KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Музыка
the best song dhaxantii.mp4
12 жыл бұрын
the best song dhaxantii.mp4
Рет қаралды
811,678
maxamuud7
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 142
@zahroali9075
4 ай бұрын
2024 inta iga Dan besay wan idin salamay 👋 ❤
@worldtoday1331
Жыл бұрын
Dhinacii dhul waa La is dhigaaa ogaaaw Dhamahee kaa yaab iyo Aw-daahir nuuree Iga dhoowr wixii Dhag-xuma aheeee. BABA AWEIS 🌹AMINA CAMARI
@dr-abdala8403
3 жыл бұрын
Dhaxantii Jaceylka ii soo dheelmatee dhuuxay dhamaadee dhibatan galee😊 Xusuusle inta ikenty Allah Dalkeena nabad haka dhigo amin
@shamsocali6130
2 жыл бұрын
Dhaxantii jaceylka isoo dheelmatee dhuuxeey dhamaadee dhibataan galee adaan kugu dhalaaley dhuuboy 😘
@AhmedAhmed-eu7yt
3 жыл бұрын
Lawada fanaaan heestan qaaday lawaduba soomali maaahan aweys qamiiis waa tanzaanian aamina camaari ayadana waa carabtii yaman blse lawadooduba hooyadood baa soomali ah ❤️❤️🎶🎶👌✌️
@abdirahmaanburhaan5302
3 жыл бұрын
Sheeko cusub waye 🤣🤣🤣🤣🤣
@AhmedAhmed-eu7yt
3 жыл бұрын
Maya bro sooraadi dhabtii 😂😂
@user-di7pm6ex2t
2 жыл бұрын
Cuuuuuuuuuuc
@MudaneSooyaal
Жыл бұрын
@@AhmedAhmed-eu7yt kkkk marka hore labaduba waa soomaali ee asalkoodi dheh yuu hadalku kaa qaldamin marka labaad Awys aabihii Khamiis Cabdalla Uganda ayuu kasoo jeeday wuxuu kunoolaa magaalada Beledweyne wuxuuna ka tirsanaa askarti Ingiriiska halkaas ayuu kaga harey oo uu gabar soomaali ah ku guursadey sidoo kle ciidamadaas waxaa kamid ahaa Ida Amin Dada oo madaxweyne kasoo noqday dalka Uganda.
@callidheere2600
2 ай бұрын
Dani tansaaniya miyaa haduu ninka tansaniya yahay 😂😂
@hassanmohamudali4612
5 жыл бұрын
Waa malin sabti ah sanadka 2019 bisha sideedaad waxan ku dhagesanayaa dagmada xagar ee jubada hoose aniga oo mirqaan haaysto qaad barja ah oo alshabaab lagala dhuumanayo ayan cunayaa kawarama
@Jnrsoweto
4 жыл бұрын
anigana waxaan ku dageesanaya anigo jooga wadanka hooland no cabsi alshayadiin umada Alle haka dulqaadho.
@Abdikarimm
3 жыл бұрын
Wax kale Al sheydan allah inaga qabto kualalumpur malaysia Marqaan wacan
@AhmedAhmed-eu7yt
3 жыл бұрын
Bro lkn anaa jilib jooga hdna meesha aad sheegeeso xagar qad majire dhibka dhaaf nh xariiif 😂😂
@aadanshegow6213
2 жыл бұрын
lp
@abdiinshaar2981
3 ай бұрын
War maxaad tiri aaway shabaabkii meesha joogay
@amirsheikh691
14 күн бұрын
Wa xasuustii 2012kii anigoo meel baadiya ah dukaan ku leh south Africa ayaan albun ay heestan ku jirta DV📀 ku tuuran jiray
@abdikadirhaji6852
5 жыл бұрын
woow waawenka beri zamaadki iyo hadaba heesahana u xiisay wayo waayo xamar oo nabad ah allaha nageyo markale
@cabdikariimsonkaay1544
2 жыл бұрын
Awees qamiis dariskeyga boondheere libaax
@aishaomar4003
2 жыл бұрын
Yaa salaam isoo dhawoow ha i dhaafine dhax yarey ❤❤
@feisalismail3759
Жыл бұрын
Goat ka heesaha banaadiriga Aweys Qamiis cabdalla Maputo Asal ahaan waa Tanzanian lkn waa soomaaliyoobay😁 Aamina caamarina waa Yemen Muwalad ah Asal🥰 Fan waa kii beri samaadka🥺
@NobleHomeHealthCarePortland
Жыл бұрын
Asaga wuxu ku dhashay Somalia lakin Abahi aya ka soo jeeda Tanzania 🇹🇿
@anisaahmedabdallah758
2 жыл бұрын
17/February/2022 9:51p.m xamar 🥰👌⚘🕊 Heeseey aduun iyo dembaba nooma fiicnide xaa ikaa tusey😏😂😆✌
@maxamedfarcaano7454
3 жыл бұрын
20-Jan-2021, yaa ila daawanaya 2021-ka, farta taaga like
@maxamedsaalax8136
3 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️
@mohamedfarahmire4287
3 жыл бұрын
Big Legend..Waaberi1 Awees Khamiis Maputo Waxa uu ka mid ahaa Raggii laga Qeylyey Barisamaadkii..all thanks...
