Allaha Kaa ajar siiyo sida aan chanalka ugu sooxirmay waan kunajaxay wax yaabo Bdn waan maareeyy intakle weey hagaagi doonan I.a adna allaha kuxafido
@inaabdi8519
2 жыл бұрын
1 xidhiidhka alle sideed ku tahay Salaada ma tukataa jamac maku Tukataa waa inaad is waydiisaa 2 hadaad reer leedahay is waydii Xaaskaaga ama xaajigaaga sidee Isku tihiin 3 xidhiidhka adiga iyo waalidkaaga Idinka dhexeeyaa ma wacan yahay Miyuu hooseeyaa mise wuu Sareeyaa bal qiimee 4 aqoontaadu halkay gaadhsiisan Tahay wali bachelor ma qaadatay Mastera qaadatay ama PHD halkee Baad ka taagan tahay 5 caafimaadkaaga maka war haysaa Oo ma la socotaa is badalka ku Yimaada 6 dii bilood ma tagtaa Dhakhtarka ilkaha iyo ka indhaha Miisaankaagaa maka war haysaa Waa inaad ogaataa 6 waa inaad is waydiisaa dhaqaale Igu filan mahaystaa anigu wixii Aan u baahdo ma is dabari karaa Oo ma ismaamuli karaa mise wali Familyga ayaan ku tiirsanahay is waydii 7 waa sidee xidhiidhla bulshada igala Dhexeeya ma fiican yahay dhanka Asxaapta si fican ma isku xidhiidhina Waa inaad ogaataa oo aad is waydiisaa Halkaad ka taagan tahay
@moubarekbarrehassan8220
Жыл бұрын
Jazakallahu khair wll
@zuhaiphamud3271
4 жыл бұрын
Mnshallah Allah cilmiga ha kuu barakeeyo
@asaddacar9079
2 жыл бұрын
Mahadsanid UStaad
@bahjomursal2793
4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
4 жыл бұрын
Aduun iyo Akhiro Allaha ku xifdiyo waan kaa faa idnay Macalin
@xasanshariif4823
Жыл бұрын
Mashaalh ustaad qufkii rabo inuu hore usocdo waa tosaale mu hiima ah
@ciyaaraha1289
4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا
@fayselhassen4681
Жыл бұрын
Masha Allah, Aqoon yahan Mubarik Aar.
@fayselhassen4681
Жыл бұрын
Waad ku mahad santahay Sida Fiican Ee Fudud Ee sharaxaga
@samaalenuur6717
4 жыл бұрын
Masha allh macalin hore u soco Waxa aan kuu hayaa taagero aan Caadi ahayn
@hanadagan8433
2 жыл бұрын
Allah ha kaa abalaa mariyoh maclin
@axmedsadaq173
3 жыл бұрын
Masha allah ninkii kuul raba waa meel uu kadaalacan karo wax yaabaha gaarsiinaayo guushiisa
@guuleedcabaas3281
3 жыл бұрын
Magaranayo waxaan kugu abaalmariyo laakin allah waxaan kaaga baryahayaa in uu janatul fadowsa kugaliyo
@najmasaciid7274
4 жыл бұрын
جزاك الله خيرالجزاء
@abdurizakmaxamed331
3 жыл бұрын
Asc wacalin mubaarik jamcadada malugu dhigaana sida qofku kalsoonidiisa udhiso maadooyinkaa kabixisaana how to build your self esteem maad bixisaana halkeese kutaala jamcadaadu
@xidigochanel34
4 жыл бұрын
Mansha Allah waa macalinka Dhagaysto markay iguxumaato
@wariyecadaala5492
4 жыл бұрын
m.allah alle ajarka xasanaadka haakuu saaro wax qiima badan baa inoo sheegtaye
@واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش
4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@dinixbaashi9143
3 жыл бұрын
Macalin aan aad ugu taxanahay barnaamijyadiisa guuleyso🥰
@egnidirisgaydhahmed5244
3 жыл бұрын
Malcalin Aqoonta Alaha kuubarakeeyo
@fatumashekgedi5556
3 жыл бұрын
Macalin waxan ka codsanayaa in aad noshegtid gabadha xaska ah sidey isbadal noolasha ah u sameyn karto sababtoo ah dumarka reeraha leh waa kuwa aan wax isbadal ah noolashooda ku sameynin
@sayidaliabdi1884
4 жыл бұрын
Masha Allah ustaad qaali ah mahadsanid
@hodanabdi5431
3 жыл бұрын
Mansh allaah
@raxmaxuseen9168
3 жыл бұрын
Mahadsanid macalinkayaga
@ilyaazzola.8189
4 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay wll
@lefrancaisavecahmed4147
4 жыл бұрын
Horay u soco macalin mubaarik aar
@yasmin-tx2zz
4 жыл бұрын
M.a ustaad
@AbduKariim-d2g
Жыл бұрын
Haa
@abdullahiinamohamed430
2 жыл бұрын
Maasha allah
@Maazin_Moh
4 жыл бұрын
Mnshallh alh aqoonaqoonyahan Mubarik aar Wll waxaad na bartaa sida Fagaare kahadalka loo barto
@hamseomer4191
4 жыл бұрын
Macaln waxbadn aan kafaa iday ilaahy miisaanka xasanaadka ha ugu daro
Пікірлер: 43