@@hafsamohamed4087 guri walbo qof buu ku dhisan yahay abyo gurigoodana tiir adna ayaa u ah sida muuqato wayo weyka samir badan thy weyna ka dabecad wanagsan thy allaha isku dhowro 🤲❤
@hibocadeey3615
4 жыл бұрын
Adna xubi xila jano xab xabiibi xiskeyga kugu qoray xa xayaati kisto waa is nabay igu qaado quen dumar
@hidayahassan2385
4 жыл бұрын
Hibo cadeey subscrib isar wll qali
@ayaanabdi4853
4 жыл бұрын
waxay noqotaba ayagaa ku qanac san
@Qamar_Bint_Amiir
4 жыл бұрын
Maasha Allaah 🥰🥰🥰
@sabrinahmed7601
4 жыл бұрын
😭😭😭😭masha alah farxaddiina allaha siyaadiyo masha alah♥️❤💋💋💋💋😏♥️😍♥️🌹❤🥰❤❤ wallahi jdin jecelahau masha alah best couple for ever ❤ adi iyo nuunahaga ilaahey ha idin kala keeno habbt
@maryammoallim4157
4 жыл бұрын
Yes wlhi hda iga farxisy adna team adna ahy lkn prankigii wakaxanaaqy lkn hda yes💋❤❤❤❤❤❤
@hidayahassan2385
4 жыл бұрын
Maryam moallim subscrib isar wll qali
@yuusufhassan2664
4 жыл бұрын
Masha allah adna iyo saxaaf isha beniaadamka allah haidinka qabto wada noolooshihina farxad ayay ii tahay insha allah waxan rajenaa noloshiina oo kale ilaahay inuu ii kaso
@xamdixilkas8438
4 жыл бұрын
Waa raali galin buuxda walahi masha allh
@mohamedhussein289
4 жыл бұрын
Asc Adnan saxaf masha Allah wad nureysan Allah idin nuriyo
@najmaibraahinnajmaibraahin9353
4 жыл бұрын
Wllo adna stelkagan kahelay jidhka sided udhistey ma buurna mana dhuubna
HaL mid baan ku darsan adna iyo saxaf lamane baa tihin laamanahana waa Dad is dhamestira U ARE ONE... E waxan Taageradiina Team iyo team aad u kala qaadeysaan Iska dhaaafa..... plzzzzz Walahi Saameyn xoogan o xun bey idinku yeelaneysaa aan maanta la fahmeyn, 2yrs kadib bad oganeysin saameyntas hadaad saan ku socotaan. More likes asxby seey u arkaan
@walalkhan3830
4 жыл бұрын
Thnks edna Codsiga kuso gudbiyay waaa aqbashay inaaa suprice u sameyso saxaf Hda nahay team saxaf waa qanac sanahy sacan laga bilawyo Edna keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@bilanlifestyle3114
4 жыл бұрын
Adna mashaa alaah wali heesta actionkeeda sugeena hada noqotid youtube ka kali ee laso galiyo waxaad noqonee youtube kii ugu horeeye ee 1milon gaara iso xaduusa lee hambalyada waku hormariye mcnto
@haniismail6864
4 жыл бұрын
Wow fariid gabadh gaaban oo doqona lama arag naag nool adna masha allah sida u ilaasho xaajigaga❤❤❤❤💋
@ashakulmiye7602
4 жыл бұрын
Saxaaf waa wiil aad u fiican oo qalbi wanaagsan oo sadaqo badan walahi wuu qalbi jilacsan baahi inuu uga tago gabar soomaaliyed ayuu diidayay
@nacishabdullahi4004
4 жыл бұрын
Ana uguhoreyo manta inta igadambeyso like dhac igusiya otherwise keep going Adna and saxaf😍🥰
Masha Allah beautiful couples wx xun ilaahay ima tuso raali galin fiican
@hrachvahetakhman6820
4 жыл бұрын
Adno ale ha idin xafido dhamantena insha allah saxibkey m.s.saxaf igu salan ..... Iyo Amira alpi wa gabar qurux badan Masha Allah ale ha ino xafido walashey Amira
@ashraf_deeqsi
4 жыл бұрын
Amiira funny wllhi kulaha Jara keega Jara Gobol igaso gadhsiiya😂😂🙌🏻
@ashaprettychannel6660
4 жыл бұрын
