Elman 96 ayuu dhintay AUN Finalka Elman iyo SITT 1995 ayuu ahaa marka Sunni waxbu isku dhex qalday halkaas offside ayaa ku jiro. Waa mashquulkii uu sheegay ayaa daba taaganahay kkkk sxbkeyga waa salaamaya
@abdisamadhussein3924
Жыл бұрын
Wow ninkaan 2010 koobkii adunka ee South Africa lagu qabanaayey, waa ku tashan jirey runtii...
@fnw8688
Жыл бұрын
Hanoolaato ❤
@Yunis114
Жыл бұрын
wow amazing
@salahyare7472
Жыл бұрын
Sunni said Salah Remember
@samredia1395
Жыл бұрын
Ayaanle, Bro music gii uu barnaamishka ciyaaraha kuso geli jiray Capital voice inaad na soo xasuusisaan ayay ahayd. dad ayaad Nostalgia u diri lahaydeen
@theadorableboy8633
Жыл бұрын
War maanta Legend baa la soo qabtay.
@MohamedAhmed-do2fl
Жыл бұрын
Sunni Siciid Saalax iyo Maxamed Cumar Baakaay waxaan fursad u helay inaan is garab fariisano Ciyaartii Finalka Cup-ka Jeneral Daud -ka Stadium Konis ee dhexmartay Elman iyo Dakadaha 2006 oo ay ku guuleysteen Dekedaha 2-1. Xusuus cajiib ah runtii.
Xili uu maxamed qadar ka shidna 10:00 subax nimo so gali jire magalada dhan ase u shidned hor afric iyo capatial voice 2 das idacad aa hal mar so deyn jiren
@mohamedabdullahi3187
Жыл бұрын
Muqdisho iyo waqtigaas ,runtii Sunni tabintiisa caadi ma ahayn waxaan ahaa dadka ku xirnaa Horn Afrik wey hormar saneed . Mida kale qofka shaqada uu qabanaayo haduu jecelyahay wuu kasio dhalaalaa . Waad mahadsantihiin Ayaanle iyo Sunni
@Boolaay
11 ай бұрын
M.c/laahi c/sabaax sooqabo
@alidhoore7186
Жыл бұрын
Adan sabriyr markii uu ka jadlayay champoinka und iyo barcenola 2009
@osmanmohamuud3051
Жыл бұрын
Ayaanle waxa so qabatay nin la wayay inkasto aan yara hadana wa xasusta nin weyn
S. S. Salah oo halkee buu qabtay la lahaa baad maanta inoo soo heshay miyaa Ayaanlow? Aad baad u mahadsan tahay.
@suldaanak5517
Жыл бұрын
Norway 🇳🇴 daganyahay
@sunnibarre33
Жыл бұрын
Ninkaan nin weyn ayu ahaa cod wanaaagsan leh
@hassanalisaid2255
Жыл бұрын
Ayaanlow nin weyn ayaa keentay
@HassanHussein777
Жыл бұрын
Ayanlow shiil soqabo
@Hassanynwa
Жыл бұрын
Gamadiid Maxamed Guure inuu iska qaato ayay ahayd wuxu is laha malaha yaan lagu fahmin in Aad saleeban tahay 😂
@AyaanAbdirashiid4631
Жыл бұрын
Sunni qoslka ku soo celi😂😂suu dhahay
@abdifitahmohamedabdule6068
Жыл бұрын
niyow adiga salebankan maxaa ku daba dhigay prof ingiriis xayaad suni
@ayanosman4708
Жыл бұрын
Salamebank ayee xigmada ee kuharthy
@maxamedsheekhcabdi5309
Жыл бұрын
Waaw nin culus war nin kan ma Nola Walahi waa khabir sports wan ku xirnay Ayan low nin ka hanolato qebta sports ku Soo siyadi Nin kan yusan ka fakanin 😅
@farxiyoosman4047
Жыл бұрын
Haaa wuu nolaaa cimriga alha u dheereyo Walaal qali ah❤❤❤
Пікірлер: 73