ISKA JIR DHALINYAROOY: I.S.I.S=ISRAEL SECRET INTELLIGENCE SERVICE. ALSHABAB+MI6+CIA+UNSOM,DEALERS. WAA KOOXO LOOSAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN DUNIDA MUSLIMKA LAGU BURBUROIYO. NOW YOU KNOWS...HADII KALE WIGLADA TUMO!!!.
@CamanKiish1
4 жыл бұрын
@Ahmed M adigaaa u eeg qof wilglo tumanayee iska hubso waxaad leedahay ISIS aniga waxba kama aqaan laakiin alshabaab waa Muslimiin waxna ma ceebaynayaan ... kaliya waa dad seef-labooda oo diiddan dawladdan soomaaliya ee gaaladu samaysatay dushana ka maamulayso hadday cidi diinta Islaamka ceebaynayso dawladda weeye waxkasta lasoo dhaaf Arrimaha dibadda iyo hababka aan ula xidhiidhno dalalka Qaramada midoobay haddabay Qasab inagu tahay bal wasaaradaha kale oo dhan intay u jiraan dhaqanka Islaamka iyo xitas dhaqanka soomaalida u fiirso hadday noqoto wasaaradda gaashaan-dhigga iyo amniga Ta aqoonta iyo wax-barashada iyo tu kasta oo kale waxay ku dayasho ka dhigeen maamulada reer galbeedka ee bilaa diinta ah oo ay u arkaan tusaale wanaagsan
@hassanabdikarimmohamed2505
2 жыл бұрын
@@CamanKiish1 al shabaab waa la hubaa daliila waa la hayaa inay UK USA ka dambeeyeen dhisitaankooda, oo ay adeegsadeen Ethiopia iyo Kenya inay shabaab hub lacag iyo tababar siiyaan gaalada reer galbeedka xataa Gulf countries sida UAE iyo Qatar Bay isticmalaan siday arab tu al shabaab lacag usiiso Marka, you are al shabaab sympathiser walahi billahi real life hadaan isku arki lahayn gowsaha baan kaa garaaci lahaa wahhabi salafi extremist yahow dulliga ah
@ruqiiyacawiil9116
Жыл бұрын
Dub ha loo dhiso hadana intaa la qiyaaso siddi loo shisay
@xirsiamaan
3 жыл бұрын
Hada waa in si fiican loo dumiyo. Argagixso khawaarj ah ayaad qabiil ugu barooranaysaa
Пікірлер: 26