M.a ustad allaha kusharfo dabcan waan dhageysatay warbixintada quruxda badan ee aad ku lafa gureyso kulyadda qaanunka aadaana ula dhacay danca Ustaad waxaan kamid ahay ardayda kujirta kulayadaan waxaana gabagaba ii ah sanadkii 1aad Waxaan codsan laha ustaad buugga xer soomaaliga ee aad kahadashay iyo sidii aan kuheli lahaa ustad Inaad qeybaha kulyaduu ukala bacado faahfaahintooda aad nala wadaagi doontana wan rajeynaa I.a mahdsanid uataaad
@baashiyare8493
2 жыл бұрын
Allaha kuu kalameyo ustadi Waa kulyad muhim run.ahaanti Aniga wXn ku jrraa sandki ugu danbeeyay ee kulyadn waxna ku warer sanaa dhanka shaqda aan ka sheqn lahaa oo wali aan go.an ka qadn lkn hada waa ey isoo dhawty allaha ku cafiyo ustaad
@Xalliike
8 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@abdilaahibille8304
Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@Isse-Farah
2 жыл бұрын
Public iyo private law inaad ukala saarto kadibna aad gudaha usii gasho ayey ahyd ustaad. Sifcn baad usharaxdo.
@OgaalkaSirta
3 ай бұрын
Tanks proviser and please inoo soo badi
@omarhaadnaan3737
2 жыл бұрын
Ustaad wlhi suaashan mar walbo iswaysiin jiray
@salmansk9551
2 жыл бұрын
Ku mahadsanid walaal, waxaan ka mid ahay ardayda dhigata qaanunka kana barta mid kamida jaamacadaha magalada mogadishu, hadaan inyar kugu biriyo jaamcada aan dhigto qaanunka iyo shareecada waa labo kulliyad oo kala madax banaan.
@munasiciid9286
Жыл бұрын
Waa ruunta lkn qanuunka ka ma madhna diinta waayo waa laf dhaabrta cilimgaa qanuunka marka xeer la eegayo diintu maxaay ka qabta mid maxkamada marka qof la xukumayo ka ma madhna diintu maxaay ku xukuntay waa biyo iyo baaad oo kale ma kala maar maan wll
@amiin6468
Жыл бұрын
جزاك الله خيرا أستاذ
@MohamedAhmed-fp7jj
2 жыл бұрын
If would get before the content of the hero Abdiwali kalif, My reword your work for your people. thank You!
@abdirahman5146
2 жыл бұрын
Abdiweli wall adoo mahdsan Ka soo hadal faculty of accounting. Sanadkan Ayan galay jaamacad semester 1 Ayan ahay Marka waxan rabaa inad fahan guud Naga siiso aniga iyo inta ubahan .barashadiisa .xirfada .shahadadiisa iyo .shaqada lagu Heli Karo hadad barato MAHADSANID
@abdalaali6591
2 жыл бұрын
Waraysi dhan baa jira uu la yeeshay wiil bartay Accounting_ka. Muuqaalku waa kan ee daawo. kzitem.info/news/bejne/wpmm4Kicq6GgZXo
@naimahusseinbarre125
Жыл бұрын
Masha allaah aad ban igu farxay allaga idinka saacido waran u baahanay Kala dambyenta
@abdirrahmanzakaria9521
2 жыл бұрын
asc ustaad mahadsanid waxaad ka sohadasha shareca wa daraasaad al islamiya
Mnzha allah macalin barakallahu upstand maadada qaanuun ayaa dhigtaa anigu in aan wax badan ka ogaa do ayaan donayay hadàad gard line hayso balanced wadaag ustaad
@abdirizaqabdullahi7216
2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Qanunka Heerka kobaad ee jamacada iyo kan labaad keebu ku ficanyahay in lagu qaato
@Khayr120
2 жыл бұрын
Sharciga aynu kudhaqano mid diin sal iyo raad kuleh maaha
@amiinriyaad2628
2 жыл бұрын
m.a ustaad mahadsanid
@sowdobashiirxayle477
2 жыл бұрын
Aad iyo aad baa umahadsantahay ustaad
@baashiyare8493
2 жыл бұрын
Wllaahi aad baan kugu mahd cilinayaa Ustaadi waa kulyada aaan barto Muhimna ii ah in aan waxbadn ka ogaado
Waxan jeclan lahaa in aad Soo jeydiso Barashada kal kaliso cafimad ama kal kaliye cafimad .
