Manshaa allah wax sax ah unbuu ka hadlayaa sheekhu, Dad urur ah haday yidhaahdan urur ma nihin waa Dhib, Tabliqu waa Urur, Salfiyadu waa urur
@hamzeniyadsame5393
4 жыл бұрын
Waxa kaa dhiman ictisaam iyo ikhwaan
@abdulahi23abdirahman3
4 жыл бұрын
@@hamzeniyadsame5393 iskuwada Dar waa wada urur, kuwa leh urur ma nihin ee ururada Islaamka Dhamaantood caayaya mayna dad waalan ahyn
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Wlhi nimankaan dhaha xizbi ma nihin in banaanka lasoo dhigo waa baahi wayn baa u qabnaa lkn ictisaam way is magacaabeen in la is qariyo maaha hadaa xizbi thy
@Mahdaawi9655
2 жыл бұрын
Nin cadhaysan iga dheh
@abdifatah2329
4 жыл бұрын
Sax ku soco sheekh nimankaa dadka u bayaami
@mahmudyusouf6962
4 жыл бұрын
Faysal waa طلب العاق
@Mahdaawi9655
2 жыл бұрын
الحق أبلج والباطل لجلج
@abdirisaaqhussein7363
4 жыл бұрын
Dr faysal ha is ceebeen adiga culimadan wax ka dheegayso waa kuwii wax ku soo baray Ha noqon abaal laawe
Walaalayaal culumuda waynu jecelnay laakiin maanay daw ahayn aynu wax isla eegno oo is qancino si xikmad leh oo joojino inaynu is bidcaysiino,ma qudaat baynu nahay mise ducaat illa Rahmaan?
@khaalidismaacilali9556
4 жыл бұрын
قال أبو حاتم الرازي رحمه الله تعالى علا مة أهل بدع الوقيعة في أهل الا ثر
@jumcaadam1360
4 жыл бұрын
Maroodigu takarta ku taagan ma arkaa ta maroodiga kale ku taagan ayuu arkaaa .... ehlu asar salafiya al dariiqa anaajiya waxaas oo magac oo quman idinkaa isku bixiyay si aad gaar uga dhigataan dukaan aad leedihiin waar ilaahay ka baqda .....انتم اخواننا
@khaalidismaacilali9556
4 жыл бұрын
@@jumcaadam1360 wll wixii qalada waa inlaysu sheego maaha indadka xaqa laqariyo lkn maanta markaa baadilka laga digo ayaa meel kale loocararaa من كان بيته من زجاجة فلا يرمي بيوت
@hassanabdi305
4 жыл бұрын
Ictisam waa tugo dhigya cab ah
@Abu_Salman_Somali
4 жыл бұрын
Marka ictisam dagal bad gashen la dhaho waxay la soo boodaan dagaalki bosaso lkn waxay iska indho tiran dagalki maxakimta iyo lugtay kulahayen iyo waliba shabab aasaaskodi waxay kulahayen ilahay banu sharkina ka magan galnay !
@khaalidismaacilali9556
4 жыл бұрын
Wlyl waxaa laga Rabaa markuu qofku qalad sheegayo inuu wax cad sooban dhigo oo daliil leh iyo wax la aqbalo
@hassanmohamed5472
4 жыл бұрын
wuxuu udhahaayo sh cukaasha nairobi ka imaanayo maxaa yeelay cukaash waa kooxdooda salafiyal madaakhilal jaamiyah cukaash sh umalaa ka cilmi badan mey uyeeraan kuwaan xizbi isqaranaayo
Laba nooc jameecooyinka islaamiga islaamka loo maamula oo ah in amiir la magacabo ama in qofka igu ridinta badan ama.igu cilmiga badan ayaa hawlaha soo ababula ma hab shaqsiyana ha isoo abulo.ama.hab gruop ahaan.ha isoo ababulo waniga aragna oo waxad mooda in jameecadaba dadka ka badsadeen oo waliba cid jameecadooda aheen in kalmad ka Jeediso ogaleen waa muuqataa
@mahmudyusouf6962
4 жыл бұрын
Shuyuukhdii wax bartey ayuu ka horyimi
@barisamaad7665
4 жыл бұрын
من انت يا دكتور
@jaamackaasimkaasim7696
4 жыл бұрын
Kooxda ictisam weeye
@mcgureey5414
4 жыл бұрын
Yaa la yiraah Mada khilo ? سبحان الله! Waxaan Cilmi ku hadleen badanaa Cinwaankaaba qaldan . وما وراء ذالك والله المستعان
@@mohamedomat4028 . Subxanallaah. Saxiiboow sooma ogid iska hadalka Aakhiro xumo in uu lee yahay. 2:Goormaa la aasaasay Salafiyya Jadiida aad shegayso yaase u taliya? Mase aragtay dad dhahaayo Salafiyya Jadiidaa nala dhahaa? Bro hadaadan wax garanayn ceeb ma ahan ma garanayo. Ma garanayo waa Halv aqoon.
