Welcome to my Channel
and please subscribe
my Instagram yaasiin_maarshaal
#HORNSAT HCT
♡Song Lyrics 🎵🖊️
Qalbi Nuuriyaay Niyad Doojiyaay
Nasab ila jirtaay Sama ii Nabaay
Xumo ila Nacay Noloshaydiyeey
Rajo Naaxiyaay Nolol ii Dhisay
Nafta ii Huraay Naxariis Dareen
Naxariis Dareen Oo Naruuro Badan
Xiska Nugul Tusaay Nasiyaay Kabaay
Naxli Baajiyaay Nabar iga jiraay
Nacab iga hiray Necaaw kal-gacal
Oon Naafo Wadan Kasha Nuujiyaay
Nashaad Ii Taraay Nasiib kaygiyeey
Naf i Deeqday iyo Nalka ii Baxaay
Nabaad soo baxiyo Naqa ii Da'Aay
Kal Nadiifiyay Nus Iga Midaay
Nidar ila Galaay Axdi Nabad tusaat
Nusqaan Diidaneey Nagaashaha Jacayl
Nagaashaha jacayl kolba nooc Qurxoon ku nidaamiyaay, Nasri kaamilaay
Негізгі бет Suldaan Seeraar Lyrics Heestii Qalbi nuuriya | Kal nadiifiyaay nus iga midaay
Пікірлер: 22