Intaa dunida nooshiyo daluunka iyo iilkii hadii lagugu duugana gacantaa ku heestaa Dadna waan ismoodoo da\'dey adiga oo nool mid kale lama dagaayee Dadnimada aqoonsoo jaceylkaan aan la diideyn waa intuu ku daaree ma ii diir naxeeysa Inanyahey diraaciyo dirir rooray kala wacan adoo doog arkaaya lama dago abaaree Nin tiisaba daayacey kan kale dugsanayaa ani ii kala doqonsadee Dadnimada aqoonsoo sidi dumar xishoodoo hadalkii la dadi jiray ha igu oran nin dabadii Inanyahow dushaada leygu daadshi malaboo horaan kugu daallo kuma deyn karaayee Dadna waan ismoodoo inaan kugu dul meeroo ku dib jiro agtaadee Dadnimada aqoonsoo jaceylkaan aan la diideyn waa intuu ku daaree ma ii diir naxeeysa Inanyahey dushaadaa ley mariye dacaroo dirqi kuu dhunmaye kuu qaadi karimaayee Ragu laguma diidee ruuxii aan ku dooneyn waa laga dambeeyaa Dadnimada aqoonsoo sidi dumar xishoodoo hadalkii la dadi jiray ha igu oran nin heebtii Dadnimada aqoonsoo jaceylkaan aan la diideyn waa intuu ku daaree ma ii diir naxeeysa
@abdullahiahmed5903
2 жыл бұрын
si fiican baa tomay walibana gacan macaan laakin qaladka ku jira kamankii baa kula heesaayo oo sidaad rabto uma heesi kartid sidaasa kugu khasban tahay muuzigaan kula heesaayo inaad raacdo waxay ahayd qofka markuu heesaayo inaanuu qofka kamanka tumaayo aanuu kamanka laraacin ee uu u daayo daraamka kaliya wax yar yar uu ku daro oo muuzih ah
@madochowakinairokinairo7
3 жыл бұрын
Woww
@saliinmedia2253
3 жыл бұрын
Dabka maa ku dhacaa mise waa ka durgaa soo geli sxp mcn
@raageibraahim5766
3 жыл бұрын
Sxb isoo soo badi kaplan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
2 жыл бұрын
Yes I Can Try🤣❣️
@maymuuniidle1905
3 жыл бұрын
ubaxoo dilaacay qalinle plz andplz waan u baahnahay heestaa
@somalikaraokemusicchannel2889
3 жыл бұрын
Waan Soo Galiyay Walaal
@madochowakinairokinairo7
3 жыл бұрын
Bro plz I need haanti la'an
@ismaciilyara9624
2 жыл бұрын
Alla cod macaaniyaa🤣
@somalikaraokemusicchannel2889
2 жыл бұрын
hhhhhhhhh
@Msshodan4455
2 жыл бұрын
Codsi weye qabta magool soogali
@yacquubmohamed2348
3 жыл бұрын
Sxb heestii sida layliyo qays soogali waa cosi muhiima sxb
@somalikaraokemusicchannel2889
3 жыл бұрын
Sxb Mashquul Yar Ayaan Ku Jiraa Laakiin Markaan Kasoo Dhamaado Tan Ugu Horeyso Oo Aan Qabanaayo Waa Taada
Пікірлер: 17