Allaha u na wada naxariisto aabayaashan laakiin anigoo yar ban maqli jirey abdulahi qarshe waa ii koow aragiisa allow unaxariisto oo qabriga waasici dambigiisana ka dhaaf aamiin yaa rabi
@muniirhaadi3501
4 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto xalay ayuu ku geeriyooday carigi ingiriska 8 april 2020
@mustafeessa9738
4 жыл бұрын
Allle ha u naxriistO wuxu u dhiinty Xanuunk Covid 19 cawa ay tariikhtu tahay 8/4/2020 .ma ilooobi Doonò MACLIIN MUliif HAL BUur xuudeydi
@abdishakourshakti7364
5 жыл бұрын
Abdilahi Qarshe Greatest Somali Artist Ever Along With Maxamed Siciid Guroon Jire As Well Xudeydi Was Greatest Somali Composser Oud And Classic Musician Along With His Students Jiim Sheikh Moumin AHUN Qarshe Labada Nin Ee Kale Cimriga Ha u Baraeeyo Xaqana Ha Garansiiyo
@munirkayd9075
3 жыл бұрын
Waaa taariikh alle ha unaxariiistoo claahi qarshe
@abdiisse4554
8 жыл бұрын
alla ya raxma abi hii fananiinta somaliyeed cabdullahi qarshe wadani dhab ayuu ahaa
@Abdulkga
6 жыл бұрын
Qarshe iyo Xudeydi, waa taariikh aan dhanka suuganta iyo fanka weligeed la ilaaweyn.
@sidowadem2233
11 жыл бұрын
aaaax waa caddayn loo baahnaa, abwaan kale bay ku sheegeen heestan raaxeeye, mahadsanid Ardaaga Wadaniga.
@budhuubadhaa2551
3 жыл бұрын
Kkkkk ma adogiibaa, was Ahmed khaliife
@WaayoArag.
3 жыл бұрын
Waah waah, yaa wadduuuud. Allah yarxamakum yaa axbaabal axbaab.
@Ayaxshow
8 жыл бұрын
qarshe iyo rag badan oo Lamida waa maktabad ka gubatay umad soomaliyeed
@sayiid798
7 жыл бұрын
masha Allah Ilahay ha unaxaristo Abdullahi Qarshe xudaydina Alle cimriga Haku dheereyo Waraysi Xiiiso badan ayu ahaa Ninka wariyaha Magaciisa ma aqaan lkn si farshaxanimo ku jirto ayu uu waraysanaya dadku waa kuwi hore fanaan iyo wariye hada majogaan
@djabirdoualeh9750
2 жыл бұрын
Ninka wareeysanaya labada tiirar ee fanka somaaliyeed waxa layidhaa Kulmiyeh oo kamid a' Adeecadda Jabuuti ee RTD.
Inaba caadi ma ahan ilahay ha u naxariisto intiini dhimantay inta noolna cafis ii caafimmad taam ah allaha idin siiyo dheh dhamaan abwaaniinta somaliyeed
@@ahmedhillaac8017 hhhhhh wllo malaha gacantaa iga dhacday ana wan yaabay
@ahmedhillaac8017
4 жыл бұрын
@@amuunmohamed5748 hhhh waa laga yaabaa gacalo🤣
@idirsali115
2 жыл бұрын
Barnaamijkani xgee ka helaa
@goodvibes-seeen1354
4 жыл бұрын
Marka la marqansanyahay ee Macan ee dadan lethahay 😂😂
@abtidonomar5516
4 жыл бұрын
GH Boy wariyuhu magacisu waa MAHAMED NOUR KULMIYE ILA HADA WUXU KA HAWLGALAA RDT GOBTU wa RTD JABUTI
@guledmaxamed2646
5 жыл бұрын
Horta xudeydi waa qoloma
@HolaFarh
5 жыл бұрын
guled maxamed Sxb Xudaydi Nin Somalilander. Hadaad Rabto Reerka u Yahay wa Nin warsangeli ah .. intaaa Wixii Dheer. Wa Afka aynu is goosano
@user-sc7du8tf9v
4 жыл бұрын
@@HolaFarh hhhhhhhh munaafiq warsangeli nin ah oo darood ah maad u quurtid boorko wadigan canka reerka isaaq sarayee shit
@HolaFarh
4 жыл бұрын
anzal qurux 😃😂😂 mudo Sanad laga Joogo ayaaa Qoray Coment . Xudaydi 1960 Ka hor ayuu Ahaaa Somaliland Waliba Reer Cadmeed ah. Taariikhda Qofka Lama Abuuro 2019. Hadii Taada Aan kuu Raacno. Deegaan baa mise Abtirsiinyo? Fanaaniinta Hobalada waaberi Waxaa la Oranjiray. Walaalaha Hargeysa. Before & After. Gabagabadii. Nin Puntland Laakiin Guuleed Maxamed baaa is lahaaa Wax u Sharax.
