Hdaad nooshahay zxb dib u xasuuso comment gaagan 😊
@user-eu3ne2gn3y
7 ай бұрын
2023 zhp dib udawnya
@mohamedabdulkadir2413
7 ай бұрын
@@user-eu3ne2gn3y sxb kulma mid baa ahay
@user-xc9ew4vg1i
8 күн бұрын
@@ahmeddeeq8093adu ma noshahay😅
@abdouhaachim
3 ай бұрын
What a wonderful Tanya The way she sings in Somali is amazing, her voice is excellent ❤
@hothan9141
10 ай бұрын
Old is gold i wish in wakhtiga dib loo celin karo iyo wakhtiyadii bilaa buuqa ahaa ee noloshu sahalka ahayd😢😢😢😢😢
@-khaalidfantastic
10 ай бұрын
Runtii
@suho7712
8 ай бұрын
Aakhiro suq
@yonezcrown
3 жыл бұрын
Before 11 Years Amso Young But I Known This Song Alx Am 18 Years just 2021 Happy New Year Nigth From hargeisa somaliland
@MattanPro
3 жыл бұрын
hadaad iminka 18 tahay ma 7 jirbaad heesaha ku dhageesan jirtay😀
@yonezcrown
3 жыл бұрын
@@MattanPro 😅😅 Xafadayada Update Iska Ahayd Marka Tasa.I Surto Galisay
@MattanPro
3 жыл бұрын
@@yonezcrown xaafad shidan baad daganayd 😂
@yonezcrown
3 жыл бұрын
@@MattanPro Xafad Da maaha Yacni gurigayaga😅😅
@baarcadbashiir8103
23 күн бұрын
Adiga miyaa sidaa no galaya alaaa😂
@najmaabdullahi5107
7 жыл бұрын
wow gabdha cod macanaa inta ay heeso barayeen mxaay diinta ubari wayen aniway thumps up 👏👏👏👏👏👏
@osmanmaxamed3960
6 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@kaligiiduul2491
Жыл бұрын
Who’s listening 2023😂
@caliyare82
10 жыл бұрын
waaw adani fanaanka hadalkiisa fiiriya maan sha alaah qofkuna wuu guursan karaa wax dhib ah malahan haduu musliminaa waqti kadib soo ilaah hasoo hanuunsho ayadana laakiin ineey baraan ma aheeyn hadalka xun tusaale waxey tiri xanta ayaan kula yaabay waa wax loo soo sheegay ma fiicneyn sidaas
@madheedhle
15 жыл бұрын
I think Tanya is wonderfull together with Himilo, she is excellent performer to sing in somali. if an outsider sings in your own language she deserves an applause not filthy comments. grow up ppl!!
@abdulwahabaden2116
Жыл бұрын
Waar ma nooshay sxb 13 sano ka hor ayaad comment bixinaysee
sirdoonka cadaanka iyo ciidan kooduba waxay rabaan inay afkeena bartaana oo ay haddana siro hore iyo giisi yaashii hore xogahooda baaraan een soomaali yeey isu tashada inagu dal bur bura baynu nahay lkn cadaw geenu wuu badan yahay waayo waxaynu nahay dad dhaqan fcn een oo aan lagaari karin sida baadiyaha xoola dhaqashada iyo geesiyaashii soo hal gamay hanoqon waligaa 😍 mid waxa dhaw eega ee mustaqbalka fog kafa kir hana eegina ninka iska ciyaa raya iyo dadka taa geer san cadaan
@Saervagr
13 жыл бұрын
WOW - what a lady, what a song!
@theclassicman6730
7 ай бұрын
Manooshahay legend
@amingsta2342
4 жыл бұрын
Wow i am somali and proud
@abdisalanahmed6208
3 ай бұрын
2024 old is gold 😢
@bellamouna4355
2 жыл бұрын
Amazing voice bonne continuation !
@pinklady-us6pu
8 ай бұрын
12/nov/23 yaa ila daawanaya waliba heestan ka heley like saar🥰
@zahrahassan12
6 жыл бұрын
She has a beautiful voice m.a
@silvershadow6996
8 жыл бұрын
wow long life fanaaaniinta dhaladka ah lolz gafuur culusta idinku fadhiga ku jaaasa
@user-dh9bd5st6t
5 жыл бұрын
Erayada quruxdooda waxaan u qaatay, soo dhawaynta taaniya! Mise waaba ayaankeeda in afkeedu soo qaado! Noolow adiga iyo injineerkuba
somalida xanta ayan kula yaabay bay dhahday beented maahan somalidu waa isku maqshuulan halka dadyowga kale aanay is fiirin oo qof waliba hortiisa usocdo dad badan oo fanaaniin isku sheegaya oo somali ah bay ka cod macan tahay
@puyolmohamed399
5 жыл бұрын
Ninki dadkisa wax ka duwan la yimaada Farta wa lagu fiiqa
@user-vm2sf4ch1h
5 жыл бұрын
liibaan kadiye MN
@user-vm2sf4ch1h
5 жыл бұрын
liibaan kadiye FBI pop up VB
@bashirmuse429
Жыл бұрын
Amazing 😍
@omaradan8062
6 жыл бұрын
Ax qurux wayn heestan macaan
@abdirisaqosman5381
Жыл бұрын
waw amazing women wlhi full Respect
@njienag
13 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw tanya ypour the best songer
@hibaaqjirdeh6519
2 жыл бұрын
I’m here in 2022 January 10 , 12 years after
@h9_studio207
2 жыл бұрын
still in 2022💥💯
@yaailaahi
13 жыл бұрын
WAXA AY FANAANADU KU TIDHI ladanoow indhaha lama raacsho ruux aan kula IL samayn
@nardiegroenewald4128
5 жыл бұрын
Waaw cod macaan runtii tanya welcome
@Saharaa21
14 жыл бұрын
Mashallah lol the hairs on my arms stood up!!
@mohzenn77
Жыл бұрын
Keligaa maha ziz m.a si wacan bay ugu luuqaysay inantu
@Maryaami_92
4 жыл бұрын
2020😂😍
@baaruud17
15 жыл бұрын
Mrarikaz89, wlhi you are right broo dadka marka ay la yaabayaan qof ajanabi ah oo af soomaaliga ku hadlaaya, dee taasi aniga lama yaabeen, illeen anagaba markaan ku hadleyno luuqadooda nalama yaabaane, marka is not a big deal, so we better take it easy....
@reerfarahabtidoon7957
4 жыл бұрын
10sano oo dhiman 3bilood ayay ii tahay markan heestan jeclaa wlhi aduun wuu socda Alx 🙏
@raxmojaamac-yj7mq
7 ай бұрын
Yaa qaaday hesta iyada ka hor
@samarkaaan
11 жыл бұрын
is this vid from the 80s?
@AbdinasirhajirHassan-bu9cw
7 ай бұрын
Somali language is very easy 😊
@4213ROM
7 ай бұрын
Easy waye chines baro
@bashiirfuaadmaxamed826
6 жыл бұрын
Yusuf waa runtaa gabadhi waa soomaaliyad
@madheedhle
15 жыл бұрын
wow cool Himilo & Tanya are grat duet
@zakariafauzi2096
7 ай бұрын
14 YEAR AGO WOOW
@ayaaniitlove9040
6 жыл бұрын
2018 yaaa dawny
@libanmaxamed8785
5 ай бұрын
4/3/2024 favorite song ❤
@alisharif6396
Жыл бұрын
Yaa Allah Caafimaad Sii kuuligood Faadlaan Ameeeeeen 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️❄️🌧️❄️🌧️❄️🌧️❄️🌧️❄️
Пікірлер: 297