kkkk masha allah 12guur wa yartahay 30 ha guursato maasha allah quruxley farxiya fiska hambalyo hambalyo guul guurkaaga lagu farax cimri dheer iyo cafimaad ku rajeyn fananada qaranka .
@shukrigalandiid7044
2 жыл бұрын
Gabdha ka dhamaada haddii aysan guursan miyey dhilaysan lahayd?, daaya ha xalaaleysato ninkii qanciya, Hanbalyo....Hanbalyo insha'allah guul farxiya.
@ubahbunow9489
2 жыл бұрын
Guur lama raadsado ee waacalaf guurkeedan Allah ha u dajiyo gabadha
Faria fizka waxan leyahay Hambalyo masha Allah dedu wa lambar dokhuna Wa gaar ragu weligodba dumarkey baqsan oo 90 Jir bay 15 jir Siiyan oo hadana ku fanan balse dumarkan masayra markay gabari nin ka yar gursato walanaya Oo ragiba ka horeya mama ka qaldan dee doqonino iyo badownimo dumarow xishoda hays dabadhanana e is hiliya oo raga iska cesha
@munira005
2 жыл бұрын
Oh so nice Fadlan Taariilhdii Cumar Dhuule Cali Mahadsanid
@cabdiqanikaka3101
Жыл бұрын
Fiska watagersanahay horay usoco aya leyahay fiska ❤️ cadowged alajabsho
Mxa idin ka qaldan gabadha nolosheda uga leexda waayo Nebigenii subanaa NNK ha ahatee wuxu guursadey qadiija oo 25sano ka weyneyd ee ka dhamada gabadha bisinkee
@rahma-wo5gl
2 жыл бұрын
Not 25
@rahma-wo5gl
2 жыл бұрын
15 kaweeneed nabiga scw
@mohamednur1526
2 жыл бұрын
Masha allah 80 meeyadi haddey dhalatay anaaba dhali karo maskiinta maxaa laga rabo soco hooyo anigaba jaceyl i haaya
@proudcitizen4883
2 жыл бұрын
Iidaaya Farxiya Fiska Iyo Saygeeda Mubarak October 🤴🏽👸
@ibaadaabdi5785
2 жыл бұрын
Wacleykum Lama ogid badan talyaani hodon ooy caruurteeda kudhashay miyaadan ogeyn?
@falisa576
2 жыл бұрын
Toloow aaway caruurteedii xagee ku Denbeeyeen marba gaaladu ka qaateen Ka dibna wa lo so celiyey yaase hada u Haayo haday saas u wareegayso Subxanallah
@maymunssn822
2 жыл бұрын
Goormay qaateen 😳😳 ?
@farhiafarah6954
2 жыл бұрын
Waaayahayga denbe wax baan ka aqaaaan iyo noloshayda.mashaaaaalah.
@fardowsaabdi334
2 жыл бұрын
Farxiya fiska hambalyo hambalyo hambalyo ayaan leeyahay.soomaalaay caashaqu danguud maaha ee hala dhaafo farxiya fiska.
@kaarshetrading7193
2 жыл бұрын
Is waafi ah ugama aadan sheekayn dadkaan youtu ka wax buu kuu sheegin wixiina xog fiican kama hayo waxaan sugaayey bilow iyo dhamaad ninkii ugu horeeyey goobta ku guurstay waxay ilma u dhashay, faah faahin dheeraad ah baan sugaynay bashiir hanuuniyey Kan hadda baad ku soo koobtay hadalkaaga
Hadii ay 80s dhalatay waa dhowr iyo sodon ee 70s dheh guurkeedana cidna waxba kama gelin ee wax kale sheeg
@abwanhelleyare5313
2 жыл бұрын
Farxiyo fiska anigu isoodoon NFD 🇰🇪🇸🇴 Kenya 🇬🇲❤️
@omerhassan3041
2 жыл бұрын
ma waxaan like kuugu saarna adigoo gabar soomaaliyeed ku dhegan!!!oo weliba ku haysa nasiibkeeda iyo dookheeda!!!teeda kale maxaad ugu dhegi weysey ragii hore ay hore u guursatay?nin yohow ka fuq qoftaan ha kaa qaadato wakhtigeedee!!!
@abdullahihassan2177
2 жыл бұрын
ASC farhiya Ahmed adawe my sister keep its gone and mubarrak is your husband enjoyed the opportunity way of life style I am wadani
@zakcalasow8721
2 жыл бұрын
War ilaah ka baq nin raga ma tahid miyaa subxaana allah adi ma gaadayey kan maa ka hor maray maseer cml
@abdiahaji5653
2 жыл бұрын
I love you walashey an ku fanoh....🥰😍🤩😘
@abdikafarismail375
2 жыл бұрын
Aniguba laynka ayaan kujidhaa I love farxiya nambarkaygu waa dhow yahay cabdiwali gaas wuxuu yiri puntland waa farxiyo fiska hadba nin ayaa guursada
Naagtan waxay ku dhalaty badiyaha ceel buur waxa Qabay nin wadad ah ay udhay carur wiilkeda wey oo dhor 2;0jir waxa la yiraah Yaqub mar tgty talyaniga bay ugudubty London maryahy turaty hees by bilowdy ninkey 5 carur udjadhay wuu habaray bala yiri subxana allah
@uftyygfdrsdt
Жыл бұрын
Ll
@abdiaziizahmed7827
2 жыл бұрын
Beri samaadkii ma waagii faqashtaa waqtigaasi wuxuu ahaa waqtigii hooga iyo halaaga waa waqtigii afweyne umada dhiiga ka jaqaayey
@bintikoofuur1058
2 жыл бұрын
Maasha Allah hanbalyo
@hargeisabigboy4775
2 жыл бұрын
dadka ka dhamaada personal live-kooda iyagaa u xor ah!
Adigu ha ka maseerin qof aanad ggadhin karin ilahaybana cisada baxshee cidina cid kama qaadi karto
@shamsoabukar3659
2 жыл бұрын
Guuuul
@libanahmed8271
Жыл бұрын
Somali qabiil iyo qurin oo mesha laga saaro islaan nimada subxanallah midka ka shekenaayo koleey dambi ayey ka dhaqayaan 100 ha guursatee adiga kuwa guriga ku joogo fiidiyoow noga so duub duli
@abdiasuleyman5707
2 жыл бұрын
War afka qadhmuun kalabaxa fananada wey guursatey oo sunihiii islaamka ayey sameysey hada ma xuman ayey sameyn laheyd War gabadhaa faraha ka qaad
Пікірлер: 110