mansha allh adeer nuur geele si dhab ah ayaa runta u taawatay alle qeer haa kaa siiyo
@Suweysmaxamed-zj3ke
Жыл бұрын
Walahi odigaan waa biimal sax masha allh ❤❤❤❤❤❤❤
@salsoul9726
3 жыл бұрын
Masha allah adeer kena guuuuul 💖biimaal gesi💪💞biimaal✊ guuul💞💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊✊✊
@princessmaria1866
7 жыл бұрын
Masha'allah my awowe ilahey ha ika xafido 😍😍😍😙😙😘😘
@qalanjoqaali308
10 жыл бұрын
Mashallah Jizakallah qeyran alla yaa cizaak waa runtiis sheekha
@user-oc1be1jv8x
7 ай бұрын
Masha Allah aabe macaan
@sambadawi8197
Жыл бұрын
Mashallah we all should know more of about the family Mehaad dire history. Plz we have historical evidence about all Ahmed Mohamed xiniftire suure Mehaad dire. I'm from isaaq clan and it's important that we have our history been told. Many thanks
Magaca jibriil waxaa caan ku ah aadna ula baxa biyamaal iyo isaaq wana reer ina maxamed xiniftire
@sumayasheikh6580
9 жыл бұрын
Mansha alh waxuu dagaal qiimo badan lakiin biyomaal kalis ma aheen adeer tariiqda runta halaga sheego gaalada waa la iskula tagey hal qabiil waxba ma qaban karin
@Muna_Abdalla
8 жыл бұрын
biiyamaal kaligiisa ayuu ahaaa eebow qabiil kalagiisa haduusan wax qaban karin biimaalka qabiilada kale karti ayuu dheer yhy
@luu4883
7 жыл бұрын
sumaya sheikh
@luu4883
7 жыл бұрын
sumaya sheikh ا6ض
@lailasusu4057
4 жыл бұрын
Muna Abdalla 😘😘
@Helpi2025
2 жыл бұрын
Meesha lagu dagalamay waa dhul biimaal ced aan biimaal eheeni maku jurin dagaalka dadk hada landhereyo way jogeen galada ayay dabo fadhisan jireen
Allow Hadaan xabad ka fahmay waxa uu tiranayo🤦♀️🤦♀️ war Horta Yaa yidhi gaadsan Waa biyamaal dadkan maba af fahmaynee luuqadani Maxay ahayd
@abdixalwoabdixalwa4636
7 жыл бұрын
kkkkkk waaa taariikh horay u dhacay lkn qofkaan waa qof al sheydaan wax ka duubay tariikhda Mar ka yaan been laga sheegin blz
@maandeeqwardheer8120
10 жыл бұрын
Talyaniga waxuu ka daa facaayey- Dadkaa adoonsaneysay. diin maxaa kataqaan.
@adamsaalasheikh6236
4 ай бұрын
Ciidan ayaad aheydeen hogaamiyaasha dagaalkaas waxay ahaayeen sheekhaal ee maad sheegtaan
@sahraxaajiboore8387
10 жыл бұрын
maandeeq wardheer adiga malaha talyaani wey ku wasi jireen lkn ogoow dhilo noocaaga ah adeerkeey diintiisa ma fara gashan karto qaxbo sida loo caayo anuu ilaah i baray hadaw ila sheekeyso ina dhilo wasaqadyahay
@khalidfreeman3981
8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk
@fartzu
8 жыл бұрын
whats so funny?
@rukiabarre9966
10 жыл бұрын
Beenloow
@abdulmaow1428
6 жыл бұрын
Dagaalkaas hawargidir 3000 aa ugu dhimatay
@cumaryare6196
3 жыл бұрын
Hhhh habargidir markaas magaceed maba jirin 1991 lee la arkay hg 😂😂
@cumaryare6196
2 жыл бұрын
@@YY-gz7tm waa runtaada wll lkn waxan ula jeedaa hg waxgal ah meysan jirin sida hada loo yaqaano loma aqonin biyamal dhulbahante isaaq ogadeen qabiiladaas aya waagaas layaqaanay oo gumaysi ladirir ahaa waxa kale dhan 1960 xorriyada kadib baa labartay soomaali waa soomaali guul insha allah 🇸🇴
@YY-gz7tm
2 жыл бұрын
@@cumaryare6196 Abgaal Sexawle karanle Mursade qabiildas wa jirayn wla aqany Tariiqdoda wla hya 1520 kasii hor jirayn
@darubilaleducationcentre8179
5 жыл бұрын
Manshala adeer ilaahay khayr ha ku siiyo waa taariikh muhiim ah guul iyo cimri dheer aan kugu duceeyay - Dhulka Biimaal Gumaysi ma galo - waligiis insh-allah.
Пікірлер: 65