Ustaad aad baad u gu mahadsan tahay aqoonta baaxada leh ee aad afkeenna innoogu soo gudbisid. Waxaan soo jeedin lahaa inaad buugta soo koobtid (summary) ama aad dhawr qaybood aad u kala qaybiso ustaad-mahadsanid.
@nasrudinali4711
10 ай бұрын
Mahadsanid wall
@abdiazizmohamed22
9 ай бұрын
Ustad adigoo mahadsan inoo soo gali DARK PSYCHOLOGY
@dhahayare6638
7 ай бұрын
AI machines-ka melaha qaarkod hadalkoda si fcn loma fahmo sida tirooyinka io ereyada qaar oo english ayuu ku wada pls saxa si loo fahmo guud ahaan ani wn ku wareera wx yar hadda dhagaysto
@abdinasirfarahmohamed5059
Жыл бұрын
War sxb ad ayad umahadsantahay wankugu dhira gelinaya shaqada ad heyso i.a wxan rajenaya inad bugag badan sogelin dontid
@wallkaraama5491
Жыл бұрын
Ustad part 2 so dhig
@akramguleid8155
10 ай бұрын
Video gan xogta muhiimka ah ee uu gudbinyo iyo views kiisu isma laha !!
@Raage5432
6 ай бұрын
Dadkenu waa dad qaylo iyo buug ka heli aan horumar u diyaarsanen
@abdirizakgedi7
10 ай бұрын
Mahadsanid wllka
@dr.abdinurm.huruse4307
9 ай бұрын
Mudane aad baad u Mahadsantahay runtii shaqo fiican baad qabaty
Пікірлер: 13