wlhi aduunyo wa lga tgaya lcgta ad aruursaneyso inad cunayso ma hubtid lkn inaad dhiman doonto oo qabri mdow gali doonto wa hubtaa, Ee naagahaan is qal qaloocinya iska dhaaf ilaah k baq bro
@libaancali7272
Жыл бұрын
Captan baara haloso qabto kuwan qofkale macelin karo I aaamin❤
@abdilahi9050
Жыл бұрын
Baabajeeyow idriska aduuna vedioga ku jirin vesdioga macaan ma.aha
@taxmiidmedia6207
Жыл бұрын
Aniga baaba 😮
@Mr_Shafkaa
Жыл бұрын
Baabajeey Sihaam you tube haloo furo Waa gabar xushmad badan 🙏
@hiilwalalchannel7707
Жыл бұрын
Sax
@kimishmael2099
Жыл бұрын
Sax waaye❤❤❤
@abdalla7878
Жыл бұрын
Haloo furo sihaam
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wllo subscribe isar
@mulkizaylax9982
Жыл бұрын
way isla weyn tahy xushmad malaha
@listen_quran_10
Жыл бұрын
Hada quraanka Jeceshahy isooboqo 💗
@hoodomahamuud6715
Жыл бұрын
Xagen ka so qabta pro
@7quruxbadab
Жыл бұрын
Yaanjecleey quraan
@7quruxbadab
Жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍
@abdinasiraliahmed6829
Жыл бұрын
Kusali nabiga Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@umuifraax3019
Жыл бұрын
Salalahu caleyhi waslam
@xallimo-xl2lk
Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@nasteexonalka3951
Жыл бұрын
Team sihaam is not easy waa idinku kal soonahay hg power laga guuletsan mala arag guul insha allaaa💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏
@haykalahmed5299
Жыл бұрын
Subxnallha qabilka maxu aha 🤔
@alisalaxcumar4256
Жыл бұрын
Qabiil Lee jaajilin ina thiin lee
@hafsaali8615
Жыл бұрын
@@alisalaxcumar4256 ada jahil af keda ma laledahy
@MaryanQurux-jp5zu
Жыл бұрын
H.g bewer
@TrendySomali
Жыл бұрын
War babajeey baraf ka Qatar ayuuleyayahy qofka wadnaha istaagikaro waxaan kulatalin lahaa inaa iskadeyso baba🎉guuleyso 700k coming-soon🎉🎉🎉
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Wll please subscribe isar
@ikraanc.raxiinmaxamed
Жыл бұрын
Subxaanallaah wll miyaadan ka baqeyn allah aniga horay waan kuu daawan jiray lkn maanta barafkaan masaakiinta ubaahan adinkana waxaad ka dhigateen sida dhulkii oo kale wll waa iga codsi masakiinta ku afuri barafka intaa ku istaagi laheyd insha allah waan rajeynaa waanadeyda ina aad qaadan doonto waxaan ahay wllkaaga oo naar kaala cararay xitaa nimakaan iyo naagahaan istax galaya waa xaaraam diinta ma ogola I love you wllkeyga baabajeey
Baaba waxaa sugayay tuug iyo askari soo sameey adi idiriska sihaam iyo sadaxda gabdhood😇😇😇😇😇 legend baaba
@Abdifitah.mohamed
Жыл бұрын
Tuuk iyo askari chanapka idiriska waye
@alishaabdi7569
Жыл бұрын
Xaliimo is not easy ❤ sharaf kunolada
@shamsocrishidshamsoqurux3660
Жыл бұрын
Saas waye 😅
@mulkihassan43
Жыл бұрын
Gabdhahan hadey iska naxayan barafka ha iska jojiyan uma wngsna halahan ka bdan ❤😊
@mohamet35
Жыл бұрын
Hora looyri naag io lo,ba midna qabowga makaro marka wxn waxba kama karayan nagah waa uroonyy😅😅
@Sweet-yn7ft
Жыл бұрын
@@mohamet35hoyada miya lo ah
@barwaaqoaxmed4511
Жыл бұрын
hambaaliyo team sihaam 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 baaba jeey part 3 please ❤❤❤❤❤❤
@hibodahir907
Жыл бұрын
Anjalii wlhi waa gabadh aan taageero oo qurux iyo adaab Alle u dhaliyay oo afgaaban
@Wankooshow
Жыл бұрын
Continue more language..... Dansaadha I am from Ethiopia wel come walalo
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xilwaahmed5147
Жыл бұрын
Asc wa ikan wllo
@ubaxsharif7645
Жыл бұрын
Wll xage kala soxarira 😢
@AdanJamac-wz5kv
Жыл бұрын
Asc baba jey Wan ku wata Mar walba lkn waxan ka waninaya hal mid kaliya zxp tanii waxaay thy inad ka deysiid cunoda ciyarta wayo ilahay aya waxuu dhahy hadii hal gos oo jarkaga ah uu bahii kusexdo adiigo og adna ad ku dheldhelshiid cunada allahy ayaa ka abal mariiyaa mar baba barafka umad ayaa awodiin iney gataan adna cago aa sareeysiiin ale ka cabso mar walba wan kujeclahy baba❤️❤️❤️
