Game ka waxa uuu shida yahay marka cumeer iyo koko isla jiran guul waa❤❤❤
@Bellaa309
7 ай бұрын
Ayyyy caymir sidaas lee iskula jira markasta😊😊😊😊😊😊🥰🥰🥰
@omarqorrow2191
7 ай бұрын
Always supporting team qab qab❤😂😂😂
@nafisafarah7
7 ай бұрын
Asad aalibiitar yaa lodhibine 😂 marna uu khiyana marna cadalad ma sameynayo 😅😅 Team qab qab alway the winner 🎉🎉❤
@Miskiyeyyyy
7 ай бұрын
Qab Qab is here😂❤
@MacalinAbdale
7 ай бұрын
Game ka waxa uuu shidan yahay marka ay cumeerko iyo Kooko isla jiraan😂😂😂❤
@farhiaali8967
7 ай бұрын
qaraar ka batay kuwaas hadaba khayaano sameye ish dheh
@Fartuun_cali
7 ай бұрын
Haaa😂 Ani team koko and cumeerkoo lajiraa congratulations my team 🎉🎉🎉❤❤
@MacalinAbdale
7 ай бұрын
@@Fartuun_cali Ani hapenka ay isla jiraan ay igu baxdaba😂
@MacalinAbdale
7 ай бұрын
@@farhiaali8967 Ani hapenka ay isla jiran ayay igu baxda😂🙌
@cmar2056
5 ай бұрын
Waa runta cumeertoo
@AmuunMohamed-.
7 ай бұрын
Asad daacad ma ahan 😂😂😂 asad khayaanada jooji Team qab qab badiyeeen🎉😢😂😂😂😂😂
@fply3303
7 ай бұрын
Haa qabqab 🎉🎉🎉 hanmalyo amiira iyo cayto 🎉🎉🎉🎉
@Ubaxiina
7 ай бұрын
Asad kala saar tageerida iyo albiitarnimada waa tageeri kartaa lkn cadaalad mahan waxaa subise wlhi dhiikar hanagu ridina waxa sax udheela team qab qab❤️kuwan Wa ku dharta🤣🤣🤣🤣asad dhiikarka hanagu kicin weligey commenti soma qori wlhi inaa ku nafiso usoo qore🤣🤣team qab qab isn’t Easy ❤️
@yaxyehassanali
7 ай бұрын
Cumerko asad kuma qaylinayn qabqab qaylada asad ku waday gemka wa cadalad koko waa maskiin wye
@aminoaxmed2350
7 ай бұрын
Team qab qab labada wareegba waa la khiyaamay qayladana way ki badnayd asad gameka cadaalad ka dhig one love Team 27❤🥰
@SacduushCabdulaahi
7 ай бұрын
Asad cadalad ma yaqaano
@zhaadiyacabdi562
7 ай бұрын
Asad sidan xaq maahan🥺team qabqab halaga fuqo😢❤
@zeitunismail5217
7 ай бұрын
Team qab qab waalaga qaldanye , markoodha wa lagu buuqe , eyaga markey buuqena wa qararteen . Asad albiitar cadaala maahen😢
@KOKOBULLE6616
7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤☝❤❤
@mohamoudabdirahmanabdi3655
7 ай бұрын
❤❤❤❤koko❤❤❤ 7:36
@user-sh8zs6bx1m
7 ай бұрын
Scw
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
7 ай бұрын
Koko Bulle 💕❤ hooyada qosolka Queen of KZitem Amira King of KZitem Asad hagio inta ka Heshay Muuqaalkaan like ISKA SAARA 😂❤
@cabdiraxmaancali8043
7 ай бұрын
Team cumeerko isn't easy ❤😂
@SILENT______GIRL143
7 ай бұрын
Asad labadaba marba qiyaano sameyeeyay referiiga waa inuu daacad yhy labada tiim waa ineey usinaadaan guushu waxeey raacday team qab qab Marka xaqiiqda laga hadlo
@hamsedaud_25
7 ай бұрын
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️
@sumayoqurux12345
7 ай бұрын
Asad waa qiyaamo badanyahay wllhi referree ka badala ee iamk ha idin noqdo qeylada naga joojiya dad waweyn idin fiirsanoyiin😢😢❤
@Subarman32
7 ай бұрын
Muqaalka imikan bilabay lkn waxan huba inay guulaysan doonan team qab qab Amiira qurux iyo cayda ❤❤
@xasanmoha-oz4uz
7 ай бұрын
Wallahi game kan waa cadaalad daro amiiro waxba way sameen ee waa ku celis game ka ❤
@kaltuunibraahim9781
7 ай бұрын
sota faraha ddka ku qalqalinysa kliya in afkq lga hdlo weyi😂😂
@user-gl5yv6hl6p
7 ай бұрын
Asad qayaa nole waaye mardambe yaan rifirii lagadhin team 27 is not easy 😂😂😂😂
@xamdidaauud5754
7 ай бұрын
