TELL PHONE ku Waa arin muran badan ka dhalisa qoyska dhexdiisa marmarka qaarkoodna sababa burburka qoyska iyo kalsoonida la isku qabo oo lunta, iyo shaki labada qof mid ka mida ah ku abuurma.
@dagalsiciid7088
3 жыл бұрын
Wcs suhayba marwo nagu qaaliya full respect my sister keep going. Hadii aan mawduuca gudagalo Mihiim maaha inaad ku mashquusho telka waayo kalsuunida ayaa mihiim ah inaad ku qabto adiga dhan waxad noqonaysaa qof jaahwareersan 🙏🙏🙏🙏
@bukariismailbukari9140
2 жыл бұрын
Masha alh alaha ku xifdiyo insha alh
@magolabdulle5811
3 жыл бұрын
May abaayo waligey ma isku dayin oo waxaa igu qufulan qof kaa qiimo badan ma jirto
@nazrafarah5342
2 жыл бұрын
Walalo suheba phone ka waa dhib hadii la Isla isticmaalo waxaa laga qaadaa. Xanuun wayo waxaad ka heli wax ku dhibayo
@indhauron7326
3 жыл бұрын
Xaqiq waye tas runta shektey runti an ad Ayan udaneya telkisa Ina arko
@manaalliiban3857
3 жыл бұрын
Thnks aby
@sasabmohamed933
3 жыл бұрын
Keep going sister
@maxamuudxaaji2909
3 жыл бұрын
Mahadsanid walaashay suheyba
@ahmedzanka1690
3 жыл бұрын
Waaa mow duuuc muuuhima aaad bn ku xirnahy . Wa qadan taladada walow an reer lhyn Lkn wa ka faaidysan mustqbalka. Mhdsanid suhyba
@siidcaliahmed
Жыл бұрын
Haaaa
@zaynabali2712
3 жыл бұрын
suhayba markuu asagoo ila jooga qofkale lasheekaysanaayo waayo no maqana jooge
@SuheybaBadqas
3 жыл бұрын
Kkkkkk waaba ceynkaa
@abdullahiyare9019
3 жыл бұрын
Haa
@mamaomar7354
2 жыл бұрын
Mansha allha waxatahay qofo aan jecalahay hori usoca walla
@yassinadan1455
3 жыл бұрын
👍
@hodanabdirahman9160
2 жыл бұрын
Mansha allah horay usoco
@manaalliiban3857
3 жыл бұрын
Aby suheyba aniga ku xanuunsadi ilaa hada cuqdad ayaa iheyso aby wàaa wax an talefan ka arkay
@halimaibrahim4471
2 жыл бұрын
Abyo raga very naxo kuma yalo mcnto ha isku mashqulinin horay ugu soco telkisana ha barin abyo anigabo ano uur leh ayan telkikisa wax yalo badan ku arkay marka wages kadib faraha ayan ka qaday hada daba socoto wad ku walane marka wa inan farxadena qofna anan ku xirin abyo garabkena allah galo mcnto nin gacal ma noqdo balse gacal allah inaga siyo aya ladhaha kuwan dhalno aya na kolkolin donaan insha allH
@manaalliiban3857
2 жыл бұрын
@@halimaibrahim4471 aby waa runtaa anigaba uur ayan lahaaa markas waa inaan faraxnaa insha Allah ubadkena ayaa naga farxin dono❤
@halimaibrahim4471
2 жыл бұрын
@@manaalliiban3857 iinsha allah abyo an samirno si ilamahena abohod u arkan ileyn wax u dhamo ma helayan
@manaalliiban3857
2 жыл бұрын
@@halimaibrahim4471 haaa hye aby fbgada maxa kugu qoran sharafey
@halimaibrahim4471
2 жыл бұрын
@@manaalliiban3857 halima Ibrahim sawir waxa I saran quran ku qoran abyo kagana maxa waye quruxey
@habonmario1089
2 жыл бұрын
abayo aniga ayba ihesataa taas mar walba ninkayga talefanka wukumashquulsanyahy dhulka madhigo aniga isago i ogeen aan baaray waxaana ku arkay naag mana usheegin lkn xanun ay igu noqotay waana iska aamusay cuqdad aana daremaa ee sideen isaga saraa cuqdadaa inaa lawadaagana marabo oon dareensiyo plz talo thanks
@fadowsaahmed3706
2 жыл бұрын
Abayo ane taaas baaa iheysata ee talo nasiiye bal
@halimaibrahim4471
2 жыл бұрын
Abyoyal waxbo ha barina faraha ka qada national ku kalsonada nin si kastot u wanajiso nag dhafimayo Marka ha isku mashqulin hada celceliso waxan lava rebayo so ark ayu isleyhy marka alle an talo sarano abyoyal alle hadu u qoray in dumarkale Gursanayo cid kama Celin karto rizaq adiga lagu qoray cunimeyso tas lakenay mid ayada lo qorayna cuni meyno anaka marka adunkena iyo akhirDena an ka fikirno qalbiyadena allah no dajiyo amiin
@habonmario1089
2 жыл бұрын
@@halimaibrahim4471 mahadsanid abaayo taas been aheen nin nag madenaayo ilahay qalbayadeena hanoga reebo hanadajiyo
Aby anigaba wa iso martay wan ku xanusaday anigoo uur leh alxmdlh hada aad ayan ugu ficnaadi abyo waxbo ha weydinin aniga waa weydi hadal fcn laguma dhahayo meshii problem kii ka badan ayaa kaga imanaayo iska dhaaf aby cuqdada wa lagu babaa wana lagu madobadaa marka nafsadada ka fikir sharafey
Пікірлер: 35