@abdulkadiraliamin3658
2 жыл бұрын
Waaaw. Dadki banadiriga looga dambeeyi. Waayo waayo xasuus waagi tiyaatarka
@amranmacalin379
3 ай бұрын
Heestan 2012 aan maqlay gabar tahriib usoctay dhageysan jirtay ana ilaa intaas wn radinayy finally mnta helay cajiib ❤
@Bigman10573
Жыл бұрын
Any legends listening 2023 ⬇️
@aishasimanchannel3799
4 жыл бұрын
Saas waaye isii waa heesta an ugu jeclahay hesaha xamariga
@cabdicade9537
5 жыл бұрын
war xaaji aweys caadi ma ahayn ar muxu so bashalay hada lkn wu iska dhafey 2019 like
@sayidulqarni1752
Жыл бұрын
qofkan heestan so dhegeysan yarantiisa hesta shukansi wax kama ogaa
@Mahuraan979
4 жыл бұрын
Dhaxantii jacaylkaa iisoo dheelmatee Xasuus wlh 2002 Cajaladii cabdoow aramram
@abdiadan1804
Жыл бұрын
01/01/2023 yaso dawady like 👍
@fafintawanaganagamidnoqowa7217
3 жыл бұрын
Waa xasuusti aroski igu horeyon tagey
@mohamedhassanadan6296
5 жыл бұрын
Wow fanan laba mahan aba aweys and amina camari xasus
@KhadroAbdullahiDayah
2 ай бұрын
Dhawaaqaa macan iyo dheeshadiyaa dhugta iga qaadaye ma dheeraan Kare dhinacada joga dheeftayda thy
@Morgan-ge6nv
3 ай бұрын
Aamina Camaro qurux bay la tiictiicaysaa. Wow!
