Naagahan xanjada videoga ku calanjinayan ka jooji bro
@Live__quute1
29 күн бұрын
Ethopia waa saxan yhy 2:48
@EbroEbro-el6ne
7 күн бұрын
Afka cali adiguba waxba garan maysid ee Dawlad la yiraah Astonia ma jirto EE waa Estonia.qofkaa waxaad ku saartayna waa qalad
@NajiiAbdy
Ай бұрын
Y oo 3 wadan majirto
@zuhaip9985
Ай бұрын
Waa qalad barnamijku wayo sadex xaraf oo hal wadan wax kabadan aan lagaso helayn ayad tidhi sadex ka shega sida w_wales iyo o_oman y_yamen waa min hal wadan ayaa ka bilawda xarfahas
@mohamedabukarhusein3631
Ай бұрын
Jaane jabaan jabuuti
@Live__quute1
29 күн бұрын
Team buluq buluq damiino iyo dhareer nimo bey isku darsaden
@farhanmohamud1804
Ай бұрын
Afka ali u need to make sure waxa aad dadka waydiinayso 3 ama 4 wadan sheeg ayaa iska dhehee dadka. O,Y,Q iyo qaar kaleba hal hal lee waaye marka sxb u need to know waxa aad dadka waydiinayso thanks
@AbdullahiSheikh-mr4rv
Ай бұрын
Keydsane awii hee plz.plz
@Somalitravelfood
Ай бұрын
Abowe sualaha intaadan waydiin dadka soo baadh becouse 3 country start with o only waa oman ma jirto wadan kale sidoo kale xarafka y waa yemen kalia
waxaan dad aqoon uleh meesha keena oo idin kala saxa maraykan wa eray somali isticmaasho ee wax jira maha kalmada saxda ah wa America
@huskaboyinthebuilding238
Ай бұрын
Adhi xita qald ku jirta America wa qarad magaca saxda w USA
@abdirizackabdi1274
Ай бұрын
Afka cali sxb Xarafka O hal wadan bis waya wana Oman wadankale oo xarafkas kabilowdo malahan# Team buldhuq cawa walaqayani laba qalad walaya qaladka labaad Estonia waya ee Astonia maha
@2daysago_
Ай бұрын
Xarafka W xitaa maba jiro. Wadan W ka bilawdo aduunkan maba jiro.
@afkacali222
Ай бұрын
Wales Western sahara Wallis and fattuna
@2daysago_
Ай бұрын
@@afkacali222 Wales wadan jira ma ahan ....wali lama aqoonsanin aduunka. Waa sida somaliland iyo Taiwan oo kale. Kubada cagta unbey kasoo qeyb gashaa lkn lama aqoonsano. United Nationska xitaa kama tirsanaa. 2daas kale western sahara iyo wallis and fattuna ayagana wadamo ma ahan bro. Research samee.
Astonia instead of Estonia... education is important
@alizianodelbahar594
Ай бұрын
Walis kulaha walee wa yaab😂
@lamahuraanchannel
Ай бұрын
Xariifkan DJ ladhoho waa jiriceysan yahay miyaa 😂😂😂
@AnnoyedBoatLake-nr9rw
Ай бұрын
War kuwan wax makasayan
@abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
Ай бұрын
Sadex wadan majirraaan O Oman kaliya weyaaan afka ali
@abdirahmanmanka6180
Ай бұрын
Wadan astonia la dhahayo majiro wll waa Estonia wax barta laguma karo afka cali
@user-gb9lx5bz6u
Ай бұрын
Y is only Yemen
@zeitunnoor55
Ай бұрын
Its only Yemen starting with y
@alizianodelbahar594
Ай бұрын
Kuwan deer iyo dagtisa wayee😂
@user-gb9lx5bz6u
Ай бұрын
Yemen
@abdulomaaar7732
Ай бұрын
Qaladad bdn ka buxan horta kow 3 wadan oo W ka bilabato maba jiran Hal wadan bes jiro wana Wales sido kle hal wadan bes aa O ka bilawdo wana Oman wadan kle ma jiro sido kle Etiopia E ayey ka bilabata ee I maha
@Nur.Ducale
Ай бұрын
Waraa cunugaan ma isyeelyelooyaa mise dhabeey katahay😂😂😂😂 waaba yaabee
