Maanshaa alaah suldaan ilaahay caqliga wanaagsa iyo cimrigaba ha kuu daayo talo wanaagsan iyo war wanaagsan ba waad sheegtaye .
@sakariyeCabdi-yu6bo
13 күн бұрын
ASC Ubaxle Media . Allah ha ku xafido guul inshallah JSLAND ❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
13 күн бұрын
Muj ubaxle Qasqas xeer.ilaaliyaha qaranka Ha ka Caajisina Waa muhiim waayo Sharcigoo Shaqeeyaa Cadaw farabadan oo gudaha Ayuu cabdi gelinayaa❤❤❤❤❤
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
13 күн бұрын
Allah Masha Allah awoowgay Suldaan Maxamed Suldaan Axmed suldaan Abdirahman Suldaan Diiriye si wanaagsan buu u yadlay Allah Ycizak🎉🎉🎉🎉
@cabdixuseen2686
13 күн бұрын
❤️❤️❤️💚💚💚💚🧡🧡🧡ubaxle media maansha allaah alla haku xafido insha allaa ❤❤❤❤❤❤
@cismanabdi2416
13 күн бұрын
Suldaan Maxamed Si Gobanimo Leh Buu Hadlay Guul Insha Allah JSL 💚🤍❤️ Guulayso Geesi Qaran Saxafi Ubaxle Media 24❤❤❤❤
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
13 күн бұрын
Ubaxle Media video kasta aad soo dhigto sikin Ima dhaafo guulayso Ubaxle Alla maxaa rageena in badan oo wanaagsan ku jirta faqash iyo qadaad wayneey intayada fiican ka badan intayar ee yar dawakhsan
@farahyuusuf3209
12 күн бұрын
Ubaxle suldaanafa iimaanka qaba warayso sidan oo kale mahadsanid suldaaaa n ❤❤❤❤❤❤iidaacada diraac qaran guul insha alaaaaaa
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
13 күн бұрын
Suldaan dadkiisa iyo dalkiisaba jecel proud of you.
@maxamuudcabdilaahi5317
12 күн бұрын
Maasha allaah
@roodacawad13
13 күн бұрын
Maansha allaah❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@اهلان
13 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
13 күн бұрын
XEER ILAALOYAHA QARANKA waa in uu Sharciga ku shaqeeyo Ninkaa War baahinta iyo Shacabkuba jooga hala saaro
@AyaanIsmail-ro6ir
13 күн бұрын
Ha La Foojignaado Jabuuti waa Cadaw dadkan idinkuna Ciisaha mucaaridka ah iyo Canfarta soo galiya
@اهلان
13 күн бұрын
Walee waarun cidkale maahaa waa wadani
@CaliGuray-ot7pp
13 күн бұрын
Waxad tahay qofka keliya ee aan warkiisu I dhaafin soo badi barnaamuj yada
@ismacil9022
13 күн бұрын
Waasax in raga cadawga lukta dalka uqabanaya loobadhedho
Awliyooyin qarsoon iyo Uurkubaalle miyaa Ubaxle Dadka kala baran ogaa, ,Surmaseegto,la,aa,kala sari,ogaa Saajiciinta Dalkeeniyo ,daalimiinta sadhaysan
@mohamedhuasein3712
13 күн бұрын
😂😂😂😂😢😢😮😮😮😅😅😅
@mohamedhuasein3712
13 күн бұрын
😂😂😢😮😮😅😅😊😊
@user-tu8in2sk3t
13 күн бұрын
Somaliland kaliya waxay u baahan tahay Doorasho xor IYO xalaal ah oo Lagu kala baxo,arintina waa bas ? Marka doorasho lagu kala baxo wax kastaba waxay kuso noqon caadi ? Hadeynaan heshiineynin waa inu kala hadna kala hawl yareysana ?
@qaniahmed9241
13 күн бұрын
Somaliland waxa Ciilay Sharci Fadhiid ah iyo Xeer ilaaliye Fadhiid ah wayo raga Caadaystay inay cadawga dalka la saftaan dee maaha inay ina dhex joogaan e waa in gacan bira wax lagaga qabtaa.
@user-nw8de5lo4i
12 күн бұрын
Oo dadka maxa loo baryaya miya la iska celiyo sharcigii mee waxay iska daaya miyana sharci jiriin 4 qof siday umada ugu gaftaa waar saladiintan maxa ka qaldan
Пікірлер: 32