anigu ciidankan inshaAllah wan kubiirayaa mar dhaw. yaa kale oo igulabiiraya oo uu dhiig iyo dadnimo kujirtaa tolow i rather die for something than die for nothing
@itsmeyo1802
8 жыл бұрын
+adam yare wallahi aniga diyaar ahaa jecelna inaan millitery noqdo oo an udhinto dalkeyga iyo dadkeyga lknse maxan noqdaa dadkeyga ayaga isneceb oo qabyaaladi kala geysay weli kama rajo dhigin marki dadku isjeclaadaan oo qabyaalada laga xoroowo ayaan ku biirayaaa
man sha allah illahay waxan kabaryaya inay awood helan cidankena rabi ha idinla jiro
@naimadualle1
7 жыл бұрын
allow cadowgoda jibi masha Allah wallhi wan kufarxay cidankiina qaranka
@abdullahimohamed8991
4 жыл бұрын
Kenyan Ayan ahay lkni waxan ku hami weynahay wadankeygi hoyo mar on inan cidhan an kanoqs oo an difacisi hegan an o ahadho 17 yrs Ayan jira
@mohalegend2216
3 жыл бұрын
sxb ana reer muqdisho ayaan ahay labadena isku hami ayaanahy waqtigan lagabilabo waxaa naguwajiba ah inaan dalkeena kasaarno shabaab itobiyan iyo kenyan 5tii Somali oo mida ayaa inoobalana sxb guleyso
@shukrixasanwanbe316
3 жыл бұрын
Sido kale waxan halkan ka xusa wadaniyiinta dhiiga leh bahda fanka wiilasha iyo gabdhaha qaylo dhaan❤🇸🇴👈 Xusen shire si gaar ah👌🇸🇴❤💪👨✈️💚 xusen sujaac shire👈
@mohameddahir7175
7 жыл бұрын
waxaan ku noolahy yurub, higth school marki aan dhameye waxaan dalbaday halsano leyli millateri ah waana qatay. waxaan u bahanahy inaa ku biiro ciidanka gashaan ee wajiga u xeran yahy qaabki aan wax u barany ayee leyihiin. sidee uga mid naqan karaa?
@MrNionde
7 жыл бұрын
Mohamed Dahir sxb waaa arin fcn markaa imaato wadanka waxa tagesa xerada minitariga ciidanka soomaliyeed waxaa tuseesa cadeemahaaga waxbarashada iyo wadanka dibadiisa ina ka timid diyaarna u tahay wadanka ina difaacdo somaliya
I'd like to advice all somali men to join somali national force make your country great again without somali army Somalia ma noola so go on join Somalia national force
@theblackkaiser3036
7 жыл бұрын
4:10 that is my older brother
@Hippobottomless
7 жыл бұрын
LOuisGamiG ilaahay kheyr ha siyo hana xafido
@Hippobottomless
7 жыл бұрын
geesi
@mohaempire5025
7 жыл бұрын
geeziyaal
@yowhamar2534
4 жыл бұрын
Mashaallah walaal athgA ayapa nasib lex os wlalka cidamada dalka difaci as kujura lkn mardow anga Aya garabkisa istagi Dona gessigi kuladashti inshallah
@munassarofficial193
7 жыл бұрын
Insha allaah waxaan ku noolahay wadanka Norway nisa inaan ka mid noqdo
@SiidowAbukar
6 ай бұрын
Maka Mid Noqotay mise 😅😅😅
@deadly184
8 жыл бұрын
soooooooooooooooo proud .... getting teary eyed
@salbababa1711
8 жыл бұрын
manshallah cidankayga oo wadiniyinta ah Allah hano daayo noolada u nolada cadawga danta dalkaaga iyo diintada bo amiin
@siraajisiraaji6588
8 жыл бұрын
fiiri wiilka somaliga suu xabada uridayo iyo amisom o gambad ku jirta wlhi buste adan lahayn dhaxan kaama celiyo ciidankeena qaranka inaan garab istaagno waaye guuulaysta waligiin
@adeshyusuf3778
7 жыл бұрын
siraaji Siraaji waa runtaa wlhi busta aadan lahayn dhaxan kaama celiyo lkn madax deena ya kadhaadhicinayaa taas
@naimadualle1
7 жыл бұрын
siraaji Siraaji masha Allah wall wax garad ayaa tahay
@gashaanleguureeye4779
4 жыл бұрын
Somali waa geesiyaal marka ladhahyo wlhi been mahan allow somali qabiilka kakori😓😓😓
@jaamacmedeya3867
3 жыл бұрын
