He : Can You Do it Now She : Yeah I Can Do it He : what is that? She : To Challenged you He : Challenged me i'm Ready WHAT A RESPECT 🙏🥰
@zackidiris1862
Жыл бұрын
😅😅😅
@israacpress8527
4 жыл бұрын
Nabi maxamed hadad jeceshahay inu no shafeeco qaado malinka qiyaamaha walal halkan like saar amina dheh
@nuuraniabdirashiid7082
4 жыл бұрын
Xogta Somaliwayn Allah ka baq like wxba kuma tarayo like iyo Nabi maxamed ha isku xirin subxanallha
@kobcigaraadkaaga5682
4 жыл бұрын
Maxaan usaaraa like Ma adaa ka wakiil ah nabiga scw
@taclimtechnology
4 жыл бұрын
@@kobcigaraadkaaga5682 hhhhh
@waaniyechannel7935
4 жыл бұрын
Nebi maxamed waan jecelahay inuu ii shafeeco qaadana waan rabaa waxaana ku helayaaa inaan sunihiisa raaco lkn shafeecada rasuulka scw laguma gaadho like adiga lagu saaro.
@halwohenna
4 жыл бұрын
Xogta Somaliwayn aaaamiin
@ilkacase8282
4 жыл бұрын
Waa gabadh aad u karti iyo geesinimo leh allah ha barakeeyo nolol iyo halgan badan baa sugaya❤🥰
@badraclaahi9366
4 жыл бұрын
Barmajka gabadha xagan kahelaa
@abdifatahgiire2408
Жыл бұрын
Gabdho gaadhi hala korina nin ajanabi idinka ah sharaabna hala cabina meelna hakula kaliyoobina Taladaas iga qaata waad liibaaneysaane yaa Allah🤲🤲😍
@mohamedaden8637
4 жыл бұрын
I am also impressed the way she speaks English. She has confidence.
@mowlidmohamedisse1656
4 жыл бұрын
YASMIN HAS DISCOVERED HER POTENTIAL POWER AND TRANSLATED INTO TANGIBLE ACTIONS THANK YOU YASMIN
@daahirgeedi5906
4 жыл бұрын
Exactly with out fear .
@daynjaceyl8079
4 жыл бұрын
Shallay oo ay taariikhdu ahayd, /1/2/2020, ayaan safar ku arkay mahamet omar, anooo wajale joogah , wuxuuna u sii socday, hargaysah 💪
@daljiryare318
4 жыл бұрын
Masha allah mohamed omar wllh wxaa tahy qofka kaliya ee i dhaqaajiya mar walba oo aan is dhiibi rabo tnxz
@noloshaadaqabsooosiwacanug2053
4 жыл бұрын
Maasha'Allaah aad baan ugu faraxsanahay in aan daawanayo dhalinyaro soomaali ah luuqadooda ku hadlaaya, dadkooda dhiiri galinaaya, waan soo dhawaynayaa waanan idiin hambalyaynayaa inaan idinkala qaybqaato.
@engcarab4836
4 жыл бұрын
"Challenge me, am ready!" Coach Mohamed Omar nin aan aragiisa dhiiri galin ka qaado, dhageysigiisuna ii yahey shidaalka maalinlaha ah ee aan ku safro, Mahadsanid walaal qaali.