@yahyebaarakallah7244
2 жыл бұрын
Masha alh allha ku xifdiyo uncle
@sucaad2
Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Madaxwaynaha sida lagu dooranaayo diinta way ku xusantahay walaale ku laabo bal arintaas aad ka dhawaajisay
@sakariyefiyoora2254
2 жыл бұрын
Upstand medicine surgery
@farxaandhuux2179
2 жыл бұрын
Asc ustaad casharadan LAW ga ah ayagoo dhamaystiran maad noosoo galisid Channel ka si aan uga faaiidaysanno Alle hakubarakeeyee
@jamacilyaz2497
2 жыл бұрын
Thnks ustaad
@aqoonkorarsi8933
2 жыл бұрын
macalino waxaan kaarabaa kuliyada siyaasada muhiimad ayey ii leeyaha
@aminfasail573
2 жыл бұрын
Dadka bartaye international relations sidee ku sii hormarin Karan cilmigaa iyo shaqooyinka ay qabtaan dadka bartaye mahadsanid ustaad
@sucaad2
Жыл бұрын
Video baa arkay oo channelka ku jira e. Gadaal u raac videoka wll
@abuubakarali5480
2 жыл бұрын
wax aan kuugu mahad celiyo ma aqan walaahi waan bogaadnaya sida aad u ixtiramtay dalabkayga.
@apdallaaqil6669
2 жыл бұрын
Keep going Ustaad
@wacdiiyowaano3583
2 жыл бұрын
جزاك الله
@mohayare6597
2 жыл бұрын
Asc Ustaad waxan rabaa inaan kula soo xariiro marka inteen kaala soo xariiraa plze codsi waaye muhiim kuu ahay Mahadsanid 🙏💯
@xexeexex807
2 жыл бұрын
Dhameysta videoga waa muhiim
@zakiskyofficial7872
2 жыл бұрын
Veterinary kasoo hadal ugaas
@mohamedkhalif3114
2 жыл бұрын
Human resources management kawaran macalin
@naasirsiciid654
2 жыл бұрын
Walal waxaan ka mid ahay dadkii ugu horeeyey ee ku soo biira channel kaga hadii aad ixtiraam noo hayso Hal codsi ban wataaye naga aqbal. Waxaad warbixin iga siisaa kuliyada medical laboratory. Waxan rajaynayaa inaad iga aqbali doontid codsigayga insha allah ♥ Mahadsanid wll
@mahadmohammed4033
2 жыл бұрын
Macalin waxaa rabaa in aad faahfaahiso kuliyada warbaahinta iyo Luqadaha
Ustad wad mahadsantahey sida ad u cadeysey waxyabo la iska indha tiro waxa kalo rabna inad nooga hadasho Departement of computer sceince
@fatuushmohamed7218
2 жыл бұрын
Masha Allah
@harrisjama9983
2 жыл бұрын
Computer science kawaran
@leftwaye3376
2 жыл бұрын
Mashaa'Allah 👍
@maanoowcabdi4421
2 жыл бұрын
Waa mawduuc muhim ah
@xamsegabane8805
2 жыл бұрын
Wll marka hore wankusalamay wll Waxan rabay inad kaso hadasho Dentistry wll Badanaa Business iyo Engineer law kaso hadashaa Mahdsanid
@hanankhadar3166
2 жыл бұрын
Please ustad economics kasoo hadal
@asiyaahmed9027
2 жыл бұрын
Human resources maxey tahey wllo akhbaar nagasii
@mohamedsaafi1196
2 жыл бұрын
Ustaad Qaabka aad u sharaxday Qaanuunka waan dhaliil sanahay / Qaanka inta badan waxa uu ka hadlaa Maxkamadaha inta yar ee aad so qadatayne waa uun furuuc kamid ah mesha ad dhahday yaa dajinaayo qaabka an u so dooraneeno madaxda culimada fuqahada wey ka hadleen marka akhii moowduucaan bid u eeg waana waxa maanta xarakaadka islaamiga ay ka hadlaan ilaa ay gaartay in leysku tagfiiriyo
@abdalaali6591
2 жыл бұрын
Xarakaadka Islaamiga ah 😂😂😂 Maku dhiiga shacabka ku qubaysta ayaad Islaami ku sheegtay, waad iga qoslisay wlhi hhh. Kuwaasi haday shareecada Islaamka ilaalinayaan dadka Shacabka ah qaraxyo kumaysan laayeen.
Пікірлер: 90