Heestan ano Safar Ku iira Addis ababa aya dhagaysanayay Weliba Habeen Madow Xusus ayey igu ledey😊
@mohamoudmohamed5258
Жыл бұрын
3:06-2023-may 5 Habeenimo Mogadishu waaberi, heestan waagay Soo baxday wadankii aan joogay iyo Dadkii aan la joogay cawa Hal qof meel Kuma ogi gurigii aan ku dhagaysan jiray saaxibadii aan la dhagaysan jiray😢
@aragsan6552
Ай бұрын
Nabad Allah haa isuu kiin soo aruuriyo walala
@Bogasho1
2 жыл бұрын
Hees tariikh igu leh si gaar ahna ii taabaneysa my ex 2021😍
@crahmanshataa8420
Жыл бұрын
Isku taariikhban nahy boowe
@MahadNipsey-fu7bq
Жыл бұрын
Heartbreaking what a song I'm still listening to this everyday 👑👑👑👑
Just now suldaan reminded me this song on his tiktok acc❤️😊
@muhia10
2 ай бұрын
also i came from tiktok post 😁
@zakariagoh6687
2 ай бұрын
@@muhia10 nin weyn
@MaidaHassan-gw2he
8 ай бұрын
Heestan wuxu isoo direy anakoo kala carooney kadib wan heshiiney 2022 2023 marku dhoofey buu naag kale gursadey Isla 2023 alhirkeedi buu xalkayga isoo waydiiyey ana waxan u sheegay inaan helay qof isaga I ilawsiiyey 😂😢💔
@jumbojalato3884
3 жыл бұрын
Suldaan gardheere maba ogeyn inaad ledahay KZitem ina aaboow hadaan ku soo qabatay agaaa inabow keep going you're talante really well dane horay u soco ina abo
@oubahmika4700
2 жыл бұрын
Ilaahw wax si da no jecel na sii yaa rabbi Allahu ma amiin ya rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mustaphekablalaxofficial3525
2 ай бұрын
2024. Heestan 2021 ayaan bartay maalin aan safar ahaa waxaan kasoo baxay hargeisa ilaa dhahar heestan un baan dhagaysanayay xasuus ayay igu leedahay. Gabadhaan heestan uniyaysanayay halsano ayuu xidhiidh naga dhaxeeyay waan kala hadhnay ilaa imikana waan jeclahay nasiib daro lkn xaasid ayaa na dhex galay o igu diray dhawr jeer baan lahadlay o damcay inaan so ceshto lkn wey iga diiday😢 Xafsa abdi still love you😢❤
@khadramoahamed3133
Ай бұрын
Now I am in Nairobi, I am on a trip to the UK, london.I am back in This song i.a🥰✈️🎶
Heestan waxa idhagaysin jirtay boqoradaydi oo ku nool dalka maraykanka anoo video cell kula hadlaya ayay isdhidi jirtay Kalmadaha aan aad ka uga helay ee heesta ku jira waxa ka mida ❤xiliga kala dheerideen
Пікірлер: 292