Hadii aan ku darsado fik radaydaaH waxaad samaysaaH sidaan waa la kala dhacayaaah oo qofwalba 10/10 siiyaaah mrkaa waxaan dhihi lahaa qofka isagoo loo sheegiin qofkii kariyay in la dhadhan siiyoh oo cuntaah isku midaa laga dhigo oo meesha dad cusub oo aanay eegen qofka ay qiimeenyaaah Teeda kle mrka danbe waxaan ka dhigtaaah groups oo rag iyo dumar iyo cuntaah isku midaaH Iyo dadka qiimeenyaah in loo sheegin group soo kariyay Fikradaa hadii aan ka heshay like noo saar sidaa loo arko insha allah
@ilhanisha2813
9 ай бұрын
💯
@Yuslim_somali_CR7
9 ай бұрын
%💯 Waa Kugu Raacsa Nahay Walaal m.a Maxuma 💚💜🇸🇴💙
@Mariamm34
9 ай бұрын
Camerada qofka duubaya maanta waa qof cajiiba wlhi muqaalka quruxdiisa la dhacsanahy runtii intaan qiimaynta kale lagaarin😂❤
@yaanyurtacidda3062
9 ай бұрын
Arimaheena inu yahay umalena asagaa qaabkas wax u duubo
@mohamedabdu6976
9 ай бұрын
Arimaheena waaye isagalee qaabkan uduubo
@zamitaomarzamita7077
9 ай бұрын
Wa abeera caade
@Eng-shakra15
9 ай бұрын
Dhamaanteen naarta waan ka baqnaa, janno inaan galnana waan jecelnahay lkn wax baa inaga hortaagan, waxaasna waa sheydaan nacalad ha ku dhacdee aan la dagaalno si aan uga guuleysano si an naarta uga badbaadno 🤗😭😭😭😭😭😭
ku salin nabigena the best person ever the knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoAmiro
9 ай бұрын
Scw❤
@user-sh7gy2ef6r
5 ай бұрын
scw❤❤❤❤❤❤
@QaaliQurux-ih2oe
26 күн бұрын
Scw scw
@Lion_gamer10
9 ай бұрын
Cayda waa kalsoonidii oo qofa isagaan wataa muuqalkana ma dhamaysan😂😂❤
@Uqtimuslimah
9 ай бұрын
Team27 qabiil an ku jirin malahan waa dad is fahmay lkn dadka qabiil kuriixaya adeer ninkan muduloodku waa niman qabweyn wana no madax ragi layirey bu kaso jeeda💪 xamarna isaga ka taliya ciyaal xamar isagaba ah rabbi moye cid waxka qaadi karta malahan❤❤HAWIYE POWER💪😎
@naimagullet
9 ай бұрын
In la isku dhafnaado maa ka talineysay mise qabiil bad udoodeysay😢😔
@Uqtimuslimah
9 ай бұрын
@@naimagullet isku dhaf an u doodayo malahan" Agency miya macnaha🤣asad cid xoog kuleh ma jirto adeer waa cidii ay is fahman un ee qabiil hadey noqoto neh ina waxba loga qadan ban shegay
@zu7729
9 ай бұрын
canugii saleebaan & xaasidiinta soo diray waa ku fashal meen asad ma'aha nin qabyaalad team kiisaa daliil ugu filan hebal seyga nin hg ahay meel walba hala taagnaado team 27 noo hoos
Sxb asad hagio dad aya jiro ka xun hor markaaga lkn ka noqo dhagool ka noqo indhool waayo guushaada ku soco ayan ku leyahay waa wllkaaga Xuubey iidow oo ku leh ka fa ideyso waqtigaaga sxb sare guul 👍👍 adigana allah ku caafiyo ina ader 🤲🤲🤲🤲
@mohamadomar4591
9 ай бұрын
Team 27 Waxaan arkaaye wiil yar oo caynaayo ama wax ka shegaayo Teamka ha u joojinina cadawga wuu iska badanyahay❤❤❤
@CIRRO727
9 ай бұрын
Been maha wlahy zxp Ila manta waan arkayey inan yar oo xag xaganaya eh Lkn ha u joojinina
@sadaamartsofficial3146
9 ай бұрын
Adi qoora salaaxa waa maxey naag maad tahey
@Yuslim_somali_CR7
9 ай бұрын
Waa Runta Cadawga Looma Qabto Wallahi m.a My brother 💜💚💙🇸🇴💯👍
@hindisahajaceylkagl7458
9 ай бұрын
Sidaan waxaa ka wanagsanaa in eey qimeyaan cuntada iyaga oon ogeyn qofka sokariyay hada
@Sacdiyo-fg9tx
9 ай бұрын
Cayda is not easy I can tell his food is good all the way from South Africa
@zakyboy-2003
9 ай бұрын
yaa!!!!!!