@mcgureey5414
4 жыл бұрын
@@mohamedomat4028 .Midda kale wadaadka Dr Faysal هداه الله. warkiisa waxaa laga fahmaa Urur noqdoo naga daaya dagaalka . نتعاون فيما إتفقنا ويعذر بعضنا فيما أختلفنا. Waana Qaaciddo diinta gaf ku ah kana dhigan Xaq iyo Baadil laysku wado ama Sunno iyo Bidco. Alla wacnaan lahaydaa Caami iyo Naaciq walbaa in uu garto Qadra Nafsihi
@jumcaadam1360
4 жыл бұрын
Madaakhilo waa caan waa kooxdan salafiyada sida gaarka ah u sheegata Alle hadaynu ka baqano waa xisbi iyaguba ceebna maaha waa urur dacwadeed wax badan diinta dadka baray laakiin hayska daayaan uun aflagaadada iyo bidcaynta iyo isla qumanaanta
@jaamackaasimkaasim7696
4 жыл бұрын
Dee waa salafiya jadiida kooxda cukaasha iyo barbaraawi weeye
@SamowadegeneraltradingSamowade
Ай бұрын
Nimankani waa Niman lagu soo habaaray islaamka suniga jameeco iyago ah diidayaan hadana wa diidayan hawlahii jameecada Watan wa jadiidyo kaligeed isku gaar yeera salaf saalax jidkiisi wa koox baadil wadayaal ah
@kadrmusa9739
Жыл бұрын
اتقو الله اتقو الله
@waxkakorodhso8332
4 жыл бұрын
إذا عرف الدليل بطل التحزب
@xagar77
2 жыл бұрын
jadiidiya al jaamiya salafna way sheeganayaan iyagaana ugu fog xaga dariiqa salafka. xisbi bay diidayaan iyagaana xisbi ah.
Asmis doqon yahay kuray ayaa toban casho dhegaha wax kuu saareeen arbaaad dr lasoo horfadhiisankaruwaydeen leedahay jashil.
@xagar77
2 жыл бұрын
hadaad is ogtahay inaad bilaa cilmi tahay orodoo aqalkiina joog. jadiidiya waa musiibo diinta loo soo diray.
@mohamedomat4028
4 жыл бұрын
Shaikh banaanka keen meel aan joogna ayay dacwadii naga fitneeyeen....
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Wlhi wll waa runtaa sababtoo ah waa is faaniyaan ictisaamkana way bahdilaan hadii mid laga hadlo kulli way isu soo bahaystaan inay ninkaa la lajiro waa layaabay
@xagar77
2 жыл бұрын
jadiidiya wax ka liita ma jiraan.
@abdifatah2329
4 жыл бұрын
Machadka la yidhaa ibnu baas waxaa ka jirta xiisad loo galo ardayda yar yar oo la yidhaa radinta culumada aan ahayn salafiyada subxaan
@abubakarismaciil8699
4 жыл бұрын
Been tii Faysal oo badka timid سبحان الله
@mowliidhassan2872
4 жыл бұрын
Saaxiibayaal nin walba camalkiisaa anfici wax baro si aadan wadaad gaara utaageeriin siddii livapool iyo maan city wax ha la barto
@mowliidhassan2872
4 жыл бұрын
Qofna ha ku taageerin wax aadan aqoon u lahayn yaana la caayin culimadda ninkii wax isku hayaa sidda ragan banaanka ha iskeenaan otherwise get silence
@mowliidhassan2872
4 жыл бұрын
Selefinimadda qofna ogolaansho loogama rabo ee dhaqankaaga uun baa ku sheegi waayo waa la yaqaan dhaqankii selefka
Пікірлер: 56