Siraji siraji 3sano Kadib halkan ayad ku xusantahy Bro 🇸🇴🇸🇴💯
@jaamacmedeya3867
3 жыл бұрын
Siraji siraji 3sano Kadib halkan ayad ku xusantahy Bro 🇸🇴🇸🇴💯
@ahmedmohmoud2230
8 жыл бұрын
aslamu calykum dhamaan dadka soomaliyeed magacaygu waa axmed maxamuud jamac wxn kudhashy casimada Ethiopia addis ababa wxn jecelahy inay dadka somaliyeed noqdaan mid kiliya oo wllo ah ani jecwlahay pilot kaas oo wda noc walba oo ay diyaard tahay hada oo an marayo marxald wanagsan lkn balan ayaan ku qaaday inaan 4 sano kadib anigoo diyaardad wata soo maro wadanka soomali garahan muqdisho ilahay wxn ka baryaya inuu qabyalada naga dhex saaro oo ay soomali noqoto mid kiliya oo wllo aha
@zakariyehussein9991
5 жыл бұрын
Ahmed Mohmoud dhamaan somaliyeed
@sharnakebarkhad7001
4 жыл бұрын
Ilahy hamigaaga ha gu rumeeyo
@mrhanad8148
4 жыл бұрын
Farmaajo waa daacad ... ciidamada waxaa la dhisayaa somali ah no Qabiil Markaas horumar waa gaareynaa 🌹💗
@shukrixasanwanbe316
3 жыл бұрын
Wadanka aana ilowi Doonin walalehen turkiy calosha abaal kuraaga cisan u hayna turkiy🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤❤👈👨✈️👨✈️🇸🇴👌
Allah umadaan soomaaliyeed meel kasta ay joogaanba xaqa ha tuso qalbigooda Allah mid ha ka dhigo dawladana Allah ha nooga dhigo mid qeyrkeeda wata wanaaga. iyo daacad soomaali is jecel soomaali wey jirtey hadana wey sii Jiri doontaa waligeed Allah wanaaga ha tuso abaarta Allah ha naga dulqaado qaada aamiin aamiin aamiin
@sihamqaran1224
7 жыл бұрын
masha allah illahow no dhoowr wiilashena gesiyadaa
@boqorcide7248
6 жыл бұрын
Masha allah
@اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي
4 жыл бұрын
yagesinomo kugaro cidhankena wala yiqana walibaxyada afrika arag amison wey iskafafadhiyan gesiyalkenane arka Masha allaah ilahey garabkina hagalo insha allaah anakane wan idhin soduceneyna guleysta wana idhin jeclahay wllhi
@municadiomondofficial3581
4 жыл бұрын
Www mashalllh 🇸🇴👄💯💋🙏 guleysta
@soomaalidageeska186
4 жыл бұрын
Viva ciidanka xooga dalka soomaaliyeed Soo dhicinta dhulka ka maqan soomaalida Insha Allah
@farxiyoahmed3372
8 жыл бұрын
masha alh alh nodayo la aantoda wa abr
@MohamedAli-so1jv
7 жыл бұрын
tabarbar waan soo khaatay xaga ciidanka waxan jeclahay mar aan dheereyn ku laabto xamar aana shakheeyo ciidan qaran .maha ciidan khabiil
@maxamedcali9765
7 жыл бұрын
rag iga dheh Alfa group libaaxyada dalka
@mohamedyar4425
7 жыл бұрын
mahadsanid bashiir jaamc zxp geesi lagu faaani kara ayaa tahy dalku waaa uu kuu baahan yahy mahan in aad aqon leedahy lk, waa indaa qalbi waangsan tahy
@boqoradagalgaduud7564
8 жыл бұрын
allow dhowr ciidankeena
@raxmasaleebaan5514
8 жыл бұрын
waxan ku rajo weynahay inaan ku biiro ciidanka qaran umada somaliyeed waxan jecelahay inaan noqdo xubin aya ku faanan Somali oo idil gaar ahaan nisa
@zakimoha892
4 жыл бұрын
Maku biirtay 3sano aa kaso wareegatay
@daariqahmed8297
6 жыл бұрын
😢😢😢💪🏾🇸🇴👑🇸🇴 viva #SOMALI
@nuuxguumoow3077
4 жыл бұрын
Masha allah guul wacan yees
@maslaxmire5633
7 жыл бұрын
Viva ciidamda gashaan Waa cidanka kaliya ee ciidan lagu tilmaami karo
mid walbo cidan somali ah nocodonabo ha ahade waxa xaqiq ah in uu yahay muwadin Somali xilna u kasaranyahay umada somaliyed waxana leyahay unolada cadawgina hana kadagina dindina suban mantana wadanka aya si wanagsan udinkuku bahan 💚💛💛💛allow nodaa cidankeyna somaliyed kuwa xumaha jecelna waxan leyahay qalbiga ayat kajirantihin dawadinuna waa alle kacabsi
