Cumar ibnu Khadaab wuxuu ahaa nin saama layla habeenka, kadibna u hawlgala umuuraha dadwaynaha, waxaana lagasoo wariyaa qisooyinka yaab badan. Waxa soo jeedinaya Sh Abdulaziz Sh Mohamed Oogle
- 6 жыл бұрын
Taariikhdii Cumar ibnu Khadaab|| Q 5aad|| Saama laylkii Cumar iyo Qisooyinkii yaabka lahaa!
- Рет қаралды 18,053
Пікірлер: 27