@FarduusAhmed-uf9mx
6 ай бұрын
Jaujejrjjdjwit7w🎉🎉🎉
@dheereyechannel
9 ай бұрын
Three legends always asad hajio and King ceyda 10%10 Iamk 10%10 👍💯💯❤😍
Ninkan shakhsiyadiisa jeclahay ❤wiilkan ka leexta asadkeena waa wiil isaguba isgaadhsiiye hormar ee gaadha ha ujooji❤asadkeena
@carafaad25
9 ай бұрын
AM KAY 10/10 🎉 KING CAYDA 10/10❤❤❤
@bashiiromar
9 ай бұрын
When you coking don't forget to use gloves gacmaha aadanuhu waa waxa kaliya dadka u kala gudbiyo bacteria marka waa muhiim ama adiga karso ama xaafada oo dhan u kari waa muhiim isticmaalka gloves ka thanks
@Miliondhaan
9 ай бұрын
Mexe dhehen xaaskena wa caawinena miya allow ba ay 😢😢❤❤❤illahayow nin cunto karis yaqaano
@Hidanhuda
9 ай бұрын
Naa saas hadhihin nin fican kuduceso kwrn hada hesho mid cunto karin yaqaan misna aan kuixtiramen maxee kutare cunto lagu kariyay nin fican kuduceso cunto ada karsan kare😂😂😂
@MireWaabari-vn4pg
9 ай бұрын
@@Hidanhudareally
@iamqueen4778
9 ай бұрын
HOOYO ALLE HAUNAXARISTO AMIIN DHEH ZXB DHAMAN HOOYO 😢
@faatushfeysal3449
9 ай бұрын
camerada ma safartee waa loo safraa team 27 isn't easy ✌️ 😘 ❤ ❤
@Jaaaama36
9 ай бұрын
😂😂
@Queensumaya-wg6vk
9 ай бұрын
saas waye😂😂
@NourAhmed-17
9 ай бұрын
Talo Ahaan Asadoow Qofka cuntada Qiimaynaaya Yeesan Ogaan Qofka Kariyay Waayo Dadkaan Waa Asxaab Kal Xishoonaaya Runta Wejiga La Iskama Saari Karo Saas Samay 10/10 meesha Way Kabaxaysaa.
@ckariinmaxedclaahi4117
9 ай бұрын
Team ceyda is muujiya❤❤❤
@teamcabdiwaliofficial6781
9 ай бұрын
asad hagio number one somali KZitemr zxp hory usoco dadalkaga si wad
@Manka__4rl
9 ай бұрын
Legend one of kind asad ❤
@shugriali1439
9 ай бұрын
Mash Allah 2 cunto jclhay la sameeyay mnta war wiilasha legends wye❤ Next time Adna iyo Hanna tartansiiya 2 chef 😂 Adink cunto mcn ka dhergeysaane
MaashaAllah gabdhaeyna somaliyeed xishoodkooda cidna kuma doorsaneyno Alle ha inoo xifdiyo dhamaantood.
@cabdullaahixasan1670
9 ай бұрын
Asad hagio 1.70M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@maandeeqmaanka5327
9 ай бұрын
😊ط طج جج طحطحححدد 2:02
@mahadfaysal9600
9 ай бұрын
Masha allah qaab duubista barnaamijkan iyo kii hore cunto karintuba waa amazing… well progress.. wixii quruxbadanbaa channel kana qiimo u yeelaya perfect mar kale
@Sucaad38
9 ай бұрын
Asad hagio quraan isa saar dad badana oo views ku ciishay baan arkay guuleyso🎉🎉❤
Ya allah ha no weynin codkan aan haben kasto firsado asad nolow ❤❤❤
@mohamedmowlid7239
9 ай бұрын
Welcome back again guys keep going guys ❤
@deeqocadarcali9616
9 ай бұрын
Masha allah war ragow cuna kariska barta sida ceyda iyo amk😂😂ano gaajo iheysa dawanaya shakshukada indhahey iga gasha 😂😂bari sameysana❤😂hambalyo hambalyo guys 🎉
@diaz3274
9 ай бұрын
😂raga hdii dhahaan waxa karinaa wlhi cunta mcn lee korinaa
@zadaamhirzih5485
9 ай бұрын
Sa maxa u baranayna
@Abshir095-vl4so
9 ай бұрын
Isku day inad ka ilawin ereyga insha allah wall
@Leylo266
9 ай бұрын
@@zadaamhirzih5485naftaada u baranee inaad u karsato
@UbahMuhudiin-k9g
9 ай бұрын
Cayda cuntadiisa indhaha wee urontahy but aniga macuno ukun so wxaa doortayy l'm k so my favorite koosto iyo canjeero👌
@SULTHAN27
9 ай бұрын