@SultanAli-sb1qp
6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kaanturkoglu8362
4 жыл бұрын
Good from türkey
@husseinsaid8424
7 жыл бұрын
bashir Mashallaaha allaha adiga iyo raga kale waa loo badayahay
@haredfarahmohamed8427
6 жыл бұрын
waaaaaaw guuleytayaaloow guulaysta
@RaadReebProduction
7 жыл бұрын
waxaan ahay chief inspector wax ku bartay dal ka dibadiisa waliba somali jeceel dar tiisa isagu iskiisa isu maal galiyay hadana muqdisho markaan cv gayga u dirsaday dhag la iima dhigin marka maxaan doelada & dad kaba u shaqeyaa wadan kan kol kuu hagaago alaha nagu simo amiin
@dosaadosee8627
7 жыл бұрын
Maryooley Production sxb iminka maad kudaydid dawladaan cusub marna haka quusan rajada dalkeena hooyo ee soomaaliya wuu hagaagi doonaa insha allj wuuna guulaysan doonaa dadkeena iyo dalkeenu
@gshhxydhd4179
7 жыл бұрын
Raad Reeb Production nacas chief inspector shaahado ma laha
@samiromohamud3374
8 жыл бұрын
masha allaaah
@amiinarsenal1299
4 жыл бұрын
Wlh tawabarkan iyo gor gor farqi weyn ayaaaa udhexeeyo
@AhmedMohamed-fj4oo
Жыл бұрын
Jaceylkeyga ibaray ciidanka qiimaha ay leeyihiin allow iii xafid 😪😪🥲🤲
waan jeclahay dalkayga somalia wana usocdaa hada inshallah wana kasaraya koxda argigixisada ee UGS
@MohamedAli-hf4mx
4 жыл бұрын
Waa gesiyaal ciidamadeyna sharafta leh dhamantood qeybahooda ka la duwan alfa group nolaada
@ifrahabdullahi8987
4 жыл бұрын
Wall qaaliyah ciidan gaar ah oo SNA la yiraah maajiro? Waxaan u aqaanay ciidanka oo dhan markii leysku daro kuligood dhul bad iyo cirba in SNA la yiraah.
@noorbreezy8574
2 жыл бұрын
Wuu jira abyo somali national army military la dhaha
manta ethiopia waxa ilaaliya ma aha cidan waa shacabka qof walba waa dhar cad waana dad kale duwan oo aan isku luqad ahayn iskudiin ahayn marka anaga oo hal luqad ah hal diin ah maxaa nagu dhacay miyanan caqli lahayn walalayaal aan gacmaha isqabsana waxa nahay hal famali somali dhaman waa dad isku noqnoqda oo ah ilma abti ilma adeer ina habar yar ina eedo marka nagadaaya qabiil we are one we are brothes
@cadaaweyare9045
7 ай бұрын
dalxureye ujeda wlhi wa farxy marka arkay😭😓Birmada xasan shikh ninki danab asasay🇸🇴✍️☠️
@abdiabdi7915
Жыл бұрын
Qofkii qofdilo daawadooda waa Dil diyo lama diibo daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo diyo lama diibo daawadooda waa Dil
@abshirhassan1749
5 жыл бұрын
Dowladnimada qurux badana bal eeg quruxdaa gesiyashaa, rabiyow ducathena naga Aqbal oo dadnimetheni so celi warabahana naga Celi
@zakariyehussein9991
6 жыл бұрын
Yaa ahaye I like
@abdirizakomarmohamud2778
6 жыл бұрын
Waligiin kor ahada ciidanka yaga ee aan ku jiifano hbn iyo malin utagan bad badada shacabka somaliyed Waan dhihi lahay lacagta kubaxdo iyo agabka ey heystan amisom hadii lasiiyo ama loo sameyo hogaan fcn looma baahno amisom iyo shisheeye Mida kale anakana waa in aan taageernaa oo aanan siyasada iyo qabiilka ka saarnaa ciidankena Insha allah wan guuleysan doonaa
@saciidabubakar3524
8 жыл бұрын
maasha allaah ilaahey ha idin la garab galo
@mahadmohamed2808
8 жыл бұрын
wlhi waa wax lagu farxo ciidan saan u diyaarsan allaha noo siiyaadiyee lkn gabre maka madax banaanyihiin talow yaa og
Пікірлер: 294