@mohahasanmoha7286
2 жыл бұрын
who is watching 2022
@nastexaaabukar5652
Жыл бұрын
2023😂❤
@abdiaziizahmed7827
9 ай бұрын
CAMAARI WALAAHI BOOSANEERO WAA KA QURMUUN BADAN TAHAY WAA REER XAMAR XITAA XAARKA IYO KAADIDA ISKAMA MEYRAAN NASAB WAA HAWIYE REER XAMAR WAA QASHIN NAAGTA HEESEYSA WAA REER XAMAR WALAAHI WAA QURMUUN UREYSA OO XITAA BOOSANEERO KA QURMUUN UF UF ODEYGAA WAA JAREER URAYA
@farhiaismail1984
Жыл бұрын
Great song dhaxan ti jacelka ruwayad ku jirta leyska raba kibir ki berta iney ku jirta u maleyn
@sharmaarkeabdi2915
6 жыл бұрын
Dhaxanti jclki iiso dhelmate who is listing 2018
@cumaraxmed2679
4 жыл бұрын
Dhaxyarey 2020 hada dawaneso like 😜✌️
@naimadahir519
3 жыл бұрын
Dhax yarow wa lajogaaaa😂🤣🤣🤣😃
@toticali5700
3 жыл бұрын
Dhaxyarey2021
@unknown-7517
3 жыл бұрын
@@naimadahir519 ma ku aroosaa dhubooy
@famousking447channel5
6 ай бұрын
Legend 😢👏🏽🎶
@Shihaab464
2 ай бұрын
Aamina Caarmari ahaa Awees Khamis 👍👍👍🙏
@razeenamohamed5782
4 жыл бұрын
the best song old is gold❤️❤️
@muudeymuudey7784
Жыл бұрын
What a legend he is
@fartunmohamed9344
7 жыл бұрын
Wow dhaxaanti jaceel ka igu so dheelmateey
@waziirkajr1707
Жыл бұрын
Isoo dhawow ha i dhafineen dhabarka isaar dhax yarey 🔥🔥 2023
@Suriyastarr
9 ай бұрын
Favourite song old is gold 🥇 2023
@Dhool2016
2 ай бұрын
Als ich Kind war heestan studio kuyaalay xeragulwade kamaqli jirey 🥰
@aishasimanchannel3799
4 жыл бұрын
Xaaji aweys caadi ma ahen wuu shidnaa codkisa ayan ad ugu heley
@calijinicalijini7226
2 ай бұрын
Beentii ugu weyneed dhaxyaroow kulahaa
@khaliifcalibulle9875
5 ай бұрын
Legend aweys
@hafsailkacas6754
5 жыл бұрын
Wwwwwww libaaxi reer banaadiri ahaa
@chopraburala1114
2 жыл бұрын
I love it so much wayo wayo Alla macatari
@saidjunior2158
6 жыл бұрын
Legend Mr aweys khamiis
@Coolguy-tb9mu
Жыл бұрын
2022 wali xildhibaan delxa dhexdiisa qurux🔥
@xaqiiqoyinka2902
Жыл бұрын
Asi maaha waa awes khamis
@amirsheikh691
Жыл бұрын
Walaal waa sheekh aways qamiis mabuto
@saedahmed3523
6 жыл бұрын
who is listening 2018
@hamdiahmed1677
6 жыл бұрын
BrotherSaed Ahmed me
@saedahmed3523
6 жыл бұрын
dhuuxeeda dhamaade dhibataan galee kulahaa
@Mina-yk6is
4 жыл бұрын
2020
@farhiaismail1984
9 ай бұрын
Gurigisa ilmahisa ibsaday iyo nagtisa idor ilmaha badan u dhashay hadu imado abgal ugu iman ilmaha la tashkilin xafadena guri nin kisa nol yahay miya ibsan
@aim-xm8hc
2 ай бұрын
Still great song
@farhiaismail1984
9 ай бұрын
Legend awes qamis deris kena aha
@user-gd8ld3zw8x
11 ай бұрын
War ninkan rer kista aha sxb sare wa kuwata
@ahmedbaliil9137
Жыл бұрын
Dhaxanti jeceylka❤😢
@mustafcaligeelle4112
6 жыл бұрын
dhinca iyo dhul waa la isdhiga ogoow
@hobaax4835
Жыл бұрын
Waayo waayo so xassty mnta
@anisadheman8098
2 жыл бұрын
2021❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@kaltunyusuf8319
8 ай бұрын
Mashalah smali Boy is Hero
@rumanmk7806
3 жыл бұрын
Woow amina indhO qurux
@adanibrahimahmed8134
3 жыл бұрын
Xasuus waayo waayo
@abdirizakabdullahi6068
5 жыл бұрын
Aweys khamis cabdalla mabuto libaaxii heesaha banaadiriga