@mohamedabdirashiidmuse2328
4 жыл бұрын
mnshallaah waa gabadh soomliyeed oo hammi sare leh Guul bn u rajayn iyada iyo dhamaan hablaha soomliyeed
Maasha allaah wax qiimo leh , ayaa ka dhacay Halkaa...😃😀
@mohamedaden8637
4 жыл бұрын
Thats really amazing and really heart touching😍 and if you really have definite goal you dont need to postpone , JUST DO IT✊
@nasiimmaxamed7220
4 жыл бұрын
Guul waarta wll
@mohamedaden8637
4 жыл бұрын
Mahdsanid walal qaali , wishing you all the best
@huzenupdy1671
4 жыл бұрын
I appreciate your speech motivational speaker
@abdallamohamedhusein5860
4 жыл бұрын
Boss I am gonna tell u something. Really i have never seen someone who's like u in Somalia and donating his ideas . I have been waiting more 5 yrs cz of I used to watch motivational speakers and all of them they were speaking English. So it's my first time that I am seeing it to my own language which is more effective than the English language to me. 😍😍😊💝💞❣
@aishabarca9497
4 жыл бұрын
Me more Huuno 😍
@ayanna_mx4613
4 жыл бұрын
Me too 😓💔
@abdallamohamedhusein5860
4 жыл бұрын
@@aishabarca9497 Thanks
@abdallamohamedhusein5860
4 жыл бұрын
@@ayanna_mx4613 Thanks. Are u from Somalia? I am kidding. 😂😂
@mohamedshukri7729
4 жыл бұрын
Ma sha Allah wiilkaan waa jeclahay Ilaah dartiis maxaa yeelay dadka ayuu dhiirra geliye u yahay howshiisana waxaa la dhihi waa mid muhiim u ah bulshadeena, thank you brother waligey kumaan arag balse nin wanaagsan inaa tahay waxaa laga fahmi karaa dhaqankaag Ilaah haku xifdiyo adigoo badana Ilaah hana siiyo,, gabadhaan abaayo ayadana waa gabar karti leh Ilaah wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed ha xifdiyo dhammaantood, ameen
@salahmahammad2097
4 жыл бұрын
A very good humble guy and real motivator #JustKeepDoing Mr.
Plz mohmed Omer hguso booqdo grwe wa dhrigliye wngsn🖤🌿
@asiamaxamed8919
4 жыл бұрын
You are good teacher encouraging somali people my Brother keep going make good goals your life in sha'allah l hope my challenge you 👍👍👍🤗🏃♂️🏃♂️
@dekoisman2554
4 жыл бұрын
Woow wow she is the best yaasmin mansha allah Mohamed omar thank you dhirigalintaada
@profzeynhaji6665
4 жыл бұрын
Masha Allah
@rakiafarah4215
4 жыл бұрын
Such a cute and inspiring young lady,keep going yasmin
@salmamahamed3375
4 жыл бұрын
Habaday mcn Allah Ku sharfo yazmiin saleeban
@mahdiabdielmi1635
4 жыл бұрын
Fariidad weeye inantu alla mxaan gabdho leenahy 😍😍😍
@luckyabdi5270
4 жыл бұрын
Waxaan arkaa inay soomalidu is badashay Waxan aad uga helay sida maraka ay soo istagatay oo ay la hadashay uu uga fal celiyay uuna u oofiyay balankii uu ka qaaday Runtii anoo ku hadlayah magaca gabdhaha soomaaliyed wn u baahanay rag Mohamed omar oo kale ah Fursad noo siiyah markan rabno inan hadalno anan na aamusin sida raga qaybtood lagu yaqano marka ay arkan gabadh hadlaysah dhaha meel rag joogo gabadh kama hadasho fariiso 😞😞...... Mohamed omar guulayso oo gobanimo ku noolow🙏 #walashaasomaliyed
@hamseabdilahi3538
4 жыл бұрын
Mansha Allah wll Allah ha ku dhawro. Waa wax loo bahanyhy in LA helo hablo aqoon leh uu umda ugudbinka kara darena am aqonta ay hayan wali dumarka oo ah halka ay umada ka aburanto. What ever you wanna do be the best ..
@mohamedmohamud9152
4 жыл бұрын
there is no even words to describe her. she is an amazing keep it sister and salute to MOHAMED OMAR Dhiiri geliyaha an taageero.