jah caawa waan farxsanhy maadama aan isku arkay team qapqap❤❤😊😢😂
@MinhaajAbdullahi-of1wi
7 ай бұрын
Same wllhi anigaba wan faraxsanahay❤❤❤❤🎉❤ Team Qab Qab❤🎉❤
@xamdidaauud5754
7 ай бұрын
@@MinhaajAbdullahi-of1wisoomhn❤❤😂😊
@MinhaajAbdullahi-of1wi
7 ай бұрын
@@xamdidaauud5754 Haa wllhi
@ruweidaabdi506
7 ай бұрын
Asad wa qayanoole wlah 😢bismillah
@Jubbochanal
7 ай бұрын
Game ka caadi u ciyara asadna marka laga badiyo qeylada jooji dheh. Cashadana idinka and iska leh team qab qab🎉
@FaraxXuseen-bz8pb
7 ай бұрын
Qabqab isn't easy😂azad hawalin dadka
@sumayocadey3522
7 ай бұрын
Team qabqab qaraar lee iika team koko niwataa😂❤❤❤❤
@farhiaali8967
7 ай бұрын
ayagaba qaraaren oo hadana asad u hiileye wax islama hayaan koko io cumer wa 2da ugu dabecada xun wa lo hiliye😂
@sumayocadey3522
7 ай бұрын
@@farhiaali8967 my qurxey waka dide midas koko ugu dbecd wngsn midas wankadide lalabo🤣
@user-fy9hu3zi7z
7 ай бұрын
@@farhiaali8967 runta hadi laga hadlo koko io cumeer way qayliyen lkn amira farahay tagaysay markay aragtay in laga reen rabo
@NiciimaMaxamed-ko3of
7 ай бұрын
Thinks teamkygii wlhi mrkan jamacada ka imaado ayan maskaxda idinku degsadaa cashada ku dul wdaa maba idhaafi kartaan mahadsanidiin lkn caawa khiyaano ahaa geamku sida saxdana team qab qab badiyey lkn next wxaan idinka codsanynaa inaad joojisaan qaylada oo qofkasta mrkuu ciyaaryo loo daayo oo hlkaa la iska taago waayo qofku wuu khalkhalyaa mrka lgu qayliyo insha alh gulysta inad farintydana aragto kuu rajaynyaa caydoow🥰
@Wiil_hoog...
7 ай бұрын
Anigane comment gaga aadka u quruxda bdn ayan qalbiga ku dagsady wxa Tahy boqorad qalbi xab xab ah🥺❤💋🥰
*Asad* Qaraarka jooji *Team Qab qab* ayaa badiyeeen🎉🎉🎉 wixii taagera ah waa gooni cida rabtana waa taageeri kartaa lkn xaqaaani u dhaqan kuwa sida saxda u badiyayna waa Team *Qabqab* Cumeer & Koko Qaraarka joojiya isa soo adkeeeya 😂😂😂
@mushaax6369
7 ай бұрын
Asad refiree uma qalmo team na halugu qeyliyo dhaha yeam na hala amuso tan kale 1caag amira laheyd wuka jaray 1caag cuweymir usan laheyn waqtiga kadhacay ugu daray so coyartaan alcadala ma aheyn
@qaalimaxamed6382
7 ай бұрын
Qayaano wye amiira gacanteeda ma gaarin asadna tafarii daacad maahana dhinac ayaa ubadanthy marwalba guul team qab qab
@ZahraAxmed-bd4bn
7 ай бұрын
Team qab qab waa la qiyaamay 😂😂 qiyaano ayey ku badiyeen cumeerko😂😂💖 anyway Team qab qab marnaba noo hoos✊🤗👑💖💖❤❤❤❤❤❤
@xamdidaauud5754
7 ай бұрын
haa ani asad nacay wllhi meesha koko kujirto noh woxo sidaan usameenaayo😢😮
@ZahraAxmed-bd4bn
7 ай бұрын
@@xamdidaauud5754 ma is aragty horta mar walba koko ayuu u danaaniyaa Amiirana maskiin waaye wllhi
@amishpatel7545
7 ай бұрын
Wey cadahay asada wuxu la jiraa koko iyo cumer wlhi xaqiq da hadii laga hadlo team qab qab gusha leh
@xamdidaauud5754
7 ай бұрын
@@amishpatel7545 haa maila arkinooh caadiye ucadeed inee team qapqap ayaga guuleysteen😚😢
@ZahraAxmed-bd4bn
7 ай бұрын
@@amishpatel7545 haa wllhi laakiin hadaa nahy team caymir markasta wxaa wadanaa Team qab qab ✊🤗❤❤❤❤❤
@FaraxXuseen-bz8pb
7 ай бұрын
Amira walaga qaldanyhy maskinta daaya ish😢
@Asmayamani123
7 ай бұрын
Qabqab isn’t easy Asd khaldka daa
@saraasiman123
7 ай бұрын
Asad dhibka dhaaf team qab qab farxada aya u quri la,adahay
@shukrimohamed4808
7 ай бұрын
Team qab qab isn't easy ❤😊
@user-gt4yn8ju2v
