Waa si wanaagsan madaxweyne waana la gaaga fadhiyaa .
@daahaismail3757
2 жыл бұрын
Allow kuda muuse bixi dalka halka uu marayo ada gaadhsiyay illahay ka sako waanad sii hayn doonta wayo waxad kasbatay quluubta shacabka Allow ku barake❤🥰
@cismaanjamhuuri6276
2 жыл бұрын
Madaxwayne run sheega tahay Waxaana cadaan u ah aniga oo halgan wayn u galay sidaan u heli lahaa ee ugu dabal degi lahaa Ugu dambaynna wan helay alx alx Hadkuna waa aniga oo kale iyo qaar iga muwaadinsan Ee alle ayaa mahad iska leh nagu beeray wadaniyada iyo wadan calaynka iyo muxibada badan badan badan ee uu noo galiyay calan kayaga💚🤍❤ Allow noo daa calankayaga aanu jecel nahay🙏🙏✊✊
@hamsesaeeed1564
2 жыл бұрын
Madaxweyne dulqaadka ugu badan ee dowlada iyo mucaaradka adiga ayaa lagaaga baahan yahay markasta oo ay mucaaradku hadlaan ha noqon qof u jawaaba balse niyada u deji oo waxad eegtaa inta mucaaradka ah iyo 4 ta milyan ee qof ee somaliland jooga ee raba nabada Maashaa Allaaah
Muna abdi ciilqaba waad ciishaysan tahay abaayo kuwa qaran dumis Ahmad aragtid ciilqabayaasha eewaxmatarayaasha Hillary umada haka qabto insha allah
@munayusuf4949
2 жыл бұрын
Astaqfurullah calooshaa iga xanuunta sidaad hadh Iyo macmaacaan aad adiga Iyo kuwo aan loo baahnayn oo badani Aad u raaxaysanaysaan, ragii ku haboonaana iyagoo bilaa quray gaardiyayeen. Subhanallah Waar Allah ka yaab oo askartan darxeysan mushahar hagaagsan sii. Adaa Allah la hor tegi .
Пікірлер: 28