Maasha allah allah ha kaa abaalmariyo wanaaga aad umada u heyso aamiin Allah wadanka ha noo xasiliyo
@mahadawilhossein9220
2 жыл бұрын
Waa raqiis wallaahi caasimad boos ku yaalo
@abdisheikh8042
2 жыл бұрын
Suuq miijis weligeedaa la dhihi jiray illaa Dowladdii Siyaad Barre waxaana lagu iibin jiray Hilibka Ariga oo freesh ah miijiskana waxaa loogu bixiyey arigaa lagu iibin jiray ama lagu qali jiray sidaasow miijis Ari ku ahaa ee sidaas ula soco Adeer guuleyso
@somaliking3360
2 жыл бұрын
MashaAllah aad ayaad u mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴
@yusufmao475
2 жыл бұрын
Haku mashquulin dadka war xuma tashiilka ah ee shaqada meesha ka wad. Mahadsanid.
@abdiabdi3670
2 жыл бұрын
Asc ader, wax badan baad Nadaafada ka dhawaajisaa Laakiin ogow ader inkastoo ay dadka qeyb ka qaataan hadana waxaa Nadaafada mas'uul ka ah kuwa sheeganayo iney dadka maamulaan laga soo bilaabo gudoomiyaha gobolka ilaa kan degmo kasto ilaa madaxa dowlada hoose ayaga ayaa laga rabaa oo ay shaqadooda tahay iney la yimaadaan qorshe dhameystiran oo Nadaafada guud lagu hagaajinayo hadey noqon laheyd meelo waaweyn oo qashinka lagu shobo ama lagu gubo, gaadiidkii qaadi lahaa, haamihii qashinka ay dadka ku ridi lahaayeen IWM. MARKA ader waxba ha eedin dad rafaadsan oo la il daran nabad gelyo daro, shaqo la'aan, caafimaad daro iwm.
Shakti isgoys ma'ahan waa meel boosteejo eh. laakin waxee sogashay xaafada . Waxee si too ugu so bixi kartay isgooska Jiiro garoob si toos meejiska utagaa.
@SAIDGALER
2 жыл бұрын
Magaaladan dad ma joogaan miyaa Wadooyinku waa cidlee
@sudiabdi6774
2 жыл бұрын
👍
@abdiniceword8225
2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay dalabkeena waad na tustay
@xikmaawiga8
Жыл бұрын
Xaa fadeyda waa abaayo
@mrsocotraisland1939
2 жыл бұрын
Mahadsanid adeer,waxaan dawadaa vlogs laga soo duubay Hargeysa xafadaheeda iyo galaayin badan oo kale waligeey ma arkin wasaqda xafadaha Xamar dhextaal meel ay taalo maxaa ka qaldan reer Muqdishu ma qashinkeey qaraabo ka dhigteen
@namiin3034
2 жыл бұрын
Hargeisa ba ila 15 sano ka hor xafadaha dhaxdood sidan may dhaamin, dhooxah na qashinka magaalada ba lagu shoobi jiray 2021 uunba dhooxah qashinka laga joojiyay imika Alxamdulilaah mayor fiican iyo dadweyn wada shaqaynayo iisbadal weyn baa muuqda, Xamar na wada shaqyan bay uu bahantahay inshaAllah Khayr.
@shukrinur517
2 жыл бұрын
Asc walaasheey sacdiyo xassan gabar waxaa tahay wanaagsan. Wiilkeeygaan kugu darsan lahaa ee ma madax banaantahay?
@dahirise7762
2 жыл бұрын
Boos 3 jidle ah ma jiro haduu jirana mar natus mahadsanid
@haniabdiqadir7061
Жыл бұрын
Dalal numberkisa isii mesha aya guri karabaa abayo
@munahussein9687
2 жыл бұрын
Bisinka mey iska nadifeyan.
@namiin3034
2 жыл бұрын
Waad saxsantahay inaad Nadaafada mar walba ka hadasheed, meeshu waa digada 😳🥺 ILAAHAY amarkii musajidadha hortood waa nadiif oo wanakan aarkeyna maxa uu diiday inay once a week nadiifiyaan wadooyiinka😔😩Hargeisa ba sidan way ahaan jirtay xafdaha dhaxdood imika last 10 years dadku way iis badaleen Alxamdulilaah kzitem.info/news/bejne/1KWwloR3nnd3fGk Hargeisa maanta
@bxrhsn7370
2 жыл бұрын
Mahadsanid
@haniabdiqadir7061
Жыл бұрын
Dalal numberkisa isii mesha aya guri karabaa abayo
Пікірлер: 50