@user-fq4xb7ul5w
Ай бұрын
Scw❤❤❤
@zakichannel2275
28 күн бұрын
Estonia wye astonia ma aha
@hassanmaalin7437
Ай бұрын
Afka cali ilaahey kudhaar cooseey se wax kayihiin
@NajiiAbdy
Ай бұрын
ivorycoast waa xarafka I ee E maha team buldhuq caawa afka cali aa idin gaaday
@user-zc5wb6jk8c
Ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 but not jibouti
@Ismail.2025
Ай бұрын
SXB MARKA WAX LA DUUBAAYO XANJADA LA CUNAAYO MA FIICNA SI NIDAAM MARKA AAD CAMIRADA KUGU SOCOTO WAXAA FIICAN DISHIBILIIN WAA IGA TALO MR XALWA KARIYE
Xanjada gabdahah afka ku hayan aa wax laga maqli la'yhy plz marka wax dubaysan xanjada iska tura
@jeeymaanbilow2587
Ай бұрын
Astonia ma ahan ee waa Estonia 😂😂
@2daysago_
Ай бұрын
16:29 ivory coast maa xarafka E ah. Meesha albiitarkii baa ebar ah school soo dhigan inalilah😂😂😂 meeshan dad wax bartay ogama jeedo dhamaan waa ebar
@yasmiinmaxamed-dr2pr
Ай бұрын
Afkacali 😂❤
@ismailmohmedhassan
Ай бұрын
@AFKA cALI sxb mesha kasii wada dadaalka lkn game waxa ka maqan inaad su'alaha waad u sameyo stopwatch si lawada team ay daqiiqdaha cadaalad ugu noqoto oo aysan team dacwo ka keenin waqtiga sxb guleyso mida kale janaalkaan waxaad ka maqan sxbkaa mr beer aabaska actorka galed dirie
@emranmeigag2860
22 күн бұрын
Astonia😂
@realabdimn5767
Ай бұрын
Mareekan wadan miyaa 😂
@user-jn5mc5tw3b
Ай бұрын
Afka Ali adiga ayaba garaneynin geography
@diinidahir1802
Ай бұрын
waxa meshaas kamuuqata in dhalintaan uusan ku jirin mid inyar o waqtigiisa kamida uu cilmi ama aqoon kaga faideystay lkn waxan dhihi lahay dhalintaan wali jaanis fiican o adkaga faideysatan jahligana kaga baxdan ayad heysataan e ka faideysta
@maxamedsamoow4514
Ай бұрын
Ngtyda nasteexo indho
@mohamedabukarhusein3631
Ай бұрын
Turgi talyaani tansaaniya
@huskaboyinthebuilding238
Ай бұрын
War kuwn wxba ma aqanan be wa zero wlh😂inte ku xirnidin😅
@Umaari416
Ай бұрын
Afka cali wadadama qaar 3 ka sheeg ama 4 ka sheeg dhahosid kuwo ayaaba Hal ama 2 ah marka waxa aqoon ulee dahay waydii camoo
@user-sr4om4xq7l
28 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@user-hl5sg5rz9x
Ай бұрын
Indho
@BileKhalifKahiye
Ай бұрын
Estonia A mahan waa marsaday hhhh
@NadiInagouled
Ай бұрын
Dumar aya tahay so Maha is ku day sxb afak cali
@fathiawliyo1346
Ай бұрын
Djibouti j maa ahaa afka caliyow 😂
@eymanrespect
Ай бұрын
Astonia ❌Estonia ✅
@saynababdi6226
Ай бұрын
Nasteexo indho ani wataa
@darbosenior9189
Ай бұрын
The thing is. Marwo Buldhuq doesn’t give the chance to all her players and that’s really unfair
@yaaskahassanabdirashiid5834
Ай бұрын
W only wales O only Oman Y only Yemen Z two Zimbabwe and Zambia Hadii kula tahy ina wax qaldan shegayo waad research gareyn karta lkn challenge qalaladka ka bo zhp afka cali
@yaaskahassanabdirashiid5834
Ай бұрын
Casimada every cost wuu saxyay waa Abidjan xarif😊
@souleimanfarah642
Ай бұрын
Marwo buldhuq waaa cawa maxaa ka khaldan cadho ayaa ka muuuqatay mid kale xataa xulashada dadka waxay xulatay dad aan waxba aqoon waaa yaab kuwan halkay ku xidhnaayeen miyeyna socialstudy soo baran
Пікірлер: 147