Halkan ka daawo warbixin aynu ku eegi doonaa Teknoolajiyaddii ugu Dambaysay ee dhinaca caqliga macmalka ah ee ay soo saartay shirkadda OpenAI, kaas oo ay ugu magac-dartay GPT-4o.
#gtp4o #openai #technology #books #latestnews #omni
Негізгі бет Teknoolajiyaddii ugu Dambaysay: GPT-4o ee Shirkadda OPENAI
Пікірлер: 12