7 ай бұрын
Qab qab isn't easy 😢asad dhiblow aatahay gemka asad ayaa shido❤
@anasluckyboy9465
7 ай бұрын
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰
@user-sh8zs6bx1m
7 ай бұрын
Scw
@anwarqurux-ie8mf
7 ай бұрын
Waxaan oo kale baan ku raaxaystaa thanks king ceyda🤝
@umiira.maxmed4984
7 ай бұрын
jah cumeer iyo koko dharkodu isku egyihin❤🥰🥰
@farduusaxmed9730
7 ай бұрын
😢wllhi asad waa idin khiyaanay team cayda iuo amiira
@saadaqshucayb882
7 ай бұрын
CumeeR Big Fan Iyo Koko Big Win Congratulations
@user-xt9vu2jk2y
7 ай бұрын
Allah is one 🎉❤❤
@shagtaofficial-66
7 ай бұрын
Team Qab Qab guusha aqbala sxp😂😂Amiirana Faraha jooji Ku dhe😂
Asad yaan laga dhigin almiter Khalad amiira uu u diiday markii ay qabatay Cumeerna uu u xisaabiyeey Tan kle qaylada meesha halaga saaaro Anaah daawan baa dhibsanayna eh Dadka ciyaarayana way khalkhalayaan In yar baa hadalka laga fahmaa qaylo darteed Dad waawayn baa wax loo soo duupa eh qaylada kowaadka reeb please cayda Intaas waa iga talo cayda u wado qaado way ku anfacaysaaye wl❤
@Ikranadan82
7 ай бұрын
Wlhi Asad qayano aya wadhaa okow😢😢😢
@user-vo7kf8zk3h
7 ай бұрын
Saxibow ceydaa adiga iyo Cumar ayaa islaa jirtan koko iyo amiro hal hwn game 🎮 kaas ciyaraa
@anasxasan9950
7 ай бұрын
Asad hagio 😂😂coyaarta waabad noo macaanaysay 😂
@Wll__naziir
7 ай бұрын
AMIIRA WAY QRAARTAY😂😂
@AniisaCabdiraxman-ob5rf
7 ай бұрын
San iyo San team qab qab 🎉😂❤
@zahruujadeey4083
7 ай бұрын
Asad ba qaldan lawa mar bu qiyano sameyay amir caga be doneysay tem qabqab vor ever ❤❤❤
Asad qayaanada daaa cumeer qayaano ku qaadeen cawa si sax ah uma guulesan teim qab qab is not EASY keep going❤❤❤
@abdisalammatan4317
7 ай бұрын
Asad daacad maahan ,wuu dhacay,fudeedka Amiira lagu mirmirsoodey,waxaa raayey Amiira iyo Ceyda
@ibraahimcadowali7870
7 ай бұрын
War ma nigala badain asad ey eye dhale kuwaan kle oo la jire😂❤
@user-ql7ik6gu6w
7 ай бұрын
Team Cumeerkoh ano u jedo team kle matageri karo qiyamo + shactiro dad is fahansan waa idin wata labadina 🩸🏆🥳🎉💯⭐🥶🥶🔥
@aliyare228
7 ай бұрын
Legend king ceyda❤❤😂😂
@axlaamcumar5905
7 ай бұрын
Asad dhibka dhaaf team qab qab kor iyo Hosba waa wataa😂😂
@amishpatel7545
7 ай бұрын
Asad qayanada jooji wayo cumeyr qajaclada ayado is tagin ayu qabty gusha wxey racday team qab qab
@ramlaabdirizak5520
7 ай бұрын
Team Qab Qab is not easy😅❤
@MaqdisAxmed-fd6sd
7 ай бұрын
Ani waxaa watay team cumeer 😮😮
@dheereyechannel
7 ай бұрын
Big legend always king ceyda 600k coming soon insha 💯💯😍♥️💯❤😊
@AliNuur-ss7hk
7 ай бұрын
Big legend always king Ceyda 600k coming soon❤❤❤❤😊😊😅😮
@sihaamshariif3254
7 ай бұрын
Team qab qab labo mar ayaa la qayaamey cawa marka kowaad amiira ciyaarta kowaad hal ayaad ka jartey asad tii danbena been isku raacdeen Team qab qab no hoos
@sagalsiman3444
7 ай бұрын
kowda hore ciyarta buuqa kadaaya waan daawan kari waynay wh teeda kke amiira katuurty cumeer caagada iyadaa gardaran 😊
@mmerji6857
7 ай бұрын
First One ee ini xazuuzunaayoah Saliga RasuulkeenaH SCW
@SharafAbdi-og7db
7 ай бұрын
Caawa team qabqab waa la gaaday walhi😂
@imc9270
7 ай бұрын
#Coco and cumer😂😂😂🎉❤
@AHLAAMIITAMOHOMED123
7 ай бұрын
Wllhi caawa qabqab waa la khiyaamay waanu ujeednay😢😂
@aaminaindho3742
7 ай бұрын
Jah team qab qab isla jiraan jecliyaaa waan idin wataa😂😂❤😊
Пікірлер: 973