Maasha Allah saxaaf raaligelinta qaado hee hadii kale meeys ka kala tagnaa sideenabo ayey noqoneeysaa 😀😀😀😀👍👍👍👍👍👍👍
@muunadeeqa1787
4 жыл бұрын
MnshallaH beautiful family 😍😍😍😍😘isku waara Abid ❤💋
@umuasadcooking4352
4 жыл бұрын
kzitem.info/news/bejne/mJqhsGR9bKqSqJw
@muniraquruxofficial2237
4 жыл бұрын
Inta daah ku dul fadhida oo jinaca ka baqda like ku qabo
@habonomar8211
4 жыл бұрын
Masha Allah
@abdifitahtube5322
4 жыл бұрын
Inaa single ahay ayaan soo xasuustay minute silent ayaan galay inta ila midka ahay 👍👍
@zakariyeahmedmohamed8006
4 жыл бұрын
Amiira waku raali galinay uga dhagtay bo ✌😂😂😂😂
@nastehanoor8933
4 жыл бұрын
Adna iso ducey muraad leyahee Abyo naag uur leh ducadeeda wa kacdaaa la dhahee 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@ayuuzha9404
4 жыл бұрын
Thank you waaka gudoonay waaku wadanaa 🍁❤️
@iqroaxmed4168
4 жыл бұрын
Thankyouwadaakaaguaandoonakaaunyw
@MR.X-Somalia
4 жыл бұрын
Team adna like i sara
@Zeymehndiandcook
4 жыл бұрын
waaaaaw beautiful couples may Allah bless you guys keep shining ❤️❤️❤️🥰😍😍😍😍
@samsamabdullah
4 жыл бұрын
ma sha alaah ilahey ha idin barakeyo adna cadey wan kaqabnaa walaahi saxaf wa boqor u roon masakiintaa 😍😍😍😍😍💯🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Isku dir baad isledahy ader waxes hala iman mesha😂😂😂
@ilhanmohamedali2479
4 жыл бұрын
Dadkan war badnaa iyo madhquul war dadka isqawa ayagaa is og oona kalsooni dhaxdoda taalaa maxa idina quseeyo dhanka xun lee maxa ufiirisiin fiirisan dhanka wanagsan fiiriya stop negative ka plz dadka ka isqawa haku mashqulina Itaqillah firs time waye aan comments soo qori masha Allah keep going walal yaal😘👍
@hzanahm3819
4 жыл бұрын
Wow msha Allah this is what we need ourwomen family at all😍😍😍😍
Team Adna hada nahay saxaaaf kama hayno falcelinti saan ka rabnay adno wa boqortoyo wlahay farxad ku dhamayso nolosha adna team adna like isaar
@zgalhala6716
4 жыл бұрын
mshalh walshy adna iyo walky saxaaf horay usocda famil qurqoon alle ha idin dhawro
@hamdohussein3601
4 жыл бұрын
Masha Allah shar iyo sheeydan Allah ha idiinka hayo abowe iyo Abyo mcn 🌹❤❤❤
@katraquen6015
4 жыл бұрын
Adna ruuxi team saxaaf mahi team all family adna nahay wana ka qaadanay raligalinta sasa kaa rabna jeceyl kùgu baranay banaanka howso saarin sirta familkina we love you all fmlkina quruxda badan nolada🙏👑👸🥰❤👌💝💋💋
@ubahlifestyle4396
4 жыл бұрын
Maansha Allaah Adna qaali way ku rali galisay bacdal dhalid la qalee
@raxmodeeg365
4 жыл бұрын
Mansha alh adna iyo maxamad ilahay ah isku kiin daysto waxad tihiih qosy somaliyeed oo qurux badan oo aan tagero
Adna wlhi waxa ahay qof mar walba idin dawada mida kle wagad bilowday ila iyo hada waa kugu xidhanahay wanaan idin jeclhy hore u socda adi iyo familkga
@jaliilmoyare2178
4 жыл бұрын
Mashaa allha my family qurux badan aya tihiiy allha hanii xafiido faxad ku nolaad lamanasha qaaliga ah wwwww🥰🥰🥰😍🥰😍❤🥰❤💋❤🥰❤🥰😍🥰
@nimcohussein1093
4 жыл бұрын
Masha allah Alle idin ma kala fogeyo beautiful family wlh💯😍💖💖🥀🥀
@akandhibaq
4 жыл бұрын
Team team iska daaya waa doqon nimo halaga kala yareeyo dheesha halaga daayo xaafada
Пікірлер: 1,2 М.