Ardaynimadu waa fadli uu ILaahay ku galadaysto qayb kamid ah Adoomihiisa, halka kuwa kale aysan helin nasiibka ah inay waxbartaan duruufo haysta owgeed sida faqri, dagaalo dheeraaday, cid waxbarta oo aysan helin, iwm. Hadaba qofkii hela nasiibkaas ah in uu waxbarto, waa inuu dareensanyahay in nimco dheeraad ah uu haysto Ilaahayna uu ka doortay dad badan.
- Күн бұрын
TILMAAMAHA ARDAYGA GUULAYSTAY | Characteristics of the Successful Student | Mohamed Raashid.
- Рет қаралды 4,555
Пікірлер: 20