@sacdiyamohamed6221
Жыл бұрын
Haa wlhi waxan qalad waye ad u weyn Waliba
@maryamhasan9411
Жыл бұрын
Wn ku na qana guusha tiim sihaam jah 😍😍❤️🔥mar walba gushu waa dumar mar wlba
Barafka dumarka uma Roono plz and plz hala joojiyo Challenge barfka hadii kale raga kaligood ha sameyaaan
@faisamusse8522
Жыл бұрын
Mashallah girls won 🎉🎉🎉 I'm surprised for real
@marwomandeq804
Жыл бұрын
Gabdhaheena team sihaam guul iyo gobanimo wiilashay qeebta qaraarka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻🫶🏻
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Subscribe isar wll please
@mustafeabib5115
Жыл бұрын
Sihaam ayaan wataa ciyarkastaaa 🎉
@AbdirahmaanAbdi8
Жыл бұрын
First comment baabajeey ❤
@Kingnasser7
Жыл бұрын
Mashalah gabdho wa idin wata❤❤🎉
@hidaayahidaaya5972
Жыл бұрын
9riwaayadii
@abdinoorkulmiye7775
Жыл бұрын
Sihaam tahliil waa tababare weyn
@badribaari5772
Жыл бұрын
Mohan ma u eko Amir Khan filimki B.K dabaal dabaal ka😂😂
@nastexomaxamed815
Жыл бұрын
Haaa😅😅😅
@cabdulcabkey1681
Жыл бұрын
M.a dalin yarta Somali qurux badnaa m.a
@FarhiaFarah-wg5qe
Жыл бұрын
Iyaaaan marka hore dumaryaashu iyaaaaaaaah aan ugu wato ghamaystiran igadheh.yarta
@ahmedmsaid4836
Жыл бұрын
TEAM Siham guul
@clcasiisbaanzi
Жыл бұрын
Falcoa ninka wa isku xafaDa ahaan jirnay manhal laascanod 🙌
@MaxamedAxmed-ys1dn
Жыл бұрын
Baabajey kan ciyaar ma ahan sxb wa halis ee iskadaay gabdhaha Qatar hagelin
@hodanwacdi5309
Жыл бұрын
Baraf neerfo laga qaadaa wlhi ka daa baaba jeey dadka u naxariso lugahooda naafo ka qaadayan😢
@farhansinkhan1832
Жыл бұрын
I see love aj iyo kafiso managa dhaftinoo hhhhhhh😂😂
@nastehohassan3186
Жыл бұрын
Team siham guul ❤❤gabar adag waku wadana reer Ohio Columbus Hanbalyo wilasha isaso adkeya sida dumarka 😂😂😂😂
@rahmakodar2072
5 ай бұрын
Aj ka daa canaanta akoo😂😂
@FarhiaFarah-wg5qe
Жыл бұрын
Mashaaaaaaaaslaaah common.khatraaaaaaay
@hanadmaxamed2921
Жыл бұрын
Babajey wan kusalamay ninka xamar ukalkacsanthy wan kusalamay will dhalan yaro ah waye oo mogadisho kunool waye waxan rabaa inaa icaawisid qofaaa adi eheen ima cawin karo qof aan tagero ayan ahy
@genmejor8451
Жыл бұрын
Hoosaa galinaa.miyeey dhahday🤣🤣
@KhadarDabare-fb7mo
Жыл бұрын
Keep going my friend
@deeqofficial8771
Жыл бұрын
babab plz plz cabtan bare ku so dar waa ku baryaa sxb 😢😢😢😢 nin ayaa maha shidaayo in kastoo aa gabdha aa tager sanahay sxb😅😅😅😅😅😅 gabdha haa lo hiiliyo sabab wa dumar😅😅😅😅
@mohamuhabdiahmed4505
Жыл бұрын
Team Sihaam Waa adagyihiin guuleyso Abti
@abdirahimabdalla8395
Жыл бұрын
War aniga fijrad idiinhaayo istaabo barked gacanta halagu qabto Tasaa lagu Kala haraa😁🥰
@samadyareadem5890
Жыл бұрын
babajeey sxb qolka rinji in la mariyo ayuu u baahan yahay isoo qabo waan kuu kala kicinaa insha allaah
@hudachanel2495
Жыл бұрын
Subscribe isar wll please
@sadamahmeddubane9739
Жыл бұрын
From Idirska Waa challenge fcn lkn Wll Baba Jey Su'aal hada ku weydiyo waxad bilawday challenge caag oo ah dagmooyinka dhan waadna joojisay saan ma ficno waxa noo bilowdo waxa fcn in ilaa dhamadka aad noo wado lkn marba challenge xiiso ah ma ficno shacabka kugu xiran waxa fcn inad waxa aad u bilowday aad u dhameyso
babajey waxa ad sameyneysid ma ficno , dad mugdisho jogan oo barafkan u bahan yihin aya jiraan adiguna sidan aya uga cayaaroysa wllw. wllw Alle ka cabso jalenjigan wax kale israaf eheen ku bedel. aniga cadowgagi ma ihi ee macamisha kugu xiran ayan ahay
@abdurahmanmohamed-ul4oe
Жыл бұрын
JIISOOW ANJALII IGA GADHSII FARIINTA USHEEG INAN JECLAHAY❤❤❤❤
@falembo0ficial
Жыл бұрын
Doqonkan daay
@badriabdirahman5439
Жыл бұрын
@@falembo0ficialwaa runtiis😅 jiiska xooaha ku dhelayo Dada biyo la San cabaan
Пікірлер: 649