I can see you get 10 speed eaton fuller, but 13 & 18 with jack brake up and 550 hp is enjoyable to drive , i miss trucking and retired 2020 after 22 years of trucking and my last 5 years of truking was in new town north dakota oil field use to haul crude oil mostly and somtime salt water production, any way be safe, good luck and keep on trucking to make some bucks.
@Kingarmaan56
Жыл бұрын
Legend 🙏
@rooblesiyaad984
Жыл бұрын
U r a legend, are u Somalian also bro?
@faisalabdi7069
Жыл бұрын
@@rooblesiyaad984 Yes am pure blooded Somalian originally from ssc ,but grow up in Mogadishu.
@AbdirisaqJamal14
Жыл бұрын
Sxb waxad kaso hadasha xawaraha ama speedka midka ad uu aqnto Waqtiyada robka barfka iyo xiliyada kale😊😊
@abdirisakahmed2478
Жыл бұрын
Thnks for your time sxb hal talo ayn raba inan kusiiyo malmahan dambe videoyada nd filterka dark saaid aya kadhigta marka waxan kaa codsan lahaa in aad inoo soo duubto nd filter laan hal video ama hada rabto nd filterka istcmaal lkn brightnesska balance kadhig marka edit gareyneso Allah kufududeeyo shaqada taraaga wey iskadhib badantahay wan ogahay 👍
@A.RIZACK_ALI1
Жыл бұрын
Abdirizak ali Ahmed
@daacaddaacad2608
Жыл бұрын
Ali sxb waxa kalle oo kaa dhiman in aad inoosoo duubto taraag istobyada iyo meellaha basiinka laga shubto iyo dukaamada meellaha gaas isteeshinada
@nawaafnawaafyare2109
Жыл бұрын
Aad iyo aad horay usoco sxb
@AbibakarMahamed-kp4fd
Ай бұрын
Zxp wxn wiil kuxiran video Joogan Africa gar ahaan Ethiopia wxan ka siidaganah dagmada awbare hoostagta jigjiga Markaa video aad ayey ufiican yihiin balse joogto naaga safaradaada aad iyo aad ayaan uxiiseyah truck simulator Markaa tagere ayaan ku ahay Alaha kula qabto hardanka nolosha aad ku jirtid adigoo jooga Dhul shisheeya
Пікірлер: 24