#SUNTAJACAYLKA
#Ahmedyare🇧🇪
Filmka SUNTA JACAYLKA, wuxuu ka faaloonayaa dhacdo jacayl iyo khiyaano. Filimku wuxuu si faahfaahsan uga hadlayaa qaababka dabeecadaha ee ka dhasha isbeddellada niyadeed ee dhaca marka dadku jacayl ku dhaco. Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii ugu horeysay ee filmka.
DAAWASHO WACAN.
JILAYAASHA: Muktaar Mohamed, Fardowsa , İkraan Isaaq , Nadiifa Coloow, Hamza Faarax, Mohamed Ahmed, Mahamed Saadaq, Abdullahi Tahliil, Hodan Mustafa
DIRECTOR & SCREENWRITER: Foos Mahamed
CAMERA & EDIT: Ahmed Yare
RELEASE DATE: 21/APRIL/2024
Негізгі бет SUNTA JACAYLKA - QAYBTA 2-AAD
Пікірлер: 10