Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sahromudey6415
11 күн бұрын
Wcs soomaali waxey ku maahmaahdaa cawo xume coodkiisa laguma furto marka wixii idinku soo socda allaha idinkaga xijaabo aamiin channalkana horay ha u socdo 1m iyo ka badan ayaan kuu rajeynaa insha allaah
Abayo Maryan Axmadey hlkay ku shegtay inay soo socoto
@ladiifoahmed5612
11 күн бұрын
@@Kaltuuney1222 snpkeda
@NuuroNuurocaamir
11 күн бұрын
Ayy coming soon 1m.❤
@Baahiye-media01
11 күн бұрын
1m plz 🙏 1k ina gaarsiiya asxaabta adna khayrka faafiya plz علماء الصومال
@saharwafa7539
11 күн бұрын
Maasha Allaah saas ayaa lagaa rabaa
@user-bd3ze9gl4l
9 күн бұрын
Thank you so much blood my dear my sister my friend wlhi adaa ugu farxey sida aniga inaa Li igudon siyey wlhi sheygaa ubadan thy markad ubahnen wuu ka qima badan yhy wlhi Thank you so much adna xubbi
@user-uy5lt1rp5y
11 күн бұрын
The best family in the word, i am your fan adna and sahaf from Djibouti 🎉🎉🎉
Masha Allah tabarakallah. Rabi hakuu barakeeyo rerkaaga❤
@user-tf2wb8et4u
11 күн бұрын
My family qurux badn alle idin xafido lamanaheygii
@samraanAli8122
9 күн бұрын
Videoga Bilowkiisa Mntoo dhan kuso Cesh.Ceshanayyy Mnsha allah isku wraa Abidkiin Faraxsanada Dhib hala Kulmina Waligiin Wow Mnsha allah ❤😊
@SankaXalweste
11 күн бұрын
Adna mobile 📱 kan shaftadi cimamadki tiktok ga daraad mia😂😂 kaftan waye✌️ 1.m is coming ❤
@hamdabilan838
11 күн бұрын
Farxada familka wa Iska farxinta❤
@user-zl9hl6ly7f
11 күн бұрын
Heesta dayax 2laheed adaan iyo saxaf❤❤isku waraa
@user-ix7eb7qz1j
11 күн бұрын
Wow qofkii uhoreeye pls reply caaneey🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@FardowsoIsak
11 күн бұрын
Masha Allah isku waara inta idiin dhiman❤❤🎉
@LEOABDALLA-fh5bs
11 күн бұрын
I gaarsiiyay wll 100k like. Waa codsi iga dhiga nin caan ka ah like 👍
@aaminaxussen8345
11 күн бұрын
M.a isku wara marwalba guul idin rajeyaa farxad ku nolada i.a marwalba wax in lagu gado muhiim ma aha adna markaga inaa bixisa waaye gacma is dhafa gacal ku jiraa
@bahjaxuseen
11 күн бұрын
1m is here my roll model aadan henna ❤👸
@amiinamohammed8859
10 күн бұрын
I Million waa u qalantaa Masha'allah Edna❤
@ayannur4800
9 күн бұрын
Adna aad ban kuu taagera ilahy haku xifdiyo abayo❤
@ayaandahirjama
10 күн бұрын
Bismilaah Masha’allah tabarakalaah may Allah bless your beautiful family
@khalifabdirahman2387
11 күн бұрын
1M COMING SOON❤❤
@Aziiza_A
11 күн бұрын
Family sharaf badan❤❤❤
@user-ie1nh2lf7w
11 күн бұрын
Maalin aan aad ufarx nay waxaa umaleeyy inaad kudhacdy 1m Camin soon
@user-kt3gv7kv6u
9 күн бұрын
Tiktok ba ka arkay in aad 1M gadhay ani waa soo orday saa kuga hanbaleyaa walashay qli😊 🎉
@Akim_1794
11 күн бұрын
Yeeeees 1m Is Here🎉🎉
@RaaqiyoAbshir-fe9dc
11 күн бұрын
Family qurux bdn❤❤ilhy ha idin xifdiyo❤❤❤❤❤
@user-it5nl2tv8c
11 күн бұрын
Markii hore waxkala lagu furijirey lkn maanta romantic lagu furay😂😂😂😂😂😂
@user-rh9rr5po2u
11 күн бұрын
Wow😊 m.a adnadena❤❤❤❤
@masitmohammed3543
11 күн бұрын
Maskini don't worry llah he will give you more inshaallah ❤️
@user-nj5pv8cl2s
11 күн бұрын
Hoyo watahay hoyo qalbi wanagsan ❤ iskuwara
@youtubekinGAmiir
10 күн бұрын
Congratulations 1m my sister 🎉❤
@shugrimaxamuud3237
10 күн бұрын
Masha allah family qurux badan ayad tihiin❤
@rihaamhassan7161
11 күн бұрын
First comment adnah reply
@Maxamedabdirixman-1234
10 күн бұрын
Masha allah family quruxoon❤ adna iyo saxaaf isku waarp❤
@Amiira96
11 күн бұрын
War ba'biya asxbta 1m inta bisha dhamaan beautiful family m.a ❤❤❤
@Farhaan114
6 күн бұрын
Adna Mar Walba Waxay Ahaan Doontaa, Hormuudka Ama Ron Modelka Dhanka Horumarka iyo Hawl Karnimada iyo Raaliyanimada iyo Hooyanimada iyo baarinimada iyo Wax Walba oo Wanaag San Ay Kaga Dayan Doonaan Dhamaan Gabdhaha Soomaaliyeed 🎉 Waxaan Leeyahay Hambalyo Hambalyo Hambalyo Adna Gaabeey 1M iyo Ka Badanba Waad U Qalantaa, 🎉
Пікірлер: 304