@ahmedqurxiye3297
4 жыл бұрын
Great motivator go forward bro Somalis need for more inspiration
@umeynajeylaanimuqtaar6008
4 жыл бұрын
Allaah Ku Barakeeyo wll mohamed Omar😍
@nazrudinoprahim7522
4 жыл бұрын
Machallah wll qali
@AmiraAmran11
4 жыл бұрын
Masha allah dhalinyara sidan ah Marka arkin aad baan ugu farxaa👍 thank yu bro
@fransiscototti5652
4 жыл бұрын
Mohamed Omer DadkiiH sharafta lahaa 🔥 👑
@umeynajeylaanimuqtaar6008
4 жыл бұрын
Masha Allah Hdan Daawanayy 🙏
@mss_zu7184
4 жыл бұрын
I like her confidence♥️🥰💋💯
@mohamudsalaad978
4 жыл бұрын
Masha allaah❤❤
@MUNADHIBYAR
Жыл бұрын
Waan jeclahy inay riyaydaydu mar uun iirumowdo sidaa aaamiin Insh Allah
@Moamien15
Ай бұрын
Amiin❤
@mariamaosman9915
4 жыл бұрын
Ambition and hardworking girl ❤
@jafarmohamed1353
4 жыл бұрын
Masha’Allah everything we can do.
@halwohenna
4 жыл бұрын
Jafar Mohamed but with out effort we can't do
@mukhtarmohamedali9854
3 жыл бұрын
Masha allah
@momosae6534
4 жыл бұрын
This is beautiful. Keep it up. Our community needs more inspirational videos like these. Proud of you💪💯
@ilhanibrahim3882
4 жыл бұрын
Masha Allah everyone he can do it now so if you want to do something please do it now
@FAHADJIKOTA751
4 жыл бұрын
Masha allah this event really inspired me keep going yasmin❤ I really liked it 💖
@farxiyomaxamed3038
4 жыл бұрын
Msha allh
@idilhaaji7270
2 жыл бұрын
Mnshlaah
@naima981
4 жыл бұрын
Mashallah❤️😭
@mucadhamse5259
4 жыл бұрын
Just do it mohamed Omar I love you
@abdinaasiraadam6992
4 жыл бұрын
Alle Hakubarakeeyo wLL maxamed Omerr janndiisana alle hakugu arsaaqo run ahaantii wey kuyartahay dhalinta soomaaliyeed shakhsi noocaan oo kalaa
@adenmohamed9162
3 жыл бұрын
Mashallah walasha sali tu a de personne vie de développe pour sont vie j fair merci mon sœur j dir bon courage
@zuhourbarre3339
4 жыл бұрын
Soo wonderful..🥰
@muhandasofficial607
4 жыл бұрын
This is Lovely
@johnmaier1550
4 жыл бұрын
Gabdha waN kahelay iyo wilka masha Allah ❤️
@Barako114
4 жыл бұрын
MashaAllaah Dadka ayaad u tihiin wanaag tusayaal
@samiiraxamuud5497
4 жыл бұрын
Mazh Allah
@abdulkadirnuur6320
4 жыл бұрын
The most amazing lady ever see
@zahrajaamaccarte5040
4 жыл бұрын
waxa ta qof an ka ifarxad ka ya makan daawanyo waxa an jacalah in aan u ku lano waxa rajan ya ian mara isa rakino waan ku salmaya maxamed 👏
@kinghindiholish1016
4 жыл бұрын
Oh keep going mohamed omar huuuuuuuuuno man sha allah
@djibtrader5276
4 жыл бұрын
Ow my good is very émotional history is very beautiful 🙏🙏🙏👏👏👏👏
@apdiphatahyousuf18
4 жыл бұрын
Alla hadaad diinta dadka ku waanin lahaydeen .......😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@Nursalah2
4 жыл бұрын
Wow wow she is the best yasamin Masha allah. Mohamed rabbi haku barakeeyo .. sxp. Dhiiri galin wanaagsan ayaad inah siisay
Ninkaan Waa la xurmeynayaa M.A Xurmaad mudan thy Xaqiiqdii Powe
@zeynaaahmed6077
4 жыл бұрын
Inbadan Ayaan sugaayay oo Aan ku Haminaayay Marwalpa in aaan helo oo Aan dhageeysto Dhiira galiyayaaan Somaliyed Ama Aan Anigu dhoqdo Hda Waan helay Waana idin ka Alx Ana Waan Noqan Doona insha Allah
@sakariyeabdiqani6135
4 жыл бұрын
Oh oh what i can say this sister She looks like the lion it's my opinion💙
@AhmedadanAli
3 жыл бұрын
Wonderfull vidio. I like to see such people like this.. I am proud of u
@marwanhirsichannel1675
4 жыл бұрын
Inshallah I will meet both of you one day one time
@Baabul_janah
4 жыл бұрын
Guurso ayaan ku odhn lahaa gabadhan
@RuunhassanAli
11 ай бұрын
Kenya ka dhig bandhig dhiirgalin❤
@abdirahmanhambalayso4711
4 жыл бұрын
Mansha allah yaasmiin go forward
@axmedabduqadirmaxmed5641
Жыл бұрын
Really i would like to meet that person Mohamed Omar one time, so I never seen in my life the person that gave encourage the people deserve him, please if you see my comment tell him I am his fans and Support
@bellamouna4355
3 жыл бұрын
Merci énormement!!!
