Allah ha ka ajar siyo insha allaah Anigana ha igu anfaco
@jaamacxasan5361
2 жыл бұрын
Maansha allaah🥰🥰
@abdifataxmdaahir7858
2 жыл бұрын
Sheekh halkaas inagga hubso waa 20 rakcadood oo sune ah. Duhur= 4 hore 4 dambe Casar= 4 hore 0 dambe Maqrib=2 hore 2 dambe Cishaa= 0 hore 2 dambe Subax = 2 hore 0 dambe
@ahmeddaud8368
2 жыл бұрын
Sunnada Mu,akkadah iyo kuwa Geeru Mu,akkadah isku dartay adiga walaal
@Mohaomar-fx4fn
Жыл бұрын
Waa sidaas waa 20 rakcadood
@amiinabokor4157
3 жыл бұрын
M. A 💖
@bintucumar5825
4 жыл бұрын
Ma.
@Cabdikhayrcabdiwaaxid
Ай бұрын
Sidee uxiranayaa
@sahracabdisamed3928
3 жыл бұрын
Casarkiii maan laba ka horayn
@ahmeddaud8368
2 жыл бұрын
Maya walaal, lakin 4 ayaa ka horeesa ajir fara badan ayee leedahay Nabiga صلى الله عليه وسلم ayaa dhahay رحم الله امرءا صلّى أربعا قبل العصر Allah u naxariisto qofkii 4 Rakcah tukada Asir ka hor. Hasa yeeshee 4 laguma daro 12 suunah salaadaha Fardka lala tukado
@ilwaadinasheikh
2 жыл бұрын
4ta duhurka kahoreeso waa isku daraa madannibaa Tan kala casarka 2 kahoreysiyaa iyana masaxbaa
Пікірлер: 24