sahruush
5 ай бұрын
Abyo Amal jazakallah Khair xalad aan u bahna ayoo isoo garay muqaalkan😢❤abaalkaga janno Alllah ka dhigo❤
@BishaaroBilqeer
Ай бұрын
Thank wall qali ilhy ajar hakiisiyo sa khayrka. Nolashevlaady❤❤
@hayaatbeautyAliii
5 ай бұрын
Saacad ka hor lee fiiriyey inaa post so gelisey iyo inkale shukran hbbt❤
@JIMCAALE__10
5 ай бұрын
Badalka kalamda god waxaad adeegsataa mid ka mida magacyada ilaahay inoogu sheegay kitaabkiisa ama sunada rasuulka sida allah ama rahman ama kuwayowga kale ee tirada badan.
@Amal1124
5 ай бұрын
Haye walaal mahadsanid
@JIMCAALE__10
5 ай бұрын
@@Amal1124 haye wll
@Haji2931
5 ай бұрын
Waxaan rabaa inaan si gaara kula hadlee xageen kala soo xidhiidhaa wll @@Amal1124
@Jully22
5 ай бұрын
Alle hakaa abaal mariyo walaal wanaaga aad nagu baraarujisay❤
Пікірлер: 69