@user-sc7du8tf9v
4 жыл бұрын
@@HolaFarh hhhhh waar puntland beele qajil ninku darood weye calanka blue ee mandeeq dhashu ku joogay hergaysa Magayaree towxidka lagula khaldamu dugsanayey Iminka xitaa anti trablism organisation ayuu u yahay tiirarka music ka fahanoo Iagadaa dee jamacada indho cadaya Hadad sanad qortay walaga dabayimi kaabe Dee hadad noshay ood jwbty alxm alshukri lilaah
@HolaFarh
4 жыл бұрын
anzal qurux kkkkkk Fikir Wanagsan. Kaftan ka iyo Xifaaltanka Qoraaal kuma fiicna. Balse Bulshada Wa Kala Rayyi KZitem Adiga iga Ceyrsaday Maqaaxiyaha @ Fadhi ku dirida Ayaan Warbaahinta Ka Wadayaaa 😃😃
@yackubm3587
4 жыл бұрын
Ka kacady
@laylaomar5541
4 жыл бұрын
Walee maxaad cuud u tumi wayday loo cadaabi maayo faxasabnaa xisaaban yasiiran yaa alaah raxmadaadaa jano lagu galaa ee camal lasamaystay jano laguma galo alaa kariim
@ghboy2914
7 жыл бұрын
wariyahaan magaciisa yaa haya?? meeshu ma hargeysa mise muqdisho
@MudugboyMB
7 жыл бұрын
Weriyahan waa reer Djibouti meeshuna inay Djibouti tahay waan filayaa magaca weriyaha ma aqaan
Sida Mudug boy u sheegay weriyahan waa reer Jabuuti goobtuna waa madasha Raadyaha iyo Televisfoonka Djiboiti RTD. Weriyahan sannadihii dambe wuxuu noqday nin shiikh ah sida weriye Maxmauud shiikh Axmed Dalmar waxana uu soo jeedin jirey wareysiyada iyo barnaamijyada diiniga ah; waxa la yiraahdaa Kulmiye magaciisa intaan ka xusuuusto. Wuxuu ka mid ahaa weriyayaasha ugu codkarsan uguna caansan raadyaha iyo TVga. Barnaamijyo gaar ah oo Kulmiye isagu uu daadaheyn jirey baa xataa jiri jirey hada waa hilmaamayw.
@hamdasaeed2606
4 жыл бұрын
0 5 00 '
@hamdasaeed2606
4 жыл бұрын
0 cabdiraxman tuu @ lion lion lion 0public
@cabdiraxman6731
7 жыл бұрын
raxeye waxa Ku hesey fananiin aad utirabadan waxa ka mid ah salax qasin maxamed mooge iyo in badan cigaal xata wa Ku jira
@ikrankader4120
5 жыл бұрын
cuntokarin
@sirkaysarhassan1008
9 жыл бұрын
xudaydi wax uu hortiis kacaday nayaa in uu kaban ka baray cabdullhi qarshe lkn markii uu cabdllhi dhintay wuu dafirayba warsi laga qaday wax uu shegay ninkale kkkkkkk ma marka cabdulhi qarshe la fadhiyay buu beenale ahaa mise markuu dhintay qarshe ???
@cilmifaradheere
8 жыл бұрын
jooji beenta 3 jeer oo kani ku jiro ayaan arkay asagoo sidaa u sheegaya kan ugu danbeeyaana waa 2014, bal adigu keen asagoo dafiraya?
@degelkamustafesheybe7028
8 жыл бұрын
+amare yucub yaboo Amare Muuqaalkaa ama waraysigaa Dafiraada ah ma haysaa
@cabdallahcabdallah4717
7 жыл бұрын
Keysa Hassan waxa jira wax bilaw la yiraahdo iyo barasho danbe bilawga qof baa kugu dhiiri geliya oo ku tusa laakiin ma aha in weligii isagii uun aad ku xidhantahay waad kordhin kartaa marka ma aha been, faham
@maxamaddaahir1043
4 жыл бұрын
Soodaa qaraami hore Raaxeeye soodaa
@Abdulkga
6 жыл бұрын
Qarshe iyo Xudeydi, waa taariikh aan dhanka suuganta iyo fanka weligeed la ilaaweyn.
Пікірлер: 120