@iamnacma8343
4 жыл бұрын
2:40 ooow this action killed me ❤❤
@mahadali7773
4 жыл бұрын
MASHA Allah bro
@Dr.abdinaasir
4 жыл бұрын
Go forward walaal yaasmiin ...walaahi she did good thing ...waxay rabtaa dhiiri galin iyo garab istaag
@nimcobintufarax8906
4 жыл бұрын
Mnsh allh tabarakalah hmblyo hmblyo wll
@saedabdirisak5952
4 жыл бұрын
Waxaan ka imid barnaamijkii hore Macha Allah chalange is over. U can do it. Ramadan Mubarak 2020
@ugaskawadanka2623
4 жыл бұрын
Mohamadow, yaasmiin Arooskiina inuu dhacayo aan maqalno Inshalah. Isjeclaada, is janta oo iskuwara markad is aroostaan!!!!!'
Mshallaah alow ku xfd wlhi Mar kaaa ku Dhageysto Hami weeyn igu reebtaaaaa txs in bdn wlkeeeen alow ku xfd aduun iyo AaQiraba🤲🤲🤲🤲
@kingvlogs.
4 жыл бұрын
Mohamed omar legend
@umaljanno3967
3 жыл бұрын
Inasha allaha aan waan ku rajo wayn ahay maalin uun inaan kula kulmo Maxamed cumar cismaan wll igu qaliya kuna sheegi doono waxaan ka faa.iiday
@waxfayaw237
4 жыл бұрын
Yasmin horay usoco 👏👏😌😌👌
@ismaacilyare4664
2 жыл бұрын
Inaa Ku Arko Ayaan u Bahanhy Hadee Mac quul Tahy 😭😭😭😭😲😲😰😰😰plz wall
@kafaaideyso6000
4 жыл бұрын
Azxaaptah qaaliga ah aad ban idiin salaamaya kanaalkayga waxad kaheli doonta summaryo aan kadiyaariyay bugaagta self improventiga ah sobooqo kanaalka kafaaideyso subscribe na saar 🙌🙌🙌🙌 Mhdsanid
@ramlomaxamed2644
4 жыл бұрын
M.a wll qof qalbinadif bad tahay ee horay usoco❤❤
@Gaasiraa
4 жыл бұрын
Please make a video with her 🌈🌸🌸🌸
@SAMATARE
Жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin Muuqaalkaan quruxda badan
@salmacabdinaasir8517
4 жыл бұрын
Runtii Sido kale Wxan Jecly Inaaan Malin un Noqdo Sida Muhamed Omer Oo Ah Mid Aaan Aaad U Dhageesto Gilibyadiisa I love you So Much Wllky Alleh Cimrigaaga Ha Dheereyo
@xildhibaandalxa3521
4 жыл бұрын
mansha allah
@ahmedalifaarah5599
4 жыл бұрын
Masha Allah wllo ilaahay waxaan ka baryaa ilaaahy inuu ku dambi dhaafo adiga iyo dhamaan umada soomaaliyeed oo dhan miadakle Mohamed Omarow hrta ugu horayn ani ahaan wax badan ayaan kaa bartay ilaahay ajar badan hakaa siiyo midakle waxaan kaa codsanayaa haday macquul tahay inaa kula sheekaysto inbadan ayaan ku haminaayey inaa mar uun kula hadlo wllo hadaa fariintayda aad agarto ila soo hadal please and please
Пікірлер: 255