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan. COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
@Akim_1794
9 ай бұрын
1.7M Very Very Close Bro Inta Aan La Gaarin Sanadka Cusub 2024 If Allah Say Waad Gaari Doonta Horay U Soco
@Mandeeqa
9 ай бұрын
Sin ujeclhy ❤
@fowsiyodaahir4819
9 ай бұрын
Asad hagio keep going Xaasid rabi ha ka qabto Xaasid fircoon iyo sheydaan ka darane Talantigaga iyo camera dada lugu soo safara oo lugu haysataa Dad raba inay kugu soo caan baxan arkayaa
@HidaayaMohamut-uh5zy
9 ай бұрын
Yawye ii sheeg dadkaas
@sharifnuh
9 ай бұрын
Haddii ay runtahey wa qaldan yahey asad sababta waxa waaye waxa aad wax ku tahey dhalinyarada ee ogaaw asad hadii aad bahdisho waxa aad noqo neysaa garab la aan ee lasoco waa haddi ay runtahey
Geesiyow nin kuu gafey maa guuleysaha.gabay yeeraayo iyo guuxaan baxaayo. geedba geedka ka weyn sida loo gadoonba adaa garataa asad hagio waa ka hayaa heesta inta ila fahantey heestaan👍✋ 😂😂
@user-ju9iq8xn9h
9 ай бұрын
Kuwii darbiyada ku ooyhayay miyeey kusocota 😂
@kabtansiisi4946
9 ай бұрын
@@user-ju9iq8xn9h aad iyo aad 🤣🤣🤣
@Maandhoore
9 ай бұрын
Sawir muuqda su'aal ka dhan! Ceyda qaabka uu mindida u haayo ama wax ugu jarayo markaa arkay ayaan ogaaday in cunta karinta la kaga fiican yahay, I'M K ayaan u codeeyay cunta macaanida.
@user-ve3qd7rr3k
9 ай бұрын
Qofkasta qof kiisu u keenay asad caadi maha lamanihi buu isku keenay Labada wiilba 10/10 baa siyay hore u socda team 27 cadawga alle ha idinka qabto
@user-tp5fr3um1h
9 ай бұрын
😂😂😂Asad adiigu ciyaar ciyaar ayaad ku cuntay xalay iyo caawe waa markiini adiga{cumaar}tartama incha alla waxan rajayna in aad iga aqbali doonti waxan ah tageerhaag 1 ee hargaysa caday❤
Aragti ahaan waxan ku darsan lahaa mahan qofka qiimaynaya in uu garanayo qofka cuntada so sameeyy wa in loo shegin cuntada qofka kariyy magaciisa sidoi kle wa in qiimeeyayaashu aanay is ogyn qofba qofka kale intuu siiyay
@M.J...Deeble
9 ай бұрын
Anba wan kula qaba ana sosamaunaya barnamij nocano kale ah maxa kalo figrad igu darsan lahayd
@cabdulaahiyare2854
9 ай бұрын
Si walbo qofba qofka kle inta dhibco siiyay wuu ogaan lahaa marka vedioga laso dhigo 😊
@faisomohamed-t6y
9 ай бұрын
cayda 10/10 imk10/10 ❤❤🎉🎉❤
@alexanderkhuyo5851
9 ай бұрын
Allah is one😢
@Ina_apdi1
8 ай бұрын
Shakshuuko mahe waa dalac bilaash ee shakshuuko hda tirahdid meelaha qaar waa lagu eryan/bursan
@MayzuunOzmaan-gi4uv
2 ай бұрын
Anagu waxan u naqaan cay😅😅
@CIRRO727
9 ай бұрын
ALLA ASAD HAGIO MAXAA DAD GUUSHAADA KA XUN COME SOON 2M ZXP ANAGA KU GARAB TAGAN HA U JOOJIN CIYAALADA KUGU DHEGAN
@hassanfarah885
9 ай бұрын
Asad sxb dadka sobadi ila 5 qof ku dhexqari 2 da qof ee cunada kariyey dadka wx karinayana hashegin qarsodi kadhig saan gabdhuhu waka xishonayan tartamayasha madama cunada qofki kariyey ay ogtahay
@user-nz1xv3mu5r
9 ай бұрын
Alah is one❤❤
@FoosiyoXuseen-hm5gy
9 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@XaabiiboSarareey
9 ай бұрын
Team 27 dadka kaliyo aan KZitem ka daawado horay usocda walaalayal ❤❤❤❤
@gantalyano8982
9 ай бұрын
Team 27 ciyalkan oynaa teamkan wax kashegaa mxaa kajiro taliye❤
@CIRRO727
9 ай бұрын
Waa dad la soo dirsaday dee zxp wax kale ma jirraan
Пікірлер: 1,4 М.