Mahadsanid 1000 jeer iyo ka badan ustadow. Runtii abaalkaaga ma gudi karno. Camal kasta oo ilaah dartiis loo qabto waa uu miradhalaa aduun iyo aakhiraba. Anaga waan kaa faaidnay Mahadsanid in badan, miisaankaaga xasanaadka allaha kuugu siyaadiyo ixsaanka aad dhalinyarada u dartay. Marka laga soo tago taxanahaagii hore, Aniga caawa darsi gaar ah ayaan kaa faaiday. Jazakallah
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Walaal Adiga ayaa mudan,
@cabaascadde6959
2 жыл бұрын
Sax da ayaad ka hadashay ustaad hambalyo hambalyo 🥰🙋thanks teacher
@barkhad21
2 жыл бұрын
Adigaa Mudan Walaal In Laguu Mahad Celiyo Oo Noo Soo Gudbiyay Ama Nala Wadaagay Wax Aan Raadinaynay Cid Noo Iftiimiso, Waxaan Kaa Codsanaayaa Inaad Xog Naga Siiso Fursadaha Shaqo ama Suuqa Ay Leeyihiin Qayb Kamidah Xirfadaha Computerka Sida Graphic Design & Video Editing.
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Inshaallah waan ka so samayn doona
@purhaanxbf8496
2 жыл бұрын
Mahad celinta adiga mudan ustaad runtii wax badan o faa'iido leh ayaan kaa bartay 10k 10m ka badn ayad u qalantaa mal mahane waad naga caajisty sanadka cusub plan wanagsan nosoo diyaari jazakumullah
@walaalmubarak1269
2 жыл бұрын
runtii adaa mahadsan wll waad ku mahadsanthy barnaamijyada wan wanaagsan ee aad noalaa wadaagtay
@khadiijaaxmad6175
2 жыл бұрын
M.a
@nawaalyar1496
2 жыл бұрын
walalkay mahdsanid malyan jeer waxad tahay qof wax badan iga saaciday intan iyo inkabadan kuuu rajaynayaa mahdsannid
@feisalsuleyman1321
2 жыл бұрын
Hori usoco waad mahadsanthy
@feisalsuleyman1321
2 жыл бұрын
Hanbalyo mcln
@ismailibrahim7730
2 жыл бұрын
fèalicitations mahdi
@suheypyusuf1335
2 жыл бұрын
Waa Maalinti iigu Horeyse Ee Aan Channelkaga Soo.gaLo Run aHaanti Wax Badan ayaan kaa Faa.iiday Maanta oo kaLiya Waxan isdhaHay Channelkan Maxaad Mar Hore u Baran wayse Sidaa Wax Kaaga Fahmay Macaliiminteyda Qaar Wax uguma Fahmin wlhi Thank You Pro Casharada Graphic design inoo Soo Badi Zxb ilaaHe Hakaa Abaal.mariyo
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal
@tvshorts1263
2 жыл бұрын
Asc wll mahdi Waxan wata hal codsi Wll waxaan jooga hargeisa Ma fahmi karo luuqada France ee soomali nooga dhig Mahadznaid
@saadaqcalimahamed1388
2 жыл бұрын
wxn rjynya in kbdn inuu gaaro insha allh wyo kaalintada wa mid wx ku oool ah
@filsankassimaden4771
2 жыл бұрын
Bravo et bon travail .
@maxamuudtimajilic485
2 жыл бұрын
Ustaad meel aan kala soxiriiro isheeg talo khas ah ban raba ee
@mahdimiad
2 жыл бұрын
Instagram.com/mahdimiad
@adeegwanaagofficial2178
2 жыл бұрын
Ustaadii waqtigii waxaa la jooga loibaahnaay wlhi fadlan kaso hadal google ads sida loosameeyo
@musemohamed1064
2 жыл бұрын
Merci professeur, bilahan video lesson ah sooma gelin. I think you're busy but we need your help.
Пікірлер: 33