@abdikadirhaji6852
5 жыл бұрын
waaweenka legent
@muktaribrahim7397
Жыл бұрын
Dharaska wa ceebe Lakiin laxan iyo cod macaan dadki hore
@Stargirl67163
2 жыл бұрын
Dhaxantii jceylka isoo dheelmataay jah
@mohansinglee9934
3 жыл бұрын
2021 kumee
@aadanciise1266
3 жыл бұрын
Adaan kuu dhalaaley dhaxyarow
@abdulkadirjimale3977
5 жыл бұрын
2019
@omarabdullahi2147
Жыл бұрын
aweys khamiis legend whi
@UnicornBySprinkle
5 ай бұрын
2024😮
@faatimalovechelsea228
5 жыл бұрын
awees khamiis mabuuti
@hamdihassan2854
2 жыл бұрын
Yaa daawanaayo 2022 June 16
@abshirmjomba4409
2 жыл бұрын
2022
@fowziachannel2649
2 жыл бұрын
Heeso aan uxiisan soo radsady maanta
@Najiib143
7 ай бұрын
2024😢😂😢
@ramlaibrahim
8 ай бұрын
2/11/2023😂
@Qarni2000
4 жыл бұрын
Aweys khamiis cabdala mabuse & Aamin Camaari labaduba waa Tanzaniyan iyo muwalad yamani lkn waa soomali hada anigey qabiil igu yahiin
@user-di7pm6ex2t
2 жыл бұрын
Hees wxan baa la dhaha
@deeqwaaberi9928
7 жыл бұрын
Asal iga dheh
@sucadocumar5752
7 жыл бұрын
Saabir Bunka kkkk
@adenibrahim4403
2 жыл бұрын
April 2022
@ziizey__official8549
Жыл бұрын
26/5/2023 dhaxanti jecelka ❤❤❤
@saidayusuf4398
6 жыл бұрын
Dhaxantii jecelka bbbb
@officialahmedlamaane1278
6 жыл бұрын
Dhinacaa isaar
@alihammad6938
4 жыл бұрын
Ar maxaa dhar lagu dhaqay heestaan 😂😂😂😂
@mohammedhussein8608
3 жыл бұрын
Aniga hada kastuumo ayaan daqooyaa xasuus😅🤣🤣🤣😅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naimadahir519
3 жыл бұрын
@@mohammedhussein8608 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@amiraalward1984
2 жыл бұрын
🤣😂😂😂😂😂😂
@nasraa.7776
2 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉😅😅
@yusufuk9925
3 жыл бұрын
Yes good song
@mohamedamal9698
5 жыл бұрын
2018
@Ma-pf6kv
4 жыл бұрын
❤️
@afrahalsomali6954
Жыл бұрын
🇸🇴❤️😍
@user-gd8ld3zw8x
11 ай бұрын
Isku dooq baa nahay
@manlykking4402
5 жыл бұрын
Who’s watching 2019?
@farxiyamohammed5453
4 жыл бұрын
3:08 subxanallah .gaalnimo meshii ogu dambesay waaye qebtaas. Waxuu dhahay dhamehey kayaab iyo owdaahir nuur. Illahay waxaan aheen ayuu dhahoyaa kacabso
@user-ko5lb7yy9x
3 жыл бұрын
Dhina iyo Dhulaa leys shiga ogoow Aweys Qamis Mabuuse.
@user-fw6wr6lh1k
4 жыл бұрын
😘😘😘😘😘🤤
@naimaali1947
2 жыл бұрын
Who's listening 2022
@abshirsalaad7602
3 жыл бұрын
2021
@muqdishogirl9244
2 жыл бұрын
Fanaanteena qaran fiican ma ahan fanka hada is dagaalaayo meel kala dhex galaan oo hishiis isku dayaan ?
@dullahiayoub2432
Жыл бұрын
Sida India 🇮🇳 Camal 😕
@moolahussein5307
4 жыл бұрын
Who’s watching 2020?😇
@andresarshavin6872
Жыл бұрын
0
@saalahyareofficiall785
4 ай бұрын
Its me
@sarahali2011
4 ай бұрын
2024
@mustafasheikhahmed5721
Жыл бұрын
Baba aweys
@Yahyamohamed88
4 жыл бұрын
Beautiful songs
@anisadheman8098
4 жыл бұрын
💞💞💞
@abdulkadirmacalin5608
2 жыл бұрын
@@anisadheman8098 1111111111111111¹11111111111111¹11111
@user-mx3vr9vp4z
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanabdulkadir5363
2 жыл бұрын
Halkee Bay ku danbaysay mamadaan
@farhiaismail1984
Жыл бұрын
My skin ledahay madino cabdi cali
Пікірлер: 142